admin

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka dalbaday Xukuumada inay Horkeento Hiishiiska Aayaha Somalia

Muqdisho, 23,4,2016 (QJ/SDN) – 12 bishan waxaa muqdisho lagu soo gebo gabeeyay shirkii madasha wadatashiga oo socday muddo labo maalmood ah, waxaa ka qayb galay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyaasha dowladdaha qeybta ka ah Dowladda dhexe. Shirka waxaa laga soo saaray hishiis ku saleysan aayaha soomaaliya gaar ahaan habka ay u dhici doonto Doorashada…

Read More

Gaadiidka AMISOM oo Nin Waayeel ah goor-dhow ku jiiray Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Gaadiid ay wateen Ciidamada Ururka Midowga Afrika ee ka hawlgala Somalia [AMISOM]  ayaa goor-dhaw nin waayeel ah ku jiireen isgooska KM-4 ee Muqdisho, waxaana gaadiidkan is-hortaag ku sameeyay kana diiday inay baxsaan qaar ka mid ah shacabkii halkaas ku sugnaa. Ma ahan wax cusub inay AMISOM gaari shacab ku jiiraan, balse…

Read More

Murashax Finad: Xaaladda Cakiran Ee Banka Qoolcadey waxa ka masuul ah Wasiir Cukuse iyo Xukuumaddiisa

Hargeysa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Murashax Maxamed Xasan Xaashi Finad oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada aqalka Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay goordhaweyd xaalada cakiran ee ka taagan deegaanka Banka-Qoolcadey, halkaasi oo uu dagaal ku dhex marayo ciidanka dowladda Somaliland iyo dad shicib ah oo deegaan ah. Maxamed Xasan Finad ayaa masuuliyadda dagaalka halkaasi…

Read More

Siyaasi Aadan Dhoolla-yare Oo U Jawaabay Dr.Xuseen-Xoog, Eedayn Culusna Usoo Jeediyay

Hargeysa, 23, 4,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland Mudane Aadan Dhoolla-yare ayaa qoraal uu ku baahiyay Bartiisa Facebook , waxaa uu kaga jawaabay Maqaal uu shalay qoray Dr.Xuseen-Xoog oo ahaa Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland. Aadan Dhoolla-yare ayaa Dr.Xuseen-Xoog ku eedeeyay in uu masuul ka ahaa dhibaato horay uga dhacday Riig magaalada Hargeysa…

Read More

Daawo:- Wiil Reer Somaliland Ah Oo EUROPE nacay Go’aansadayna in uu dib ugu laabto dalkiisii hooyo

Geneva, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wiilkan oo l;agu magacaabo Xuseen Dayib Maxamuud ayaa sheegay in uu iskaga tegay dalka Switzerland kaddib markii la diiday codsigiisii Qaxoontinimo. Wuxuu sheegay in lacag dhan $7,500 ay kaga baxday socdaalkii uu ku yimid qaaradda Yurub, isagoona sheegay in haatan wixii ka danbeeya uu doonayo in uu dib ugu laabto dalkiisii…

Read More

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Amaanay Horumarrada ay Soomaaliya ku Tallaabsatay

New-york, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Golaha Ammaanka ee QM, ayaa Warbixin ay soo saareen maanta ku amaanay horumarka ay ku taallaabsatay Dowladda Federaalka Somalia, kuwaas oo ay sheegeen in la sameeyay afartii sano ee lasoo dhaafay, gaar ahaan Arrimaha la xiriira Siyaasadda dalka. Warbixinta Golaha Ammaanka ayaa waxay imaanaysaa kaddib markii madaxweyne Xasan Sheekh uu 19-kii…

Read More

Three journalists facing possible jail terms in Somaliland trials

Reporters Without Borders is concerned about the possible prison sentences that three journalists are facing in two separate cases in Somaliland and urges the judicial authorities to respect this autonomous region’s constitution and press law, which guarantee freedom of information. A court in Hargeisa, Somaliland’s capital, is due to hear the two cases tomorrow. One…

Read More

Guddida Sahan-Barwaaqo Oo Soo Saartay Go’aamo Ay Ku Taageerayso Riig La Sheegay In Biyo Loogu Soo Saarayo Banka Qool-caday

Hargeysa , 23,4,2016(QJ/SDN) – War qoraal ah oo goordhaweyd kasoo baxay Guddida Sahan Barwaaqo [Guddida Guud Ee Beelwaynta Ciidagale] ayaa lagu sheegay in guddidaasi ay taageersantahay in biyo laga soo saaro deegaanka banka Qoolcaday oo muran badan ka taaganyahay murshruuc ay biyahaasi horudhac u yihiin. Sahan-Barwaaqo ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in ay wakhti kooban isku…

Read More

SAWIRRO: Mas’uuliyiin Ka Socda Somaliland oo Ka Qayb-galay Munaasabad Loo Sameeyay Dhalashada Boqorada Ingiriiska

Addis-ababa, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga ee loo sameeyey sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska,Queen Elizabeth II. Boqorada oo baarka ka jartay sagaashan sannadood, dalkaana boqorad ka ahayd muddo 64 sano ah, ayaa waxa xuska dhalashadeedu ka dhacay meelo badan oo ka…

Read More

Daawo:- Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shaaca ka qaaday In Uu Markale Yahay Murashax – Wareysi Dheer

Washington, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington DC ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda codka Mareykanka ee VOA. Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow. Madaxweynaha ayaa waraysiga ku sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka…

Read More

Daawo:- ‘’Dadka hor taagan Riigga Banka Qool-caday waxaan leeyahay meesha haku dhimanina’’ Suldaan Maxamed

Hargeysa (QJ/SDN) – Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay riig dhawaan la sheegay in la gayn doono deegaanka banka qoolcaday, wallow aan weli la gayn, isagoona suldaanku sheegay in riiga halkaasi la gayn doono dhawaan, dadka hor taaganna u sheegay in aanay meesha ku dhimanin. https://www.youtube.com/watch?v=jlZcTlSw16Q

Read More

Madaxweyne Barack Obama oo Britain ku tagay booqashadisii ugu dambeysay inta uu xilka hayo

London (QJ/SDN) – Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama ayaa Britain booqashadiisii ugu dambeeyay intuu Madaxweynaha ka ahaa dalka Mareykanka iyadoo ay booqashadiisan uu habeenkii Khamiista ku tagay UK ay qaadan doonto saddex maalin. Booqashada Obama ayaa kusoo beegmaysa iyadoo bisha Juun ee sannadkan 2016-ka lagu wado inay UK ka dhacdo afti loo qaadayo in Britain ay kasii…

Read More

Dr.Xuseen-Xoog: ‘Mashruuca Banka Qoolcaday Xal Mushkilad Qaran Mise Mid Deegaan?’

Nin abwaan ah oo gabay fiican meel fagaare ah ka tiriyey ayaa gabaygiisa ku bilaabay: Kolkastoo la gaadhaba                 adduun kiis hor laa imane Midh kutidhi-kuteen ihi                Mar buu hadimo keenaaye Kelmed layska sheeg-sheego         oo loo kufaa badane Kolley iyo kolleytana                     khilaaf waa karaahiyo  eh           Anigoo kaskay doodayoo                kal iyo laab xaadhan Kaftan laguma daalee                      run…

Read More

SIILAANYO: ‘’Waxaan amrayaa in noocyada Magafayaasha la cidhib tiro Ciqaab adagna la marsiiyo’’

Hargeysa, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo tirsigiisuna ahaa 195, ayaa maanta oo khamiisa 21/04/2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirada. Shirkan waxa xoog u saameeyey qodob ku saabsan masiibada tahriibta, kaasoo ka laxaad waynaaday qodobadii kale ee ajendaha. Wasiiru-dawlaha…

Read More

Afar Qodob Oo Ay Isla Garteen Aqoonyahanada Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga Ku Wada Hadlayay

Ankara, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Kulankii u socday aqoonyahano ka kala socday dalalka Somaliland iyo Somaliya ee ku qabsoomay dalka Turkiga, ayaa shalay la soo gunaanaday, waxaana laga soo saaray afar qodob. Kulankan, oo socday laba maalmood waxa dadka ka qayb galay kala hoggaaminayay Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan oo ah la taliyaha wasiirka arrimaha dibadda Somaliland…

Read More