admin

    Al Shabaab oo soo bandhigay Maydka Askari Faransiis ah oo ku geeriyooday weerarkii Buulo Mareer (SAWIRRO)

    Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)— Ururka Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay geerida Sarkaal ka tirsan ciidamada Meliteriga Faransiiska sida ay ku xaqiijiyeen Boggooda Twitterka.  Bayaan Al-shabaab ay soo saareen ayaa waxaa lagu cadeeyay in Sarkaalka uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii Ciidamada gaarka ee faransiiska ay kula galeen Al-shabaab degmada Buula- Mareer ee Gobolka…

    Read More

      Ugandaoo dalbatay in muddo kordhin loo sameeyo Ciidamda AMISOM ee ku sugan Soomaaliya

      Kampala Jan 13 2013 (SDN)- Sida ay qortay Jariirada New Vision ee ka soo baxda dalka Uganda, dowlada Uganda ayaa Qaramada Midoobay ka dalbaday in waqti kordhin loo sameeyo Ciidamada Midowga Africa AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ee kaalmeynaya xukuumada Soomaaliya,iyagoona shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya mudo 20 sano madax kula jiray dagaalo sokeeye….

      Read More

        Ciimada Nabad Sugida oo howlgallo dad badan ay ku soo qab qabteen ka sameeyay degmooyinka gobolka Banaadir

        Muqdisho Jan 14 2013 (SDN)- Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgalo kala duwan ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho Degmooyin ka tirsan waxa ay kusoo qab-qabteen dad badan oo ay ku eedeeyeen amnidarada Muqdisho. Howlgalka oo ay iska kaashadeen ciidamada Booliiska iyo sidoo kale Nabadsugida ayaa waxaa lagu soo qab-qabtay 477 qof kuwaasi oo laga soo…

        Read More

          Wabiga Shabelle oo fatahaad maanta ka geystay deegaan hoosta gobolka Magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe

          Buulo Xaaji Jan 13 2013 (SDN)- Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu wabiga Shabeele kusoo fatahay deegaan hoostaga Degmada Balcad ee Gobalkaasi. Xaaji Cali Cumar Wehliye oo kamid ah odayaasha deegaanka ayaa usheegay Warbaahinta in fatahaada wabiga uu khasaaro kala duwan uu ka geestay deegaanka Buulo xaaji oo…

          Read More

            C/xakiim Fiqi Wasiirka Gashaandhigga oo sheegay in Ciidamada Soomaaliya lagu tababari doono gudaha dalka

            NairobiJan 14 2013 (SDN)— Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta dalkaKenyawuxuu kula kulmayaa dhigiisa dalkaasi oo ay kawada hadlayaan arimaha Gaashaandhiga.  C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa isaga oo ku sugan dalkaKenyawuxuu sheegay inuu kasoo noqday dalkaUgandahalkaasina ay kusoo wada kulmeen masuuliyiinta ugu sareysa dalkaasi.  Wuxuu sheegay inay kasoo wada hadleen arimo…

            Read More

              Kolonyo gaadiid ah oo qarax Askari ku dhimatay lagu la eegtay gobolka Waziristan ee dalkaPakistan

              Waziristan Jan 13 2013 (SDN)- Qarax ka dhashay bom la dhigay wadada dhinaceeda ayaa waxaa ku geeriyooday 14-askari halka 20-kalana ay uu dhawaacmeen, kaasi oo ka dhacay gobolka ay qabaa’ilku ka taliyaan ee Waqooyiga Waziristan, sida laga soo xigtay saraakiisha Amaanka.  Hal gaari ayaa gabi ahaan burburay kaasi oo qaraxu uu ku haleelay goob ay…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay dalka Maraykanka (Warsaxaafadeed)

                Muqdissho Jan 13,2013 (SDN)— Muqdisho, Soomaaliya) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ku gaarayo dalka Maraykanka.  Waxaa safarkaan Madaxweynaha ku wehliyo Raisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha dibadda Marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Aadan, iyo la taliya-yaasha Madaxweynaha.  Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kulamo la qaadan doonaa…

                Read More

                  Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya oo dhisme cusub ka furtay Airport-ka Muqdisho

                  Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Xariga laga jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Airporka caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho Aden Ade International kaasi oo lagu tababarayo Shaqaalaha waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Garoonkaasi. Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa kasoo qeybgalay Maamulka sare Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha, wasiirka arimaha…

                  Read More

                    Fowsiyo Yuusuf Xaaji: Waan ka xunahay weerarkii Faransiisku ka geystay Buulo Mareer

                    Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)- Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalkeena  Soomaaliya ayaa waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaamay Weerarkii Ciidamada Komaandooska faransiiska ay ka geysteen gudaha dalkeena Soomaaliya. Wasiirada Wasaarada arimaha Dibadda Fowsiya Xaaji Aadan ayaa waxa ay sheegtay xili ay la hadlaysay Saxaafada in ay tahay mid ay aad uga xun yihiin Weerarkii…

                    Read More

                      Gaari ay dad rayid ah la socdeen oo rasaas lagu furay Magaalada Diinsoor eegobolka Bay

                      Diinsoor Jan 13 2013 (SDN)– Wararka ka imanaya Gobolka Baay ee Dalkeena Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Saakay rasaas lagu furay Gaari Bl ah oo ay Saarnaayeen dad Shacab ah. Gaarigan ayaa waxa uu Marayay Magaalada Diinsoor waxaana wararku ay tilmaamayaan in uu kusoo jeeday Magaaladda Mogadishu oo ah Caasimadda Soomaaliya. Rasaasta ayay…

                      Read More

                        Howlgallo Aksar lagu eedeeynayo kufsi iyo dhac lagu soo qabtay oo laga sameeyay gobolka Sh/hoose

                        Afgooye Jan 13 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Sh/hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay howlgal lagu soo qab qabtay ku dhawaad 20-Askari ay ciidamada dowladdu ka sameeyeen inta u dhaxeysa degamada Afgooye iyo Marka. Afhayeenka maamulka gobolka Sh/hoose oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay qabteen kooxo Askar…

                        Read More

                          Laheystayaan Syrian ah oo lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya kaddib muddo burcad badeedu ay heysteen

                          Muqdisho Jan 12 2013 (SDN)— Waxaa Maanta garoonka Caalamiga ah eeAdenAdeInternationalAirportkasoo dagay Sadax Nin oo Syrian ah oo iyaga kasoo badbaaday gacanta Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida  oo ay lasocdeen madaxda Maamulka Ximan iyo Xeeb. Sadaxdan nin ayaa waxa iyagu laga qabtay Xeebaha Soomaaliya sanadii 2010-kii December waxaana ilaa haatan ay gacanta igu jireen Kooxaha Burcadbadeeda Soomaaliya….

                          Read More

                            Al Shabaab oo sheegay in Denis Allex uu noolyahay maalmana u qabtay nolashiisa

                            Buulo Mareer Jan 12 2013 (SDN)— War saxaafadeed goor dhaw kasoo baxay xafiiska warfaafinta u qaabilsan Al-Shabab ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii xalay Buulo Mareer ku dhex maray ciidamada Faransiiska iyo kuwa Al-Shabab.  Warkaan oo lagu qoray warbaahinta Shabab ayaa waxaa lagu sheegay in hawlgalkii Faransiisku uu fashilmay isla markaan ay Xarakaddu go’aankamadambeys ah kasoo…

                            Read More

                              Wasaarada Gashandhiga Faransiiska oo warbixisay Weerar ay Ciidamadeeda Kumandosta ka furliyeen Soomaaliya

                              Paris Jan 12 2013 (SDN)— War saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay dawlada Faransiiska ayaa waxaa lagu sheegay in la haystihii u dhashay Faransa iyo labo askari oo kale ay kaga geeriyoodeen hawl gal ay ciidamadooda ka sameeyeen magaalada Buulo Mareer ee gobolka Sh/dhexe.  Warkaan oo kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Faransa ayaa waxaa lagu sheegay…

                              Read More