Home » 5:11 am Entries posted on “June, 2023”

Guddoomiye Jeyte oo qabsaday Baladweyne

Baladweyne June 18, 2023 (QJ) – Ciidamo daacad u ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaano ka tirsan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xiisadan ayaa ka dambeysay kadib wareegto xalay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Gobolka Hiiraan, kaasi oo lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyihii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka iyo ATMIS oo kawada hadalay amniga Soomaaliya

Muqdisho June 18, 2023 (QJ) -Taliyeyaasha sare ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Jimcihii wada hadal la yeeshay saraakiisha ugu sarreysa ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay xaaladda ammaan ee Soomaaliya. Taliyaha ciidamada ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding, taliye ku xigeenka ciidamada qalabka sida ee dhinaca taageerada iyo saadka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddi baarta u saaray dagaalkii Baraawe

Muqdisho June 18, 2023 (QJ)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddi baaritaan u saaray dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Baraawe. Guddigan ayaa loo xilsaaray in ay soo ogaadaan waxa sababay iska hor imaadka maalmihii la soo dhaafay dhex maray ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaasi oo geystay khasaare […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN discusses charcoal embargo violations

NY June 17, 2023 (QJ) -The United Nations Security Council’s Monitoring Group on Somalia’s arms embargo and charcoal trade stated that the Somali government has intensified efforts to combat charcoal smuggling in the country, aiming to enforce the resolutions of the Security Council on the prohibition of charcoal exports. According to a report released by […]

Posted in news in English | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo 23 kun shaqaaleysay

Muqdisho June 17, 2023 (QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay 3,000 oo macalimiin ah oo dhawaan ay dowladda Soomaaliya shaqaaleysiisay, kuwaasi oo shaqada bilaabaya bisha September ee sanadkan. Tababarka oo ka socda Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in Macalimiinta la howl […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Deni oo eryay wasiirkiisii Amniga

Garoowe June 17, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Puntland, Cabdulsamad Maxamed Gallan iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Cabdiweli Xirsi Mire. Sababaha xilka looga qaaday dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in ay tahay wax qabad la’aan ka jirta xilalkii ay hayeen. Cabdulsamad Gallan oo ahaa Wasiirkii Amniga Puntland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo duqeeyay goob Al Shabaab ku shireysau

Jamaame July 16, 2023 (SD) – Horaantii maanta, diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqaymo la beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab oo ku yaalla degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo la sheegay in ay ku shirayeen xubno la sheegay in ay ka tirsan yihiin kooxdaasi. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo shan million ku bixinaya xogta qabasgada masuul ka tirsan Shabaab

Nairobi June 14, 2023 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay malaayiin dollar ku abaal-marineyso ciddii keenta xog horseedda soo qabashada C/llaahi Cismaan Maxamed oo ah shaqsi lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab, kaasoo la sheegay inuu yahay Injineer ku takhasusay walxaha qarxa. War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Puntland president asks if Garowe should remain the capital

Garowe June 14, 2023 (QJ) -Puntland President, Said Abdullahi Deni, reportedly met with a group of elders and intellectuals from Nugaal region, telling them that his government is committed to facilitating the electoral process for the local councils of Garowe, Godobjiran, and Dangoroyo. The President said it is necessary for the people of Nugaal to resolve […]

Posted in news in English | Read More »

(DAAWO)Xaglotosiye: Sland hadii ay dulimga diidi weydo ilahay ciqaabta wuu ku dawadan, Dorashada Faratoona?

Buuhoodle June 15, 2023 (QJ) – Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa nooga waramay arimo ay kaka mid yihiin, dagaalka Laascaanood, Beelaha ku wadanool SSC, Mustaqbalka Gobolada Woqooyi, Doorashada Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland iyo qaar kale oo faro badan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »