Madaxwaynaha Somaliland Oo Lagu Inoo Goordhaw soo Gaadho Garoonka Diyaradaha Ee Cigal Inernaoinal Eripot Ee Magalada Hargeisa Isaga Iyo wafti Balaadhan Oo Isugu Jira Wasiiro Iyo Ganacsato
Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ) Madaxwaynah Somaliland axamed maxamed maxamuud ( siiranyo )ayaa saaka goor dhaw ka soo degi doona garoonka diyaarada cigaal inetnaoil eripot ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti balaadhan oo hogaaminayo oo isagu jira wasiiro ganacsato oo kala qayb galay shirkii caalamiga ahaa ee ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Lagu falanqaynaaye dawlada ingiriiskii wiigi hore ugu …
