Home » 8:33 am Entries posted on “September, 2016”

‘’Xukuumadda Waxaan u soo Jeedinayaa inay sannadkan Samayso Ciidamadii Cirka” Madaxweyne Xigeenkii Hore ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Talooyin door ah u soo Jeediyey Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Xukunka Mujaahidiintii SNM ayaa Qabanaya Wixii aan Mujaahid ahayna Waan ka eryaynaa Xukunka,Waxa Somalia ka dhacayaana Waa…’’ Ismaaciil Buubaa DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ismaaciil Hure Buubaa ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasada ee Guud ahaan Somaliland,ta Mandaqada iyo Xaaladaha deriska la ah Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaalada Xalab ee Dalka Suuriya Waxay u dhimanaysaa ahmiyadeeda darteed DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qaddiimsan caalamka, waana magaalada labaad ee Suuriya marka laga reebo Caasimada dimishiq, sidoo kalena Xalab waa magaalada ganacsiga ee dalkaasi iyadoo ah ta ay dadka ugu badani ku noo yihiin iyadoo waxii ka horeeyey kacdoonkii carabta ee 2011 hoy u ahaan jirtay illaa 4.5 […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaabkii loo duqeyay Ciidamadii Galmudug Iyo Khasaaraha Ka dhashay Oo La Shaaciyay DAAWO

Gaalkacayo 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maamul Goboleedka Gal Mudug ayaa Shaaciyey Tirada Saxda ah ee Kaga dhimatay Duqayn ay Ciidamada Maraykanku u gaysteen Saldhigyo Ciidamadoodu lahaayeen.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maamulka Gobolka Sool oo Baaq ka soo Saaray Xaalad abaareed oo ka Taagan Jiido ka Tirsan Gobolka Sool DAAWO

Laascaanood 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Laascaanood Kulan ku Yeeshay Mas’uuliyiinta Heer Gobol iyo Madaxda Laamaha Dawlada ee Gobolkaas Kaas oo lagaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Xaalad abaareed oo laga soo sheegayo Deegaano ka tirsan Gobolkaas.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ka Hadlay Dhabaha Keliya ee Itoobiya Ku Sii Waari Karto DAAWO

“Dhergigii ayaa Doonaya inay Itoobiya dib u qabsadaan, Mana Aqbalayno..” Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Jigjiga 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shacabka iyo Masuuliyiinta dolwad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa Bannaan-bax ballaadhan shalay ka sameeyey magaalada Caasimadda u ah ee Jigjiga, kaasoo ay kaga soo horjeedeen Muddaharaadyada dowladda Federaalka Itoobiya lagaga soo horjeeday ee tan iyo sannadkii hore ku soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maamulka Dugsiga M.A.Cali Oo 19-Nuqul Oo Kamid Ah Buugga GURRAC Dab Qabadsiiyey ,Wasaaradda Waxbarashada iyo Qoraaga Buuga oo ka Hadlay Dhacdadan DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maamulka dugsiga Sare ee Maxamuud Axmed Cali, ayaa gebi ahaanba gubay oo dab qabadsiiyey tiro nuqullo kamid ah buugga GURRAC oo dhawaan dugsigaas loogu baaqay, kadib markii la ogaaday inuu xambaarsan yahay waxyaabo akhlaaqda suuban iyo dhaqanka islaamka ka dhan ah. Sida uu xaqiijiyey maamulaha dugsiga sare ee Maxamuud Axmed Cali […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

BURCO: Budhcadka Habeenkii Dadka Dhaca oo Dhibaato ku Haya Bulshada iyo Digniinta Maamulka Gobolka Togdheer DAAWO

Burco 30, September, 2016-(SDN/QJ):-Maamulka iyo laamaha amaanka ee Gobolka Togdheer ayaa digniin u diray Dhalinyarta habeenkii shacabka ku dhaca magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Kulan ay isku yimaadeen Laamaha amniga Togdheer ayaa waalidiinta looga digay inay caruurtooda kadaba yimaadaan marka lagu qabto falalka Budhcadnimo. HALKAN KA DAAWO FARIIMAHA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo ka hadlay duqeyntii ka dhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo DHAGAYSO

Gaalkacayo 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay weerar duqeyn ah oo Doraad subixii hore ka dhacay duleedka koonfur bari ee magaalada Gaalkacyo.   Mareykanka ayaa si cad u qirtay in uu geystay weerarkii duqeynta cirka ahayd ee ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo shalay 28, September, 2016.   Captain Jeff Davis […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Turkiga Oo 3 Bilood Oo Dheeri Ah Ku Daray Mudada uu Dalkiisu ku Sii Jirayo Xaaladda Degdega Ah

Ankara 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa meel mariyay in saddex bilood oo dheeri ah lagu daro wakhtiga uu dalku ku sii jirayo xaaladda dagdaga ah. Taladaas lagu kordhinayo wakhtiga xaaladda dagdaga ah waxaa soo jeediyay guddiga ammaanka ee qaranka. Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in loo baahday wakhti dheeri ah oo lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »