Webmaster

    Muxaafid iyo mucaarid talaw maxa dhex yaala ma dan Somaliland ayaheeda ka talinaysaa la isku riix riixayaa mise dan gaar ahaaneed oo waxogaa dhaqaale ah ayaa lakala riixanayaa

    bal suuree ama sifee waxa dhagahaaga ku soo dhacaya oo akhriste isku day in aad qiimayso dhaqdhaqaaqa wadankaaga ilayn xaqbaad u leedahay inaad ogaato ka hadasho waliba waxii karan kaaga ah wax aad ka qabato waayo waa wadankagii oo waliba duruufo badani kugu dhex haystaan hadana somalidu waxay tidhaa kab xumee ma hadhee kablaawe ayaa…

    Read More

      Hogaamiyihii hore ee Midawga Soviet Mikhail S. Gorbachev oo sheegay in reer Galbeedku dib u soo nooleeyeen dagaalkii Qaboobaa

      Berlin Nov 09,2014(SDN/QJ)-Hogaamiyihii hore ee dalkii Midawga Soviet ee Mikhail S. Gorbachev ayaa ka hadlay xiisadaha colaadeed ee dib uga soo cusboonaaday dalalka reer Galbeedka iyo Ruushka. Hogaamiyuhu waxa uu sheegay dalalka reer Galbeedku ismoodeen in ay gebiahaanba ka guuleysteen dalalkii reer Bariga ee Ruushku hogaaminayay. Waxase uu sheegay in haatan dunidu dib u gashay…

      Read More

        Dalka Jarmalka oo looga dabaadegayo sanad guuradii 25aad ee israacii Bariga iyo Galbeedka dalkaas

        Berlin Nov 09, 2014(SDN/QJ)-Dalka Jarmalka ayaa u dabaal degaya sanad guuradii 25aad eek a soo wareegtay kolkii la burburiyay derbi dalkaa u kala jaray Bari iyo Galbeed. Xogagii Hanti goosadka iyo hanti Wadaaga ee ay kala hogaaminayeen dalalka Mareykanka iyo Ruushka ayaa dagaalkii labaad ee dunida ka dib kala baray magaalada Barlin. Bishii Noneber 10keedii…

        Read More

          Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Loo Gacan Geliyey Lacago Soomaalida Loo Hayey Muddo 33-Sano ah

          Muqdisho:Nov,09,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho, ayaa lagu qabtay dood la xidhiidha mashaariicdii lagu samayn lahaa Lacago 38-Milyan oo Euro ah oo xukuumadda Jarmalku soomaalida siisay muddo haatan laga joogo 33-sano ah, taas oo haatan la siinayo. Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo xidhiidhka caalamiga ah ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay Xubno ka…

          Read More

            Maal-qabeen Carbeed Oo Lacago Xad-dhaaf ah Ku Baayacay Gaadhiga Madaxweynaha Adduunka Ugu Faqiirsan

            Montevideo:Nov,09,2014(SDN/QJ)-Maal-qabeen carbeed, ayaa la sheegayaa inuu lacago xadka ka baxsan ku Baayacay Gaadhiga Madaxweynaha Dunidan aynu joogno ugu faqiirsan oo ah Jose Mojica oo  Hoggaamiya Dalka Uruguay. Gaadhigan ayuu madaxweynahani Muddo badan watay, waxana uu yahay nooc aan haatan dunida si weyn looga adeegsan oo laga baxay, isla-markaana ay dadku si gaar ah u daawadaan…

            Read More

              Qaraabo Kiilka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Cirka isku Shareeray iyo Ganacsade Cusub Oo Kooto Lagu Xidhayo Adeegga Raridda iyo Soo Dejinta Garoomada Diyaaradaha

              Hargeysa:Nov,09,2014(SDN/QJ)-Waxa Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Dalka Soo Gaadhaya Warar kale oo sheegaya in Mar Kale Madaxweyne Siilaanyo Ku Hawllan yihiin sidii uu Ganacsade ay qaraabo yihiin ugu wareejin lahaa Shaqo ay gacanta ku hayaan muwaadiniin reer Somaliland ahi. Warka Saxaafaddu hayso, ayaa sheegaya in Xukuumaddu sii wadato gacan ugelinta Goobaha Muhiimka ah ee dalka, waxana…

              Read More

                Bidhaamo Xal Loogu Heli Karo Khilaafka Madaxda Somalia Oo Soo Bidhiiqaya iyo Guddoomiye Jawaari Oo Dib u dhigay Mooshinkii Golaha La Keeni Lahaa

                Muqdisho:Nov,09,2014(SDN/QJ)-Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ah oo ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somalia, ayaa si ramsi ah ugu guulaystay inuu dib u dhigo mooshinkii Ka dhanka ahaa Ra’isal wasaaraha oo xildhibaano tiro badani dabada ka riixayeen, kaas oo maanta loo ballansanaa. Mudane Jawaare oo dedaal dheer u galay inuu dib u riixo mooshinkaas kusoo foolka lahaa xukuumadda…

                Read More

                  Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Tallaabooyin Ku-xumayn iyo Lacag Urursi Iskugu Jira Kula Wareegtay Aqallo Hargeysa Ku Yaalla

                  Hargeysa:Nov,09,2014(SDN/QJ)-Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu talogalay inay la dagaallamaan Argagixisada ee RRU-da loo yaqaanno, ayaa subaxnimadii hore ee shalay si rasmi ah ula wareegay Tiro kamid ah Aqallada Dawladda oo dad gaar ahi ku jireen. Ciidamada oo fulinayey amar xagga sare kaga yimi, ayaa Gudaha ugalay Laba aqal oo midlood uu deggenaa…

                  Read More

                    Xukuumada Somaliland oo ka hadashay Dawlado Cusub oo Ku Soo Biiray Sanduuqa Horumarinta Somaliland DAAWO

                    Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay dalal Cusub oo ku soo biiray Sanduuqa Horumarinta Somaliland . Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Somaliland Waxaa uu qayb weyn ka Ciyaaraa Guud ahaan arrimaha Horumarka ee Somaliland u ooman tahay . Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                    Read More

                      Aragtida Aqoon yahanka Shisheeye ay ka Bixiyeen Aataarta Qadiimiga ah ee Laasgeel

                      Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Qoraa  madax-banaan oo mar socdaal ku yimi Somaliland ayaa wax ka qoray aasaarta qadiimka ah iyo godadka xardhan ee tilmaamaya raadadka taariikhdii hore ee Somaliland. Sean Mclachlan oo ah qoraa wax ka qora taariikhda iyo socdaallada, ayaa qoraalkiisa ku faahfaahiyay taariikhda duugga ah ee Somaliland iyo sida raadkaasi taariikheed loo ilaaliyay….

                      Read More

                        Gudida Sare ee Siyaasada Miisaaniyada Somaliland oo Shir isugu Yimid iyo Qodobadii ay ka wada hadleen DAAWO

                        Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka furay Magaalada Hargaysa Kulan ay isugu Yimaadeen Gudida Sare ee Siyaasada Miisaaniyada . Kulankan ayaa lagaga wada hadlay Qodobada Miisaaniyada 2014 Wixii ka qabsoomay iyo arrimaha u baahan in la dhamaystiro. Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa Sharaxay Waxyaabihii kale ee Shirkaas lagu soo…

                        Read More

                          Gudoomiye Ku Xigeenka Ucid Mujaahid Cali Guray oo ka Hadlay Dhaqaalaha uu Haysto Murashax Jamaal Cali Xuseen

                          Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa sheegay inaanu jirin nin ka jeeb-roon ama ka hanti badan Musharraxa Jagada Madaxweynaha UCID u taagan Jamaal Cali Xuseen oo Somaliland xil u soo doontay, sidaa darteedna uu yahay nin Buur ku tiirsan. “Haddaan intaaba kaga hadho…

                          Read More

                            Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Somaliland oo ka Hadlay Calankii Kulmiye ee la Gubay,dibna u Milicsaday Markii Calanka Udub Eyga loo Xidhay

                            Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay in Hantida Qaranka ay ilaaliso, oo aanay iibin, haddii ay iibinaysana sifo sharciya u marto oo Guddida Qandaraasyada lagu wareejiyo si ay u soo bandhigaan, waxaanu tusaale u soo qaatay Guriyaha Laynka Bilayska oo la sheegay inay…

                            Read More

                              “Ciidamada Somaliland waa inay ka baxaan dhulka Khaatumo,Hadii ay Wada hadal diyaar u yihiin” Cali Khaliif Galaydh

                              Washington 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamulka KHAATUMO, Cali Khaliif Galaydh ayaa daboolka ka qaaday inuu maamulkiisu diyaar u yahay wada-hadal uu la yeesho Xukuumadda Somaliland, isla markaana waxa uu daadufadeeyey inuu wax wada-hadal ahi dhexmaro maamul Goboleedka Puntland. Cali Khaliif Galaydh waxa uu ugu baaqay Ciidamada Somaliland inay ka baxaan dhul uu ku tilmaamay inay…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo ka hadlay Tirada dilalka ka dhacay Gobolkiisa DAAWO

                                Ceerigaabo 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa  warramay dilal ka dhacay deegaanno gobolka ka tirsan, qaabka ay u dhaceen, cidda loo qabtay iyo sidoo kale dad lagu xidh-xidhay degmada Gar-adag oo ay socdaal ku joogaan isaga iyo Wefti uu hoggaaminayo oo shalay soo gaadhay magaaladaas. Guddoomiye Ramaax  ayaa sheegay inay…

                                Read More

                                  Daawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo Maxamed Sidiq ayaa Wax laga Xumado Ku Tilmamay Inay Xukumadu In Dhalinyaro Lagu Xukumo Kulmiyad Ka Baxden

                                  Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo Maxamed Sidiq ayaa Wax laga Xumado Ku Tilmamay Inay Xukumadu In Dhalinyaro Lagu Xukumo Kulmiyad Ka Baxden oo waxad  ku  biirten xisbiga wadani  sidoo kalena ka hadlay https://www.youtube.com/watch?v=01VHoeunYj0&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    Daawo:Wasiir Cabdi Aw Daahir Oo Ka Gubtay Su,aal Ahayd Sababta Uu Madaxwayne Siilanyo Uga Hadli Waayey Waxqabadka Xukuumada

                                    Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)wasiir  cabdi aw daahir  oo saaka ka hadlaaya wax qabadka xukumada madaxwayne axmed maxamuud siilanyo  ee uu ka midka yahay  isagoo  aaad  uga gubtay  su,aal ay saxaafadu  waydiisay  oo ahayd  sababta uu madaxwayne siilanyo  uga hadli waayey waxqabadka xukuumada oo  ay  inta badan  ka hadlan wasiiradiisu Hargeisa SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com

                                    Read More

                                      Daawo:Qaar Ka Mida Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Ayaa Xukuumada Ku Dhaliilay Dadkii Lagu Xidhxidhay Degmada gar Adag

                                      Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)Qaar kamida dhalinyarada xisbiga wadani ayaa saka ka hadlay dadka lagu xidhxidhay degmada gar  adag  iyo  waliba  hantida ay ay  dawlada  ee ay  xukuumadau  maalmihii ugu danbaysay  xaraashaysay  iyago aad uga  hadlay  xadhiga wariyasha ee ay xukuumadu  xidhxidhay https://www.youtube.com/watch?v=ctQ4PGHb0u4&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hareisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                      Read More