Home » 5:55 am Entries posted on “April, 2016”

Cali Guray oo Dhaabadeeyay Ka Garnaqa Dacwada Ka Dhanka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid,Wuxuu Yeeli doono Hadii Khaladka Isaga lagu Helo iyo Waxa la Quman Gudoomiye Faysal

Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay Guda Galka Dacwada ka dhanka ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Garabkoodu ay u Gudbiyeen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Isla markaana la filayo in Garnaqeedu uu Maalmaha fooda inagu soo haya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SAWIRRO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta

Abu dubai, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi la qaatay dhigiisa Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abadalla Bin Zayid Al Nahyan, iyagoo kaga wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Muqdisho iyo Hargeysa Waxaa Ka Balaadhan Hargeysa Laakiin Waa Ay Inaga Faan Badan Yahiin,“ Faysal Cali Waraabe

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa   waxaa uu is  bar bar dhig   ku sameeyey  dhinca dad badnida ee labada Magaalo ee Hargeysa iyo Muqdisho. Faysal Cali Waraabe waxaaa uu sheegay In Magaalada Hargeysa ay ka dad badan tahay  magaalada Moqdisho Balse reer Muqdisho ay ka faan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- ‘Dhibaatada Tahriibta waxa sabab u ah Qurbejoogta laga door bidayo dhalinyarada’ Prof.Yaasiin Calase

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Prof.Yaasiin Calase oo ka tirsan madaxda sare sare ee Dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa ka hadlay eedo uu usoo jeediyay dalladaasi xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Burco iyo weliba dhalinyaradii reer Somaliland ee ku dhimatay badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar. Ugu horreyn Prof.Yaasiin Calase ayaa tacsi u diray waalidiintii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaanu U Soo Joognay Niman Ku Jira Qolooyinka Xagjirka Ah Oo Deggenaa Guryaha Rag Masuuliin Ahaa, Oo Markay Hargeysa Ka Tageen Hawl-galkoodii Fuliyey…” Wasiirka Duulista Somaliland DAAWO

Hargaysa 29.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cumar Sheekh Maxamaed Faarax, ayaa sheegay inuu u soo joogay Dad ka tirsan Ururrrada Xagjirka ah oo Degganaa Guryo ay Magaalada Hargeysa ku leeyihiin Masuuliyiin ka tirsan Hay’adaha Qaranka Somaliland, kuwaasi oo markii ay Hargeysa ka tageen fuliyey Hawl-galo Nabadgalyo daro. Wasiirka Duulista oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Wasiir Cali Waran-cadde Oo Madaxweyne SIILAANYO Ku Sifeeyay Da’ yaraan

Hargeysa, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay in uu yahay nin da’yar oo dadkiisa xukunkii uu isku sii sharraxi lahaa uga dagay. Wasiir war-cadde ayaa hadalkan ka sheegay daahfurka diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Maroodijeex oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. ‘’Mudane Madaxweyne waxaan kaaga mahadcelinayaa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Dhiggiisa DDSI Uu Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyay Jigjiga

Jigjiga, 29. 4,2016 (QJ/SDN) –  Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Oo Gaadhay Magaalada Jigjiga Xarunta Maamulka DDSI Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay, Waxaana Garoonka Uga Hortagay Xubno Uu Ka Mid Ahaa Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Madaxweyne Kuxigeenka DDSI Mudane C/Xakiin Cigaal Iyo Wasiirka Ganacsiga DDSI Mudane Khadar Abdi […]

Posted in wareysiyo | Read More »

Daawo:- Wasiirada Caafimaadka Dalalka Soomaaliya iyo Suudaan Oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Khartoum

Khartoum, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Wefti ay hoggaaminaysa haweenayda wasiirka ka ah wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Khartoum ee caasimada dalka Suudaan iyadoona halkaasi heshiis kula saxeexatay dhiggeeda dalkaasi Suudaan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Madaxweynaha DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Xidheen Cusub oo Ku yaala Koonfurta Jigjiga

Jigjiga, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xadhiga kajaray mashruucii biyo xidheenka qabalaha waaji ee Degmada koonfurta jigjiga  ee dhawaan ladhagax dhigay. Hadaba madaxwaynaha ayaa waxaa booqashadan xadhig kajarka ah ku wehelinayay marti sharafka khaaska ah ee Madaxwaynaha dawlada deegaanka Canfarta Mudane Xaaji Siyon oo khibrad kaqaadasho u yimid deegaanka, Afhayeenka Golaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Aqoon Yahano Somaliland ah oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka Turkiga Oo Ka Waramay Wixii Looga Hadlay Shirkaasi DAAWO

Hargaysa,29 April,2016(SDN/QJ):- Aqoonyahano ka soo Kala Jeeda dalalka Somaliland iyo Somalia ayaa dhawaan Shir ku yeeshay Dalka Turkiga . Xubnaha dhanka Somaliland ka Socday ayaa iftiimiyay waxyaabihii Shirkaas lagaga hadlay

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »