Webmaster

    “waxanu caadaysanay wax kordhis la yidhaahdo, Haatana ma filayo inay 26-june ay doorasho dhacayso.”Eng. Faysal Cali Waraabe.

    Nairobi:Oct,22,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo haatan kamid ah Madaxda Axsaabta somaliland ee Magaalada Nairobi shirarka kula leh deeq-bixiyayaasha, ayaa  Ka Hadlay arrimo badan oo uu kamid yahay shirkan uu ka qaybgelayo iyo dhibaatooyinka ka taagan arrimaha Doorashada  oo hadalkoodu soo noqnoqanayo. Guddoomiye Faysal Cali oo u warramayey idaacadda VOA-da,…

    Read More

      European Council conclusions on Somalia

      (MENAFN Press) LUXEMBURG Luxembourg October 20 2014/African Press Organization (APO)/ — Foreign Affairs Council meeting  The Council adopted the following conclusions: “1. The EU welcomes the political and security progress made in Somalia since the signing of the Somali Compact during the Brussels New Deal Conference for Somalia in September 2013. The Somali Compact has…

      Read More

        Minister of Information: “Confidence building with communities is key to the progress of brining peace and stability in Somalia.”

        Mogadishu – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today hosted an important meeting between AMISOM and Somali Police forces and Civil Society groups in Mogadishu. The aim of the meeting was to better coordinate between AMISOM and the Federal Government institutions as well as on how best to engage with public in order to bring…

        Read More

          Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada oo Go’aamo ka soo saaray Xallinta Mushkiladda Gobolka Hiiraan

          Muqdisho Oct 22,2014(SDN/QJ)-Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan ayaa laga soo saaray go’aamo dhawr ah oo ku aaddan rabshadaha ka dhacay gobolka Hiiraan. War Murtiyeedka Guddiga Amniga ee arrinta Gobolka Hiiraan.

          Read More

            Madaxii Shirkadda Shidaalka Total oo shil diyaaradeed ku dhintay Oo Ka Dhacay Caasimada Ruushka Ee Moscow

            Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ)Madaxii guud ee Shirkadda Shidaalka Total Christophe de Margerie ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka. Shilka ayaa yimid kadib markii diyaaraddiisa khaaska ahayd ay ku dhacday mid kamid ah qalabyada yaalla garoonka diyaaraddaha. Waxaa la geeriyooday saddex kamid ah shaqaalaha diyaaradda oo ay ku jiraan kabtanada. Baaritaano…

            Read More

              Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Iska Fogeeyey Ka Qayb Galka Shirka Arimaha Federalka Somaliya Lagaga Hadlayo Ee Demarik

              Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ)wasiirka qorshaynta qaran sacad cali shire  ayaa  iska fogeeyey  inuu ka qayb  galay  shir  arimaha federalka  somaliya laga hadlaayey  oo  lagu qabtay  magalada kobanhegan  ee dalka demark isagoo wasiirku  ka qaybgalka shirkasi   Ku Tilmaamay  inan somaliland dani  ugu jirin https://www.youtube.com/watch?v=mkZ2XyaCPnI&list=UUHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Dib U Milicso Maanta Oo Kale 21ka October 1969Kii Afgambigii Milateriga Ee Somaliya Iyo Magacyada Saraakiishii Hogaaminaayey

                Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ)Maanta oo ay tahay 21 octobar oo ay ku beegan maalintii afgambiga milateriga Somaliya kula wareegeen xukunka dalka,isla markaana meesha laga saaray dawladii dimuqraadiga ahayd ee Madaxwayne Cabdirashiid Cali Sharmaarke Iyo raysalwasaare Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal. Halkan ka akhriso saraakiishii hogaaminaysay afgambiga dalka ka dhacay waxaana xukunka la wareegay dawlad mileteri ah oo uu…

                Read More

                  Siyaasi Cismaan Hindi Oo Qaar Ka Mida Siyaasiyinnta Ka Ag Dhaw Madaxwayne Siilanyo Ku Tilaamay Qaar Dano Gaara Wata Oo Sharaftisana Wax Udhimaya Waxna Ka Qabto

                  Siyaasiga Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa iftiimiyay Koox uu sheegay in Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ay ka tirsan yihiin,kuwaasi oo uu tilmaamay inay Siyaasadda Madaxweynaha ka soo horjeedaan Siyaasi Cismaan Hindi Oo Wargeyska Jamhuuriya la hadlayay ayaa yidhi “Anigoo aad u ixtiraamaya Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), laakiin waxa suuqa la isla dhexmarayo;…

                  Read More

                    Wasiirka Macdanta Somaliya Oo Shegay Inan Waxba Ka Jirin Heshiisyadii Shirkan Ka Horeyey La Galay Shidalka Somaliland Iyo Somaliya Ay Iyadu Masuul Katahay Heshiiskedana Ledahay

                    London 21/oc/2014(SDN/QJ)Shir looga hadlayo shidaalka iyo gaaska Somalia ayaa maanta ka furmay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo shirkan ay ka qayb-galayaan shirkadaha shidaala baara ee caalamka, shirkado maal-gashi iyo weliba madax caalamka ka socota oo uu ka mid yahay madaxweynaha Uganda, Yoweri Musevni. Wasiirka macdanta iyo shidaalka Soomaaliya, Daa’uud Maxamed Cumar oo ka hadlay…

                    Read More

                      Xoghayihii Gobalka Daadmadheedh C/salaan Maxamed Jaamac Oo Iscasilay Xili Xoghayihii Hore Gobalkasi Xabsiga Ku jiro

                      Burco 21/oc/2014(SDN/QJ)Xoghayihii Gobalka Daad-Madheedh Oodweyne C/Salaan Maxamed Jaamac ayaa shaaciyay inuu Guud ahaanba iska Casilay Xilkii Xoghayaha Gobalka Daad-Madheedh. iscasilada Xoghayaha Gobalka Daad-Madheedh ayaa ku Shaciyay iscasiladiisasi ka Dib Markii Sida Uu Shegay inuu Cadalad Darro Kala Kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha S/land Cali Maxamed Warancade Oo Uu ku Eedeyay inuu Yahay Masuul Xilkii Loo igmaday…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Digniin u diray Qaar ka mid ah Xlidhibaannada Baarlamanka somaliya

                        Muqdisho 21/oc/2014(SDN/QJ)Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa digniin u diray xildhibaannada ugu jira baarlamaanka Somalia baarlamaanka calaamka inay warbixinnada shirarka ay ka qaybgalayaan u soo gudbiyaan golaha, haddii kale uu bedeli doono. Xildhibaannada uu digniinta u diray ayuu ku dhaliilay inay inaysan wax war ah siin baarlamaanka, socdaalladoodana ay iska noqdeen kuwo u…

                        Read More

                          Daawo:Madaxwayne Siiranyo Dacaayad iyo Borobogando Ay Mucaaridku Samaysten Ku Tilmamay Tanaasulka Musharaxnimadisa Balse Aan Sharaxayahay Rajana Ka Qabo In Shacabku Mar labaad Doortan

                          Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland ayaa  soo gaadhay  magalada hargeise  caasimada somaliland aka dib  markii safar  mudo  todobaada uu ku  tagay dala ingiriska oo uu kaga qayb  galay  shir  caalimiya oo laga hadlayey  arimaha ganacsiga iyo maalgashiga somaliland   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Daawo: Wasiirka Warfaafinta Oo xafiiskisa Ku Qaabilay Muwaadin U Dhashay Swedan Oo U Dhaqdhaqa Ictiraf Raadinta Somaliland

                            Hargeisa21/oc/2014(SDN/QJ)Muwaadin Udhasahay  Dlak swedan ayaa wasiirka warfaainta Somaliland c/laahi maxamed daahir  cukuse  ku qaabailay  xafiiskisa iasgoo wasiirku  muwaadinkaasi  ku amaanay  sida wacan  ee uu Somaliland uu dadalo  isctiraf  raadinteda isago  muwadinku  jariirado  waayan  oo laga leyahay  swedan  uu ku daabaco qaadiyada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=GyDmWMeZpAc#t=22 Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com   buy viagara from canadian pharmacy

                            Read More

                              Halkan Ka Akhri Magacyada Qurbojooga Rer Biniin Oo Bayaan Ka Soosaray Gaashanbuurta (Axmed Faarax )Iyo Go,aanadii Baliga Diiriye Guuleed

                              London21/oc/2014(SDN/QJ) Cuqaasha ,Waxgaradka, siyaasiyiinta ,Aqoonyahanada ,iyo dhilinyarabaEe ku Dhaqan Qaarada yurub . Shirkanoo ay kaga arinsadeen xaaladaha ka taagan dhuldaaqsimeedka baliga diiriye guuleed ee woqooyiga magaalada burco ee gobolka togdheer iyo go,aanadaiska hor imanaayaee ayka soo sareen Xukuumada iyo guurtida somaliland. Kulankan ka Dhacay Magaalada London ee cariga Ingriiskaoo ay ka soo baxeen Go aamo…

                              Read More