Home » 8:34 pm Entries posted on “July, 2023”

Mareykanka oo duqeymo ka fuliyay Afmadoow

Afmadoow July 09, 2023 (QJ) – Weerarkii u dambeeyay ee ay qaadeen ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sababay khasaare lixaad leh oo ka dhacay deegaano la rumeysan yahay in ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Weeraradan ayaa waxaa ka dhashay khasaare baaxad leh oo dhimasho iyo dhaawacba leh, sida uu sheegay Mareykanka. Sida ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo ka seexan Waayay magaacaabida Wasiir Biixi Iimaan Cige

Hargeysa July 09, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday Muuse Biixi ayaa la sheegay i uu si weyn uga carooday in Soomaaliya ay Wasiirka Maaaliyada u magacawday Biixi Iimaan Cige oo ka soo jeeda beesha Garxajis. Wasiir Biixi Iimaan Cige oo hore aan wax culeys ah u saarin xukuumada Muuse ee faashilka ah ayaan la garaneyn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland iyo reer SSC oo Canada isku baacsanaya

Ottawa July 09, 2023 (QJ)- Wasiirka Arrimaha dibedda xukuumada dhacday ee Muuse Biixi oo booqasho qarsoodi ah ku jooga Magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa la sheegay in ay halkaa isku baacsanyaan jaaliyada reer SSC ee Canada. Wasiir Ciise Keyd ayaa la sheegay in u magaalada u gaaray arroska wiil uu soo korsaday oo halkaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gollha wasiirada Soomaaliya oo la isku shaandheeyay

Muqdisho July 08, 2023 (SD) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta isku shaandheyn ballaaran ku sameeyay Golaha Wasiirada, isaga oo isbedel ku sameeyay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa u magacaabay Biixi Iimaan Cige Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, kadib markii xilka ka qaaday Wasiirkii hore ee Maaliyadda Dr. Cilmi Maxamuud […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mucaaridka oo ka digay farogelinta Maxkamada sare ee Doorashooyinka

Hargeysa July 05,2023(QJ)-Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland, Waddani iyo UCID, ayaa dhaliilay go’aankii ay dhawaan Komishanka Doorashooyinku ku gaadheen in khilaafka doorashada maxkamadda sare, tallaabadaas oo mucaaridku ku tilmaamay inay tahay faragelin hannaanka doorashooyinka, iyagoo sidoo kale sheegay in Somaliland lagu badbaadin karo oo kaliya in la qabto doorashada madaxtooyada ee muddada dheer dib […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garoonka Burco Haloogu Magacdaro Cabdiraxmaan Tuur” Faiza Farah Suusle

Faiza cheif Caaqil Farah Suusle! oo kamid ah hablaha qurba jooga ah ee doorka wayn ka qaata mashaariicda Somaliland wax tarka uleh dhismahooga, ayaa qoraal ay soo gaadhsiisay shabakada Hadhwanaagnews kaga hadashay dib udhiska lagu sameeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Burco. Faiza ayaa  soo jeedisay in garoonka Burco loogu magac daro madaxwaynihii hore ee Somaliland […]

Posted in Features | Read More »

Maxkamada sare oo goaamin doonta nooca doorasho ee Somaliland ka dhici doonta

Hargeysa July 03, 2023 (QJ) – Madaxtooyada Somaliland ayaa cadaadis dheer dabadii ku guuleystay Qorsheheedii Doorashooyinka Madaxweynha hawada looga saarayay ee ay mudada wadey. Madaxtooyada ayaa ugu danbeyntii ku guuleysatay in au ku dhiirigeliso Guddi ku sheega Doorashooyinka in ay qorshan guracan ee dawlada la kaashadaan Maxkamada xaafadeedka sare ee Somaliland. Maxkamada ayaa sharciyeyneysa qorshaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia: ATMIS troops hand over bases to SNA forces

Mogadishu July 02, 2023 (QJ) – The African Union Mission in Somalia (ATMIS) has completed its first phase and announced the hand over of its first two last bases after withdrawing its troops. ATMIS has issued a statement, indicating the casualties of its forces during the operation, which numbers to 2000 soldiers. All the remaining bases, including […]

Posted in news in English | Read More »

Somaaliya oo u dabaaldegtay 63 Guuradii xoriyada iyo Midnimada Woqooyi iyo Koonfur

Muqdisho July 01, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, taasoo lagu xusayay 63-guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, isla markaana ay midoobeen Gobollada Waqooyi iyo Koonfur. Munaasabadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »