Home » 7:55 am Entries posted on “July, 2016”

Madaxtooyada Somaliland Oo Si Wayn Uga Soo Horjeesatay Shir ay Qabsanayaan Odayaash Iyo Wax Garadka Gobolka Saaxil DAAWO

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland ayaa Qaadacday Shir ay Beel ka mid ah Beelaha Gobolka Saaxil ku qabsan rabaan Deegaanka Baxarasaafka ee Degmada Dacar Budhuq Waxaa kale oo ay Xukuumadu beenisay in Isku Shaandhayn Madaxweynuhu ku samaynayo Golihiisa Wasiiradda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland,Golayaasha Qaranka Iyo Siyaasiyiinta Dawlada Taageera oo aan u Kala Hadhin Shir ay Yeesheen Beesha Bariga Burco Iyo Sababta Lagu diidan yahay Ka Saaxil DAAWO

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxda Xisbiga Kulmiye iyo xubno ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qaybgalay shir ay ku lahaayeen mid ka mid ah beelaha Gobolka togdheer muddo todobaad ah Degmada Qoryaale.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Saaxil oo Meel adag iska Taagay Qabsoomida Shirweynaha Deegaanka Baxarasaafka DAAWO

Berbera,31.July 2016 (SDN/QJ):- Cuqaasha ,Odayaasha iyo Dhalinyaro si adag uga Hadlay shirka Beelaha Ciise Muuse Wakhtiga La Qabanaayo Xukumadan ugu Baaqay in Xoriyadiisa U soo Celiso Suldan Cali Saleeban Oo Ku Xidhan Hargaisa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wanqasha Degmada Balli Mataan ee Gobolka Maroodi Jeex,Arrinta Munaasibadaas Xiisaha Gaarka ah u Yeeshay DAAWO

Hargeysa 31.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Shalay Loo Wanqalay Degmada Cusub ee Bali Mataan oo ka tirsan Gobolka Maroodi Jeex Isla markaana ka Mid ahayd Degmooyinkii Cusbaa ee uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay. Wanqasha Degmada Balli Mataan ayaa Kulmisay Siyaasiyiinta Somaliland ee Hanka Madaxweyne leh Sida Gudoomiyaha iyo Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,Gudoomiyaha Iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxba yaanay Xukuumaddu ku Dawakhin Shirkaa Beesha Ciise Muuse, Gar iyo Gar-darroba Wuu ku Dhacayaa Cid Diidi Kartaana Ma Jirto” ..Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka soo jeeda gobalka Saaxil ahna xildhibaan laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in shirka ay hore u bayaamiyeen salaadiinta Beesha degta gobalka Saaxil ee Dan iyo Duco 2 uu qabsoomi doono isla markaana aanay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Cabdiqaadir-Jirde Oo Ka Digay Dib-U-Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka, Kana Hadlay Saami Qeybsiga Golaha Wakiillada

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani  ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland oo mar kale hortaala madaxweynaha si uu go,aan uga gaadhayo. Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Xaqiiqooyin cilmi oo aan la rumaysan Karin (Xogta Dahsoon)

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon Waxaynu ku soo qaadanaynaa xaqiiqooyin dhanka cilmiga lagu ogaaday oo ay hadana adag tahay in aynu si fudud u rumaysano.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Somaliland iyo Bangiga Aduunka  oo kala saxeexday Mashruuc lagu Horumarinayo Tayada Shaqaalaha Dawlada

Nairobi,31.July 2016 (SDN/QJ):- Wafdi ka socday Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Hogaaminay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire oo ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Mudane Maxamed Mixile Boqorre, Wasiir u Dawlaha Wasaarada Shaqda iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Daahir Camuud, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Amb. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“ Waan Taageersanahay Aqoonsiga Somaliland” RW hore ee Kenya ahna Guddoomiyaha Xisbiga CORD Ra’ila Odinga

Nairobi,31.July 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal  wasaarahii hore dalka Kenya Mr. Raila Odinga ayaa soo dhaweeyay madaxbanaanida Somaliland ka hesho beesha caalamka maadaama ay buuxiyeen dhamaan shuruudihii dawladnimo.   Mr. Odinga oo shalay  jeediyay   khudbad  saabsan muhiimada Nidaamka Dimuqraadiyaddu  u leedahay qaarada Afrika ka jeedinayey xarunta Chatham House.   “Annigu shaqsiyan si weyn ayaan u taageeraa aqoonsiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxamuud Xaashi Iyo Cali Marreexaan Oo Ku Fashilmay Buuxinta Doorkii Waxqabad Ee Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Tiimkiisii Madaxtooyada

Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo ay Muddo sanad ka yari ay ka soo wareegtay Wakhtiga uu Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iska casilay Xilkii Wasiirnimo ee uu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka hayay, sidoo kalena is badal lagu sameeyey Mansabka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada oo uu hore u hayn jiray Aqoonyahan Xasan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »