
Haegreisa Dec/31/2014(SDN/QJ)xogyahaha xisbiga mucaaridka ah wadani c/laahi uur cade ayaa maanta ka hadalay mudo kordhi loo sameeyo xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne axmed amaxamed maxuud siilanyo iyadoo maalmihii ugu danbeysay aad loo hadal hayey in xuukamada mudo loogu daraayo swaxa uuyidhi maaha in loogu daro xukumad horeba shaqadeedi uga soo bixi kari wayday
Hargeisa SDN/QJ
Concat2Somalidiasporanews.com
