Uncategorized

Aragtida Prof Axmed Ismaaciil Samatar ee Khilaafka Kulmiye, Iyo Sida uu Xalku ku Jiro {Daawo}

prof Axmed Ismaaciil SamatarNairobi 05.June 2014 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Markii 1aad ka Hadlay Khilaafka Labada garab u kala Jabiyay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye iyo Sida uu u arko in Xalku ku iman karto.

Prof Samatar oo Ku Sugan Magaalada Nairobi Wuxuu aaminsan yahay in Khilaafka Xisbiga Kulmiye uu haboon yahay in loo maro Shuruucda iyo Xeerarka u degsan Xisbiga Kulmiye Waxaa kale oo uu ka hadlay Fursada Khilaafka Kulmiye ay ka heli karaan Labada Xisbi Mucaarid.

Nairobi SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com