Home » 4:01 pm Entries posted on “June, 2023”

State government officials denied entry to Garbaharey

Garbaharey June 14, 2023 (QJ) – A plane carrying the recently appointed governor of Gedo by the president of Jubaland was denied permission to land by the opposition in Garbaharey. The delegation had attempted to land at Garbaharey Airport multiple times but was prevented from doing so, resulting in their return to Mogadishu, where they […]

Posted in news in English | Read More »

SNA and Southwest state forces fight in Barawe

Barawe June 14, 2023 (QJ)  -A fierce battle erupted yesterday in the city of Barawe, the capital of the Lower Shabelle in Southwestern State Administration, resulting in heavy casualties. The conflict involved clashes between the forces of the Southwestern State and the military of the Federal Government. The intense fighting, which involved the use of […]

Posted in news in English | Read More »

DAAWO: Goaanka C/risaaq Khaliif ee Somaliland waa Kii uu Ismaaciil Cali Abokor ka qaatay Soomaaliya oo kale

Minneapolis June 13, 2023 (QJ) – Aqoonyahan Maxamed Cabdilahi Shiine ayaa inooga waramay sida uu u arko iscasilaadii C/risaaq Khaliif, sida uu u saameeyn kareyso Somaliland. Waxa uu sidoo kale isbarbardhigayaa iscasilaada Khaliif iyo Ismaaciil Cali Abokor.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Who staffer killed in a recent Hotel attack in Mogadishu

Geneva June 12, 2023 (QJ) -The World Health Organization has confirmed the death of one of its staff in the recent attack carried out by Al-Shabaab on the Pearl Beach Hotel in Lido Beach in Mogadishu. The attack began with a car bombing, followed by a fierce gun battle as armed individuals affiliated with Al-Shabaab […]

Posted in news in English | Read More »

Beelhii ku dagaalamay duleedka Burco oo ku kala kacay fadhi ay isku keliyeysteen

Burco June 12, 2023 (SD) – Waxa dhawaan markii u horeystay fadhi  isugu yimi labada beelood ee Maxamed Ciise iyo Xirsi Bari oo tiroba dhawr jeer ku dagaalamay duleedka Birco. Labada beelood oo ku dagaalamaya degaano teedsan Togdheer ilaa dalka Itoobiya sheegashadiisa ayaa markii u horeysay toos isku wareystay. Beesha Xirsi Bari oo degaanka iyagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waddani oo ku qanciyay C/Risaaq Khaliif in uu iscasilo

Laascaanood June 11, 2023 (QJ) –Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/risaaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Somaliland. Dad ka agdhow guddoomiyaha iscasilay ayaa sheegay in C/Risaaq oo doonayay kol hore in uu iscasilo in madaxda Waddani oo rafiiq […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sadex nin oo isku reer ah Garsoor uma noqon karaan Somaliland

Toronto June 11, 2023 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cadi Kheyre ayaa nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland Sida Qoraalkii Gollaha Amaanka ee QM uga hadleen Laascaanood, dhoolotuskii Mareykanka ee Berbera ee Baaqday, Maxkamadeynta Guddoomiyaha Baarlamaanka C/risaaq Khaliif, Garsoorka dalka iyo arrimo kale.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Al Shabaab claims attack on Pearl Hotel In Mogadishu

Mogadishu June 10, 2023 (SD) – Al-Shabaab has claimed responsibility for yesterday’s devastating attack on Pearl Hotel, located at Liido Beach. The attack, which lasted for several hours, resulted in significant casualties and injuries. Government forces recently confirmed that they successfully repelled the attack on the hotel. The authorities also stated that they eliminated up […]

Posted in news in English | Read More »

Imaraadka oo Gollaha Amaanka uga argoostay Muuse Biixi iyo Qoyskiisa

Hargeysa June 10, 2023 (QJ) – Gollaha amaanka ee QM ee dhawaanta faray Muuse Biixi in uu ciidamadiisa kala baxo degaanada SSC ayaa waxa madax ka ah dawlada Imaraadka Carabta oo shirkadooda DP World ay gacanta ku heyso dekedda Berbera. Gollaha amaanka oo ay madax ka tahay Dawlada Imraadka carabta ayaa si aan hore loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo sheegatay weerarkii Hotel Pearl

Muqdisho June 10, 2023 (QJ) – Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee xalay lagu qaaday Hotel Pearl oo ku yaala Xeebta Liido. Weerarkan oo socday saacado badan ayaa waxaa ka dhashay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamada dawlada ayaa xalat goor danbe shaaciyay in ay soo afjareen weerarka lagu qaaday Hotelka. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »