Home » 7:06 pm Entries posted on “March, 2017”

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xilliga Uu Caddeynayo Inuu Ka Degayo Xilka Golaha Wakiillada

Berlin 31. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa Safar ku marayaan Dalka Jarmalka, ayaa markii ugu horeysay sheegay in marka uu Dalka Dib ugu soo laabto uu Caddeyn doono Xilliga uu ka degayo Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada Somaliland. Guddoomiye Cirro oo Magaalada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Laga Akhriyey Cabasho Xukuumaddu Somaliland U Gudbisay & Hay’ad Baadhaysa

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa loo gudbiyey isla-markaana laga hor akhriyey Cabasho Dawladda Somaliland ka gudbisay Xukuumadda Ingiriiska. Mr. Stephen Doughty, oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, si weyna u taageera Qaddiyadda madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaciyey inuu gaadhsiiyey Xukuumadda Ingiriiska cabasho ay isaga sii marisay Xukuumadda Somaliland. Mr. Doughty oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Agaasime Guud oo Taariikh Dheer Ku Lahaa Halgankii Xoraynta Waddanka oo Hindiya Ku Geeriyooday

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Agaasimihii guud ee wasaaradda Gashaandhiga Somaliland, Marxuum Mujaahid Cabdikariim Xaashi Cilmi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Luuqad adag Kula Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub ee Somalia Kana hadlay in Qadiyada Somaliland la dhaafiyo Dooxa Hargaysa DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Dalka dib ugu Soo Laabtay Kadib Socdaal Mudo qaatay oo uu Dalal Dibada ah ku Marayay. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Ka Hadlay Wada Hadaladii u Socday Somaliland iyo Khaatumo ee Lagu qabtay Magaaladda Jabuuti, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baabuur Siday 9 Reer iyo Xoolahoodii oo Goor dhawayd Ku Qalibmay Deegaanka Hudisa

Berbera 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gaadhi Siday Ilaa Sagaal Reer Iyo Xoolahoodii Ayaa Lasoo Sheegayaa Inuu Ku Dhacay Duleedka Magaalada Hudisa Gaar Ahaana Deeganka Ina Nuur Afwayne Nin Kamid Ahaa Dadkii Gaadhi Saarnaa Oo Nala Soo Xidhiidhay Ayaa Sheegay Inay Dadkii Dhaawac Fududi Soo Gaadhay Balse Xoolihii Saarna Ay Gadhi anaaba Bakhtiyeen Waxaa Uu Intaasi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Wada-hadalladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Ee Jabuuti Ku Qabsoomay

Jabuuti 31.March 2017 (SDN/QJ):- Wada-hadalladii Maalmihii u dambeeyay Magaalada Jabuuti uga socday Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ayaa laga soo saaray Qodobbo khuseeya Mustaqbalka. Qodobbada ka soo baxay Wada-hadalladaasi oo ka kooban 8 Qodob, kuwaasi oo dhammaantood la isku afgartay. War-murtiyeedka ayaa u qornaa sidan “Waxaa 25 March 2017 ilaa 29 March 2017 ka bilaabmay shir ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guur-kii dhex maray Jinka iyo Insiga Qiso Dhab ah oo Ka Dhacday Xeebaha Gobolka Sanaag & Mahadhooyinka Ku Lamaan DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Xasan Olol Jaamac waxa uu guursaday gabadh Jin ah oo la yidhaahdo Aamina Suldaan, laakiin Xasan Olol Jaamac waxay qisadani yaabka lihi ku dhacday oo ay la kulantay sannadkii 1948-kii, sheekadaasi Xasan Olol Jaamac marar hore oo dhowr ah ayuu ka sheekeeyey, ka dib markii ay waraysiyo la yeesheen qaar ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasiga Qunyar Socodka ah ee C.laahi Dareewal oo Ka Hadlay Xiligii Noloshiisa ay ugu Darnayd & Xil uu u Magacaabay Madaxweynihii Geeriyooday ee Somaliland Marxuun Cigaal

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi C/laahi Dirawal oo ka mid ah Siyaasiyiinta Ruug cadaaga ah ee reer Somaliland Waxa uu Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii ay Hogaaminayeen Madaxweynayaashii hore ee Somaliland Sida C.raxmaan Axmed Cali Tuur,Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal & Daahir Rayaale Kaahin.     C/laahi Dirawal ayaa sidan ka sheegay qaybta labaad ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid & Xog Waran Xiiso Leh oo Dhinacyo Badan Leh oo uu Siiyay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Xuseen Axmed Caydiid Waxa uu haatan ka mid yahay Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxa uu Mudo ku siman ilaa Lix Sanno Wasiir ka soo ahaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Dirrir oo ka Hadlay Bandhiga Fashion-ka Dharka ee Hargaysa Lagu Qabtay DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo ah Caalim dhinaca diinta aad u yaqaan ayaa ka hadlay Sida ay diinta Islaamku u aragto Bandhigyada Lagu Xayaysiiyo Lebisyada dharka. Hadalka Sheekha ayaa ka danbeeyay Kadib Markii Dhawaan Caasimada Hargaysa lagu qabtay Bandhig Lebiseed ay ka qayb qaadanayeen Dhallinyaro Wiilal iyo Gabadho isugu Jira.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »