|

Daawo:La TaliyahaXoghayaha Arimaha dibada Xisbiga Wadani Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Qaabkii Ay Xukuumadu Faro Galinta Ugu Samaysay Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo

faaduno

Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)La taliyaha xoghayaha arimaha dibada  xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa maanta ka hadlashay  qaabkii doorasahada ururka dhalinyarada somaliland sonyo o ay sheegay inay xukuumadu  faraha  kula jirto isagoo ugu baaqay inay xukuumadu faraha ka dayso ururka dhalinyarada  somaliland ee sonyo

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed