
Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)La taliyaha xoghayaha arimaha dibada xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa maanta ka hadlashay qaabkii doorasahada ururka dhalinyarada somaliland sonyo o ay sheegay inay xukuumadu faraha kula jirto isagoo ugu baaqay inay xukuumadu faraha ka dayso ururka dhalinyarada somaliland ee sonyo
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
