admin

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Dhiggiisa DDSI Uu Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyay Jigjiga

Jigjiga, 29. 4,2016 (QJ/SDN) –  Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Oo Gaadhay Magaalada Jigjiga Xarunta Maamulka DDSI Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay, Waxaana Garoonka Uga Hortagay Xubno Uu Ka Mid Ahaa Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Madaxweyne Kuxigeenka DDSI Mudane C/Xakiin Cigaal Iyo Wasiirka Ganacsiga DDSI Mudane Khadar Abdi…

Read More

Daawo:- Madaxweynaha DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Xidheen Cusub oo Ku yaala Koonfurta Jigjiga

Jigjiga, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xadhiga kajaray mashruucii biyo xidheenka qabalaha waaji ee Degmada koonfurta jigjiga  ee dhawaan ladhagax dhigay. Hadaba madaxwaynaha ayaa waxaa booqashadan xadhig kajarka ah ku wehelinayay marti sharafka khaaska ah ee Madaxwaynaha dawlada deegaanka Canfarta Mudane Xaaji Siyon oo khibrad kaqaadasho u yimid deegaanka, Afhayeenka Golaha…

Read More

Somaliland President announces the start of voter registration in Marodijeh region

HARGEISA – President Ahmed M. Silanyo has today officially announced the commencement of Voter Registration Exercise in Marodijeh province. The VR exercise is to begin in Marodijeh region on 30th April2016. A ceremony held at Gulied Hotel saw the attendance of Somaliland government officials, national political parties, and the National Election Commission. Residents living in this region who are all…

Read More

Garyaqaankii Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Xalay Si Rasmi Ah Xilkii Iskaga Casilay

Hargeysa, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland Ibraahim Iidle Saleban, ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii Ma jiro war rasmi ahi, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in garyaqaanka guud isagoo dalka ka maqan uu xalay madaxtooyada Somaliland soo gaadhsiiyay warqad istiqaalad ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo ku soo hagaajiyay,taas…

Read More

Dawladda Turkiga Oo Cadaysay In Wasiiradii Somaliland Ay Kulan La Yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Iyo Nin Ganacsade Ah

Hargeysa, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa dalka Turkiga ee la yidhaahdo Haberturk, ayaa cadadkiisii 27 April 2016 ee shalay, daabacay warbixin  ka qoray wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,  waxaanu sheegay in toddobaadkii la soo dhaafay ay dalka Turkiga ku kulmeen wasiirado ka kala socda Somaliland iyo Somaliya. Wargeysku wuxuu warbixintiisa…

Read More

Qaar Ka Mid ah Carruurta Gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari Kenya oo Ka Qeybgalay Shirka Carruurta Kenya

Nairobi, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Maanta ayaa waxaa magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay kulan ay lahaayeen carruurta dalka Kenya oo ay ka qeyb galeen carruur ka kala socotay gobolada kala duwan ee Kenya. Kulankaas ayaa waxaa hadaba ka qeybgalay carruur kasocotay gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari Kenya. Shirkaas ayaa waxaa diirada lagu saarayay dhibaatooyinka lasoo darsa carruurta…

Read More

Kaalin intee le’eg ah buu shisheeyuhu ku leeyahay sharcidarada iyo fowdada Wali ka socota Soomaaliya ?

Inta aanan qormadeyda bilaabin aan bal marka hore canbaareeyo dowladda Kenya oo heshiis la saxiixatay beel Soomaaliyeed xilli ay Dalka ka jirto dowlad la aqoonsan yahay, Waxa ayna talaabadani marqaati u tahay hagardaamada ay dalalka dariska ah ku hayaan Dalkeenna Soomaaliya, Waxa ay sidoo kale talaabadani marqaati u tahay damiir-xumida kuwa sheegta siyaasiyiinta ee aan…

Read More

Taliska AMISOM ee Soomaaliya oo ka hadlay Dhibaatada ay shacabka kala kulmaan Ciidamada Amisom

Muqdisho, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Taliska Amisom ee Somalia ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay Ciidamada Amisom ku hayaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan goobaha ay ku dagaalamaan Ciidamada Amisom iyo Alshabaab. Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka Amisom Francisco Madeira, aya sheegay in ay diyaar u yihiin dhowrista Xuquuqda Aadanaha sida uu sheegay….

Read More

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo laga mamnuucay in ay u safraan dalka dibadiisa

Muqdisho, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo khudbad ka jeediyey furitaanka kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa Xildhibaannada ku war geliyey in Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uu hor keeni doono Golaha Shacabka. Jawaari waxa uu sheegay in Ra’isul wasaaraha wax laga weydiin doono howlaha la xiriira…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE Iyo Wasiirro Nairobi Kula Kulmay Danjireyaasha Midowga Yurub

Nairobi, 27,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo madaxtooyadda ayaa shalay kulan kula yeeshay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulamo la yeeshay safiirrada qaar ka mid ah wadamadda yurub. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka xisbiga KULMIYE, Xasan…

Read More