Home » 5:01 am Entries posted on “May, 2023”

Madaxtooyada oo faro maroorsatay qandaraaskii Waaheen iyo jawaabta Gollaha Degaanka Hargeysa

Hargeysa May 14, 2023 (QJ) – Madaxtooyada Soomaliand ayaa la sheegay inay si toos ah ula wareegtay bixinta qandraaska, naqshada iyo dhismaha suuqa waaheen, iyada oo aan gudidii dib u dhiska suuqa laga talogelin. Warar ka agdhow guddida dib u dhiska ayaa noo sheegay in qoyska Madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga ay qandraaska dhismaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo gacan ula tegi gaaray ku-xigeenkiisa Seylici

Hargeysa May 11, 2023 (QJ) – Ilo wareedyo ka agdhow madaxweyne ku-xigeena ayaa nala wadaagay in Madaxweyne ku-xigeenka mudo xileedkiisii uu dhamaaday ee Somaliland uu la wadaagay qaar ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda degaan doorashadiisa in Muuse Dhawaan uu dhawaangacantaula tagi gaaray. Waxgaradka Awdal oo ula xiriiray Cabdiraxmaan Seylici sidii wax looga qaban […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogta Sababaha aan weli loo qisaasin gacan ku-dhiiglihii dilay Sarkaalkii ciidamada Badda Lowoyocade

Hargeysa May 10, 2023 (QJ) – Xogo aanu ka heleyno ilo ka duwan ayaa tibaaxaya in dilka taliye xigeenkii ciidamada badda ee degmeda Lowoyocade Sarkaal Khadar Maxamed Caynaanshe uu ahaa mid qorsheysan oo Madaxtooyada Somaliland lugaha la galay. Marxuumka ayaa ilo wareedyadu noo sheegeen in loo dilay xogo la xiriira ciidamada Muuse Biixi ka amar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ganacsade Jabuutaawi oo hub kala soo degay Garacad

Laascaanood May 06, 2023 (QJ) – Ganacdadaha reer Laascaanood ee Maxamed Jabuutaawi ayaa la sheegay in dhawaan uu hub baaxad leh oon la sheegin halka uu ka soo iibsaday kala soo degey dekedda Garacad. Ganacsadaha oo aan beryahan hadalkiisa la maqal, muuqaalkiisana aan ka soo muuqan warbaahinta ayaa maqnaashiisa isweydiin badani ka dhalatay. Dadka qaar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Djibouti Police round-up 3,00 Illegals

Djibouti May 02, 2023 (QJ) – The government of Djibouti has intensified its efforts to combat illegal immigration, as the government-owned television has reported that the police have arrested 3,000 people who were in that country illegally. The Minister of the Interior, Noureddine Hassan, said that the country in the Horn of Africa has seen an […]

Posted in news in English | Read More »

Musalsalka ARDAY oo dhaqan xumo lagu eedeeyay

Muqdisho April 30, 2023 (QJ) – Qaar ka mid ah bahda waxbarashada gobolka Banaadir ayaa si kulul u cambaareysay barnaamij cusub oo taxane ah oo la magac baxay “ARDAY” kaasoo uu daah furay Bile TV, todobaadkii horena socday muddo saddex maalmood ah. Musalsalkan oo lagu soo duubay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa mas’uuliyiinta waxbarashada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

123 Somalis return from Sudan

April 30, 2023 (QJ) – The Federal Government of Somalia today brought back 123 Somali citizens who were stranded in Sudan due to the recent conflict in the country. According to the Somali government, among those who returned were students who were studying in Sudan. 78 of the returnees arrived in the capital, Mogadishu, while the […]

Posted in news in English | Read More »