Home » 5:24 am Entries posted on “November, 2023”

Qatar secures an ceasefire extension in Gaza

Gaza November 28, 2023 (QJ) -The United States confirmed that a group that recently tried to seize a cargo ship belonging to Israel last week was probably Somali pirates rather than Houthis militias. However, Pentagon spokesman Brigadier General Patrick Ryder said the United States has not ruled out a link to the Houthis in last […]

Posted in news in English | Read More »

Al Shabaab oo weeraray ciidamada ATMIS

Muqdisho November 28, 2023 (QJ) -Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay shalay weerar ku qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose. Mid ka mid ah weerarradan ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa ATMIS oo ku sugnaa agagaarka deegaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamse iyo Safiiro booqday goobo fatahaadu saameeyeen

Kismaayo November 28, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Bare oo ay wehliyaan Safiirada dalalka Turkiga, Shiinaha, iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa booqday goobihii ay fatahaaduhu saameeyeen ee ku dhow magaalada Kismaayo, isagoo u kuur galay baaxadda musiibadaasi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad celiyay safiirada sida degdega ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo bulshada kala tashanaya Higsiga 2060

Muqdisho November 28, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulamo wadatashi ah la qaatay dhallinyarada, aqoonyahannada, iyo madaxda bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey horumarka socda iyo dadaallada lagu doonayo in lagu keeno isbedel wanaagsan, isagoo ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay leedahay abuurista fursado shaqo, horumarinta dhaqaalaha, yareynta saboolnimada, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xbadjoojintii Qaza oo laba cisho lagu daray

Gaza November 28, 2023 (QJ) -Mareykanka ayaa sheegay in koox dhawaan isku dayay in ay qabsadaan markab xamuul oo Israa’iil laga leeyahay dhamaadkii asbuucii lasoo dhaafay ay u badan tahay in ay ahaayeen burcad badeed Soomaali ah halkii hore looga moodayay in Xuutiyiinta Yemen ay weerrka geysteen. afhayeenka Pentagon-ka Brigadier General Patrick Ryder ayaa sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siciid Deni oo gudi dhedhexaadin ah u magacaabay muranka doorashooyinka

Garoowe November 27, 2023 (QJ)-Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii ugu horeysay magacaabay guddi ka shaqeeya arrimaha khilaafka doorashada Puntland. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa lagu shaaciyay Magacaabista Guddigan oo ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo dowladda u matali doona wada xaajoodka doorashada lagu muransan yahay. War-saxaafadeedka ka soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo markale weerartay Lamu

Lamu November 27, 2023 (QJ)-Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in weeraro khasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay ay ka fuliyeen gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaano ay ka mid yihiin Marafa iyo Poromoko oo ku dhow magaalada Lamu. Weerarada ayaa sababay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirka Higsiga 2060 oo Muqdisho laga furay

Muqdisho November 27, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay shirka Hiigsiga Soomaaliya ee 2060-ka oo saldhig u ah horumarinta nolasha, xoreynta iyo xasilinta, dhismaha kaabeyaashe dhaqaalaha iyo dowladnimada dalkeenna. Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb-galeen masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda, wakiillada beesha caalamka iyo ururrada bulshada Rayidka ah ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hunaitarian pause extended for two more days in Gaza

Gaza November 27, 2023 (QJ) -Qatar has announced that an agreement has been reached to extend the humanitarian pause in the Israeli-Gaza conflict. A spokesperson for the Qatari Ministry of Foreign Affairs, Majed Al-Ansari, stated that a prolonged two-day ceasefire had been agreed upon after extensive negotiations. This announcement followed President Joe Biden’s conversation with the […]

Posted in news in English | Read More »

Al Shabab attacks residents in North Eastern Kenya

Lamu November 27, 2023 (QJ) –  -Members of Al-Shabaab are reported to have carried out attacks causing casualties and property destruction in the North Eastern region of Kenya. Kenyan media reported that Al-Shabaab militants targeted areas such as Marafa and Poromoko near the town of Lamu. The attacks resulted in the death of at least one […]

Posted in news in English | Read More »