admin

Ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Soomaaliya Oo lagu Dilay Weerarkii Xeebta Liido

Muqdisho,23Jn,2016(QJ/SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka, Axmed Cali Daahir, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in mid ka mid ah Ku Xigeenadiisa lagu dilay weerarkii hal habeen ka hor, ay Ururka Al Shabaab ku qaadeen Xeebta Liido Ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Maxamuud Cabdi Magan oo ka mid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Qaranka, ayaa ka mid noqday in…

Read More

Kenya Oo Duqeymo Aan Loo Aabo Yeelin Ka Gaysatay deegaanno Hoos taga Gobolka Gedo

Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Kenya, ayaa waxaad mooddaa inay markaan ballaadhisay duqeymaha ay ka wado Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, iyadoona maanta garaacday Gobolka Baay. Diyaaradaha Kenya, ayaa waxay maanta garaaceen deegaano hoos-tagga Degmada Diinsoor, xilli deegaanadaasi aanay ku sugnayn dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab. Diyaaradaha dagaalka Kenya, ayaa garaacay deegaanada Raaxoole iyo Qod-qod oo dhaca duleedyada Degmadaasi Diinsoor. Afar…

Read More

Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya oo Daah furay Qorshe Horu-marineed oo lagu Hirgelinayo Siyaasada Kala-Duwanaanshaha Noolaha Soomaaliya

Muqdisho,23jan,2016(QJ/SDN)-Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in samaynta Qorshahan iyo Siyaasaddan kala duwanaanshaha Noolaha lagala tashaday dhammaan Wasaaradaha ay khuseyso ee Maamullada Somaliland, Puntland iyo Maamul Goboleedyada kale ee dalka. “Siyaasadan waxay ka kooban tahay qodobo muhiim ah oo ku dhisan aragti ku aadan ilaa 2050-ka oo saameyn ku leh…

Read More

Warbaahinta Caalamka Oo Si Wayn Uga Faallootay Maskaxdii Ka Danbaysay Weeraarkii Liido iyo Sawirka Nin La Sheegay In Uu ka Danbeeyay

Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Wasaarada Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Ciidanka Nabad Sugida ay gacanta ku dhigeen maskaxdii ka dambeesay Weerarkii habeen hore lagu qaaday Baar kuyaala Xeebta Liido, ninkan la qabtay ayaa sidoo kale la sheegay in uu horey u maleegay weeraro kale oo lagu qaaday Hotelo kuyaala Muqdisho. Hay’adaha amaanka Dowlada Soomaaliya ayaan wali soo…

Read More

Maxkamad Ku Taalla Dalka Kenya Oo Nin Waalan Ku Xukuntay Xabsi 10 Sanno Ah

Nairobi,23jan,2016(QJ/SDN)-Maxkamada danbiyada dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa riday xukun xabsi 10 sano ah. Maxkamada ayaa xukunkaasi ku riday muwaadin dalkaasi u dhashay kaasi oo waalan, balse Booliska dalka Kenya ugu faanay inuu ka tirsan yahay Ururka Alshabaab. Ninkaani waalan ayaa waxa uu Booliska u sheegay in la odhan jiray Isaac Lekishon Taruru, balse…

Read More

Ethiopia, Somaliland Sign MoU on Postal Cooperation

HARGEISA—– Ethiopia and Somaliland signed a Memorandum of Understanding (MoU) on postal cooperation. The relationship between Ethiopia and Somaliland has been ceaselessly reinforced. the MoU will help strengthen and expand communications links between the two countries and by the ministers of posts and telecommunication of Ethiopia and Somaliland. The deal comes after a high level delegation…

Read More

Somaliland army clashes with tribal militia and overpowers easily

Lasanod—-Heavy fighting between Somaliland Defense Forces and tribal militia loyal to Khatumo insurgents broke out early Saturday in the village of Kalabaydh. Reports confirm that there are casualties sustained by militants loyal to Khatumo which made a surprise attack against Somaliland defense forces stationed a camp. Reports emerging from the clash indicate that both sides…

Read More

AL-SHABAAB: Haddii Kenya ay Somalia kala bixi waydo ciidankeeda weerarro ayay la Kulmaysaa

Muqdisho,23Jan,2016(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay mar kale inay Kenya ku qaadi doonto weerar ka culus midkii ay toddobaadkii hore ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ay ku sugnaayeen ee deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. Afhayeenka Howlgallada ee Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay inay Go’aansadeen inay ciidamada Kenya ku Weeraraan meel walba oo ay Somalia kaga sugan…

Read More

Khaatumo Oo Weerar Kusoo Qaaday Ciidanka Somaliland Ee Ku Sugan Aagga Balli-cad

Balli-cad,23Jan,2016(QJ/SDN)-Khaatumo ayaa xalay fiidkii weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidanka Somaliland ee duleedka Deegaanka Balicad Wali ma cadda khasaaraha nafeed ee deegaankaasi lagu dagaalamay,balse wararka halkaasi laga helayo  ayaa sheegaya in khaatumo weerar  ku soo qaaday fadhiisimada ciidanka qaranka ee Jiida Balicad oo ay dhawaan kala wareegeen khaatumo. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkaasi socday…

Read More

Wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon Oo Maalinkii Shanaad Xabsiga Magaalada Burco Ku Jira iyo Sababta Xadhigiisa Oo Uu Ka Warramay

Burco,23jan,2016(QJ/SDN)-Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa waxa maalinkii shanaad uu ku jiraa xabsiga magaalada Burco, iyadoona xadhigiisa ay si weyn uga xumaadeen inta badan Bulshada Soomaaaliyeed  gaar ahaanna suxufiyiinta Soomaaliyeed. Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa todobaadkii hore u sheegay koox wariyayaal ah oo xabsiga ku booqatay in danbiga loo haystaa uu yahay muuqaallo uu horay u duubay…

Read More

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo oo ku Sugan Dalka Ciraaq SAWIRRO

Baqdaad,22Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi ka tirsan Baarlamaanka oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq. Gudoomiye Jawaari ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay dhigiisa iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsanaa Dowlada Ciraaq, waxaana intaa ka dib loo galbiyay aqalka Dalka Ciraaq isaga oo halkaasi kula…

Read More

Wasiirkii Qorshaynta Ee Qorsheeyey Qorista Afka Soomaaligu Waa Madaxweynaha Xiligan Ee Somaliland

Wasiirkii  Qorshaynta ee Qorsheeyey Qorsita Farta  Soomaaligu  Waa  Madaxweynaha JSL ee Xiligan, waa  taariikh mudan Muunayn iyo Milgo waana abaal aan duugoobin oo ay u hayaan cidwalba oo Afka Soomaaliga ku hadasha. Shalay  oo kale 43 sano kahor “21.01.1973” waxaa si rasmi ah loo shaaciyey farta Soomaaliga isla markaana waxaa si toos ah loogu beddelay…

Read More

Saddex Qof Oo Walaalo Ah Oo Ay ku jirtay Gabadh Uur Leh Oo Lagu Dilay Weerarkii Liido Magaalada Muqdisho WARBIXIN

Muqdisho,22Jan,2016(QJ/SDN)-Weerarkii xalay lagu qaaday xeebta Liido, waxaa ku geriyooday 20 qof oo ay ku jiraan afar Shabaab, waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo badan. Weerarka waxaa sheegtay maleeshiyada Al-Shabaab. Dadka weerarka ku geeriyooday waxaa ka mid ah saddex qof oo walaalo ah, oo ku sugnaa maqaayadda Liido Sea Food, sida uu sheegay wiil la dhashay…

Read More

“Waan soo dhawaynaynaa Hadaan nahay Xisbiga wadani Xoghayihii hore ee siyaasada wadani Maxamuud raage,..’’ Muuse Biixi

Hargeysa,22Jan,2016(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee kulmiye Muuse Bixii Cabdi ayaa maanta mar uu  khubad kasoo jeedinayay Xafladii soo dhawaynta ahayd ee ay u sameeyeeen Siyaasi Maxamuud raage oo ahaa xoghayihii siyaasada ee Xisbiga Wadani oo iska casilay xisbiga isla markaana kusoo biiray xisbiga kulmiye oo uu hore uga tirsanayaa ayaa waxa uu gudoomiyuhu kusoo bandhigay…

Read More

Dowladda FS oo ka Hadashay Weerarradii LIIDO iyo Dhimashada oo Gaadhay 25-qof SAWIRRO

Muqdisho,22Jan,2016(QJ/SDN)-Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in la soo Af-jaray Howl-galkii Xeebta LIIDO, halkaasoo ay xalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka oo socday muddo 10-saac ah, ayaa waxaa ku dhintay 25-ruux oo ay afar ka mid ah yihiin xoogagii weerarka ku qaaday baar Liido Sea Food, iyadoo saddex mid ah dadkan ay…

Read More