Home » 1:40 pm Entries posted on “October, 2022”

Wararkii ugu danbeeyay ee shirka Burco ka socda

Hargeysa. 26 October, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee gobolka Togdheer waxa weli ka socda shirka beesha Garxajis oo galay maalintii labaad ee shirka iyada oo laha dooday arimaha beesha iyo danaheeda. Waxa qorshuhu ahaa in berri oo Khamiis ah shirka kasoo xidho kadib maalinta Jimcaha la sameeyo duco ballaadhan oo duleedka magaalada lagu qabto, balse […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sir Mo went on to become a four-time Olympic Gold medallist (Picture: Dean Mouhtaropoulos/Getty Images) Sir Mo Farah has revealed he’s ‘still looking for answers’ after he opened up for the first time about being trafficked to the UK. The Olympian received an outpouring of love after revealing he was trafficked into the country as a child […]

Posted in news in English | Read More »

The sand doodler who conquered her Somali Islamic critics

Nujuum Hashi, who has overcome traditional prejudice to become a respected artist in Somalia, decided on her career as she drew pictures in the sand as a seven year old in the capital, Mogadishu. Her family had no fixed abode as this was the height of the civil war of the 1990s and early 2000s. […]

Posted in news in English | Read More »

Xogta ciidamo dheeraad ah oo magaalada Burco la geeyay

Hargeysa. 25 October, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa la geeyay ciidamo badan oo dheeraad ah kuwaas oo aan la ogayn ujeedada loo geeyay balse la aaminsan yahay in xukuumadda Muuse Biixi cadaadis ku saarayso beesha Garxajis oo shir ku qabsanaysa Burco. Hotel Kaafi ayuu si rasmi ah shirka beesha Garxajis maanta uga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo ka warbixisay weeraro ka dhan ah Al Shabaab

Muqdisho October 24,2022 (QJ) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgallo ay iska kaashadeen NISA iyo saaxiibadooda caalmiga ah oo dhacay 48 saac ee la soo dhaafay lagu laayay saraakiil ka tirsan Al-shabaab, laguna burburiyay gaadiid u siday saanad ciidan iyo walxaha. Dawlada ayaa intaa ku dartay in hawgaladu ka dheceen deegaanka Masaajid Cali-guduud iyo Bur-colow […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Maxeey yihiin caqabadaha ku gudban nidaamka Doorasho ee Qof iyo Cod in laga hirgeliyo Puntland

London October 24, 2022 (SD) – Aqoonyahan Maxamed Baldho oo dhawaan laba maqaal ka qoray hanaanka doorashooyinka Puntland oo haatan wejahaya caqabado. Baldho ayaa qoraaladiisa raaciyay xal looga gudbikaro caqabadaha.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Berri oo shirka Garxajis uu ka furmayo magaalada Burco

Hargeysa. 24 October, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa maalinta berri ah ka furmaya shir ballaadhan oo ay iskugu imanayaan beel waynta Garxajis oo degta shan gobol oo ka mid ah lixda gobol ee Somaliland. Abaabulka shirka ayaa laga dareemayaa Guud ahaan Somaliland gar ahaan magaalada Burco, iyadoo ay buuxsameen hoteelada gudaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre: Somaliland Nidaam Dawladeed waxa u danbeeyay 2017kii

Toronto October 24,2022 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre ayaa dhawaan booqasho ku tegey Somaliland ayaa noo sheegay in HEEGO XIRIN beesha uu ka dhashay awgeed.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Wariyaha qora faallada warka Muuse Biixi lagu taageero oo cadaalad darro ka cabanaya

Hargeysa. 23 October, 2022. (QJ)- Wariyaha Cabdilaahi Wayab oo ka mid ah saxafiyiinta mudada badan kusoo jiray warbaahinta Soomaalida ee dawladihii kala danbeeyay ayaa ka cabanaya xukuumadda Muuse Biixi iyo nidaamka cadaalada ee Somaliland. Wayab ayaa ka mid ah tiro saxafiyiin ah oo qora faaladda warka ee telefishanka qaranka Somaliland, taas oo lagu af lagaadeeyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxa magaalada Kismaayo

Muqdisho. 23 October, 2022. (QJ)- Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar mudo ku dhow saacad ka socda gudaha hoteelka Tawakal ee magaalada Kismaayo ee koonfurta dalka Soomaaliya, iyadoo uu jiro khasaare xooggan oo ka dhashay weerarkan. Sida macluumaadka la helayo ay muujinayaan, Qaraxyo Ismiidaamin ahaa ayaa lagu duftay albaabka hoteelka, waxaana intaasi kadib gudaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »