admin

Madaxweyne Deni iyo wasiirkiisa maaliyadda oo Addis ku shiray iyo xogta

Garoowe (QJ)- Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Xasan Shire Abgaal ayaa kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo ay iska heleen. Deni oo ka soo laabtay dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay ka dagay Addis, halka wasiirka maaliyada Puntland Abgaaloow uu isna ka…

Read More

Xogta natiijada wejiga saddexaad ee wada-hadalka mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland

Hargeysa (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa maanta lagu gebagebeeyay wejiga saddexaad ee wada hadalka u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka dalka, kaas oo lagaga arinsanayo khilaafka doorashooyinka. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa sidan lagu yidhi: “Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda…

Read More

Maxay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Eritrea

Muqdisho (Qurbejoog)- Dawladaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa kala saxeexday heshiis dhinacyo kala duwan leh, kadib safar uu madaxweynaha Soomaaliya ku tegay magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Intii uu ku sugnaa Eritrea, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh oo uu weheliyo madaxweyne Afwerki, waxa uu booqday ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka u jooga dalkaas muddo saddex sanno ah iyo mashruucyo…

Read More

Madaxtooyada Somaliland oo ay ku shirayaan xukuumadda iyo mucaaradku

Hargeysa (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa ka socda wada hadalo u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi ee mucaaradka ah, ama  Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland. Sida ay xogta ku heshay Qurbejoog, kulankan waxa ka qayb galaya madaxweynaha Somaliland, ku xigeenkiisa, masuuliyiin ka socda xisbiga Kulmiye oo Maxamed Kaahin ugu horeeyo, gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaradka ah,…

Read More

Somaliland oo ka hadashay wararka sheegaya xidhiidhka Israa’iil

Hargeysa(QJ)- Xukuumadda Somalialnd ayaa markii ugu hroaysay ka hadashay warar  sheegaya in wasiirka gaashaan dhiga ee Somaliland uu tegay Faransiiska halkaas oo uu kaga qayb galay shir ay soo agaasintay Israa’iil, iyo madaxweynaha Somaliland oo socdaal ku tegaya Israa’iil. Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhigu waxay warkan ku tilmaantay mid ben abuur ah oo aanay waxba…

Read More

Soomaaliya oo beenisay xidhiidh ay la yeelanayso Israa’iil

Muqdisho (QJ)- Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta Israa’iil oo sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu sahaminayo xidhiidh diblumaasiyadeed oo lala yeesho Israa’iil. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa warbaahinta Muqdisho u xaqiijisay in uu been abuur yahay maqaalkii shalay lagu qoray wargeyska Times of Israel ee sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu qorsheynayo in uu baarlamaanka kala hadlo xidhiidhka suurtagalka ah…

Read More

Xogta Muuse Biixi oo la kulmaya ururada

Hargeysa (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in uu la kulmo madaxda ururada siyaasadeed ee dhawaan Somaliland lagaga dhawaaqay, sida ilo ku dhow Madaxtooyada Somaliland ay u xaqiijiyeen Qurbejoog. Muuse Biixi ayaa kulankan la sheegay in uu dhammaan ku casuumay ururada la shaaciyay illaa hadda, iyadoo hore uu ula shiray ururo…

Read More

Report: Somali president plans talks with parliament on possible ties with Israel

Mogadishu (QJ)- A spokesperson for Somalia’s president said on Saturday that the government is set to consult parliament on the possibility of establishing diplomatic relations with Israel, Hebrew media reported. Reports by Channel 12 news and Kan news could not be immediately verified. Somalia media reports last month claimed President Hassan Sheikh Mohamud recently held…

Read More

“Soomaaliya oo xidhiidh cusub la yeelanaysa Isreal iyo doorka Somaliland”

Hargeysa (QJ)- Afhayeen u hadlay madaxweynaha Soomaaliya ayaa Sabtidii sheegay in xukuumadda lagu wado in ay baarlamaanka kala tashato suurtagalnimada xiriir diblomaasiyadeed oo ay la sameyso Israa’iil, sida ay ku warrantay warbaahinta Hebrew media. Xaqiida Warbixinada Channel 12 news iyo Kannews lama xaqiijin karin dhab ahaantii. Warbaahinta Soomaaliya ayaa bishii hore sheegtay in Madaxweyne Xasan…

Read More

Maraykanka oo qaadaya tallaabo Somaliland taageero u ah

Hargeysa (QJ)- Guddida Addeega Hubka Aqalka Wakiilada Maraykanka, ayaa waaxda difaaca usoo jeedisay in la amba qaado xidhiidh amni oo Somaliland iyo Maraykanku yeeshaan. Guddida ayaa soo jeedisay in dowladda Maraykanku Somaliland la kaashato sugida amniga gobolka Geeska Afrika, isla markaana ay iskaashi kala yeelato iswaydaarsiga xogta sirdoonka, dhoolatusyo wadajira oo ay sameeyaan labada ciidan,…

Read More

Somalia will talk to al-Shabaab when time is right: president

Somalia’s new President Hassan Sheikh Mohamud says ending al-Shabaab’s violent insurgency requires more than a military approach, and his government will negotiate with the extremist group only when the time is right. He said the al-Qaeda affiliate responsible for deadly attacks across East Africa had developed a “coping mechanism” to military aggression and could not…

Read More

Turkish, Somali presidents discuss regional security, humanitarian aid

Mogadishu (QJ)- Turkish President Recep Erdogan met on Wednesday with his visiting Somalian counterpart Hassan Sheikh Mohamud in the capital Ankara to discuss regional security and humanitarian aid to the African country. In a joint press conference after their meeting, the Turkish president stressed the importance of Somalia’s stability and security for the whole African…

Read More