Home » 10:55 pm Entries posted on “June, 2017”

Dadweynaha Reer Gabiley oo Taageeray Mooshinka Xilka Lagaga Qaadayo Maayirka Gabiley & Dardaaran ay u Jeediyeen DAAWO

Gabiley 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa si weyn u soo dhaweeyey xil ka qaadista ay qaar ka mid ah xildhibbaanada Golaha deegaanka degmadaasi ay shaaciyeen in ay Mooshin xil ka xayuubin ah ku sameynayaan Maayirka Magaalada Gabiley, waxaana ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in xil ka qaadis […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hoggaamiye Xirsi Oo Isbarbardhig Ku Sameeyay Hoggaaminta C.raxmaan Cirro Iyo Muuse Biixi

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si aada is bar-bar dhig xooggan ugu sameeyey Murashaxiinta Madaxweyne ee Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, waxaana uu sheegay in ay ka xisbi ahaan wadaan hoggaamiye debacsan oo dadka isku wadaaya isla mar ahaantaana oggol la talinta iyo wax la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Majaajileystayaasha Sooraan Iyo Jawaan oo Cisbitaalka Guud ee Burco Deeq Xoolo ah Gaadhsiiyey DAAWO

Burco 30. June 2017 (SDN/QJ):- Majaajilayaasha waa wayn ee caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan ayaa 10 neef oo adhiya ku wareejiyey Gudoomiyaha Gobolka Togdheer, isla markaasina ay ugu talo galeen dadka shuban biyoodku soo ritay ee jiifa cusbitaalada.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(Baadigoob): Hordhaca Barnaamij Taxane Ah oo Soo Faqaaya Fadeexadaha Maamul Xumo iyo Musuqmaasuq ee Dul-hoganaaya Maayirka Caasimadda Hargeysa DAAWO

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkan taxanaha ah oo magaciisa la yidhaahdo Baadigoob, ayaa waxa uu soo faqayaa fadeexaha musuqmaasuq, maamul xumo iyo weli ba shaqo xumo ee Maayirka Caasimadda Hargeysa iyo kooxda ku lammaaneysa Golaha Deegaanka Hargeysa oo gebi ahaan ba dayacay shaqadii qaran ee loo soo doortay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Xuseen Axmed Caydiid Intuu Garoon Cidla Ah Tagey Ayuu Ka Tororog-Leeyay  Garoonkan Cidlada Ah Ee Uu Ka Hadlayayna…” Jaamac Shabeel DAAWO

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige Jaamac Shabeel ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uu u jeediyay Xuseen Axmed Caydiid oo ka mida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah  ee Waddani. Jaamac Shabeel isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Xuseen Axmed Caydiid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Badeecadaha Somaliland oo Beeniyey in Bariis macmal ahi uu Soo Galay Suuqyada Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Hay’ada Dhawrista Tayada Badeecadaha dalka soo Gelaya Cali Biinkalo ayaa Magaaladda Berbera ka furay Kulan Wacyigelin ah oo looga dan lahaa sidii ay Bulshadu uga taxadiri lahayd alaabooyinka Been abuurka ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland oo Markii Kowaad ka Hadlay Jab’had Lagaga Dhawaaqay Deegaanka uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo

Dhahar 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa ka hadlay Jabhada lagaga dhawaaqay  Deegaanka Laasqoray, waxaanu sheegay in aan raali laga ahayn cid nabadgalyada wax yeesha,nabadgalyada dalkana ay Xukuumaddu masuul ka tahay. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed), oo Wargeyska Geeska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Amaanka ee Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigey Nin Dilka Ka Geystay Deegaanka Gunbur-Libaax ee Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiye Ramaax oo ka Hadlay Afar Dil oo Gobolkaas ka Dhacay DAAWO

Burco 30. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan ayaa ka hadlay dil ka dhacay deegaanka Gunbur-libaax waxaanu sheegay in  ninkii dilkaasi geystay ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amaanku .   “ Afar dil ayaa ka dhacay gobolka Togdheer, kan ugu danbeeyay oo ka dhacay deegaanka Gunbur-libaax ciidamada amaanka oo kaashanaya odayaasha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Booliska Oo Albaabada U Laabay Xafiiskii Xisbiga Waddani Ee Degmada Qoryaale Iyo Mas’uuliyinta Xisbigaasi Oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Xukuumada DAAWO

Qoryaale 30. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska ayaa albaabada u laabay xafiiskii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani uu ku lahaa degmad Qoryaale, sida uu sheegay gudoomiyaha xisbiga Waddani ee degmada Qoryaale ee Gobolka Togdheer. Gudoomiyaha degmada Qoryaale ee xisbiga Waddani isaga oo arrimahaasi ka hadlaayana waxaa uu yidhi “Intii aanu xisbigani degmada ka dhaqaajinay oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedeyn Uga Timid Madaxwenaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn dhawaan uga timid Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas oo ku eedeeyay Somaliland in xariir kala dhaxeeyo dagaalyahanada Al Shabaab ee ka dagaalama qeybo kamid ah Puntland. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdullaahi Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay eedeynta uga timid Puntland, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »