Webmaster

    Warbaahinta Xukuumaddu Maamusho Oo Bilowday Dar-dar gelinta Musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo iyo Cukuse Oo Amray inaan La Baahin Karin War La Xidhiidha Musharaxnimada Muuse

    Hargeysa:May,13,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Xukuumadda Somaliland oo ay ugu horreyaan TV-ga qaranka iyo idaacadda Radio Hargeysa, ayaa bilaabay Baahinta iyo Darder Gelinta Musharaxnimada Madaxweyne Silaanyo ee Muddada shanta sano ah ee Soo Socota. Warar ay heshay Qurbejoog.com ayaa sheegaya in Wasiir Cukuse oo ahaa shakhsigii ku dhawaaqay inuu Madaxweynuhu musharax Yahay, uu Haatan Amar ku siiyey Warbaahinta xukuumaddu…

    Read More

      Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo Dalbay In Diyaarad Khaas ah Loo Diro Dakdii ku Waxyeeloobay Qaraxii Baydhabo

      Muqdisho:May,13, 2014(SDN.QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa dalbay in diyaar gaar ah loo diro dhaawaca dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Baydhabo ka dhacay, isagoo tacsina u diray Ehelladii ay dadkaaasi ka soo jeedeen. Ra’isal wasaaraha, ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay taageero la garab taagan tahay dadkaas waxyeeloobay, iyadoo Maamulka Baydhaba-na …

      Read More

        Faahfaahin Ku Saabsan Diyaarad Militariga Kenya Lahaayeen Oo Burburtay Iyo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah Oo Ka Dhashay

        Ceel-Waq:May,13,2014(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyay ee aannu ka helnay diyaarad militeri oo ku burburtay dalka degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo, ayaa sheegaya in uu ku dhintay mid ka mid ah labada duuliye ee saarnayd diyaaradda, Isla-markaana ay khasaare u geysatay Aqal ay dushiisa ku dhacday. Xog badan lagama hayo sidda ay u soo dhacday diyaaradda, balse dadka…

        Read More

          Kooxda Islaamiyiinta ee Boko Xaraam oo shuruud ku xiray siideynta Gabdhihii ay afduubka ku heysteen

          Abuja May 13,2014(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiyiinta ee dalka Nigeria ee Boko Xaraam oo dhawaan boqolaal Gabdho dugsi waxbarasho ka afduubtay ayaa markii u horeysay shaaciyay shuruud ay ku sii deynayaan gabdhaha u afduuban. Boko Xaaraam ayaa dunida ka fejiciyay kolkii ay soo shaac baxday afduubkooda iyo ujjeeda ay ka lahaayeen ooo ay ku sheegeen in ay iibgeynayaan…

          Read More

            Muranka Ka Taagan xulidda Golaha dhexe Ee Kulmiye Oo Keenay Inuu Saylici Safar Dibadda ah Baajiyo iyo Loollankii ugu Adkaa Oo Bilaabmay

            Hargeysa:May,13,2014(SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaiil Saylici ayaa si badheedh ah uga baaqsaday Safar uu kaga qaybgeli lahaa munaasibadda 18-ka May oo sanadkan u qorshaysnayd inuu Dalka Maraykanka Kaga Qaybqaato. Mudane Saylici ayaa sida lagu waday maalintii shalay qorshihiisu ahaa  inuu Waddanka ka amba baxo, balse waxa soo baxday tuhuno uu ka qabo in…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay xalay kana hadlay qaraxii Baydhabo

              Mogadishu May 13, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqsho halmaalin ah ku gaaray dalka Uganda ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa safarka waxaa ku wehliyey Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan, Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi oo howlo shaqo ugu soo haray dalka Uganda .Madaxweynaha…

              Read More

                Jaamacada Bariga Afrika oo Xaflad sagootin ah u sameysay Macalimiin(SAWIRO)

                Muqdisho May 13,2014(SDN/QJ)-Xafladaani oo ahayd mid si wayn loosoo agaasimay  ayn kasoo qayb galeen Maamulka Jaamacada Bariga Afrika ,Hormuudka iyo Macalimiinta Kuliyada Shareecada Ardayda Dufcada 15aad ee haatan ka qalin jabinaysa Kuliyada Shareecada ee la magac baxay Mufakiriinta Jaamacada Bariga Afrika ayaa waxaa lagu qabtay Hoolka Shirarka iyo  Xafladaha ee Amal Palaza. Xaflada oo ahayd Xafladii ugu horaysay…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo ka tacisyeeye​y dadkii ku geeriyooda​y qaraxii maanta ka dhacay Baydhabo, diyaaradna u diraya dhaawaca

                  Muqdisho, May 12, 2014(SDN/QJ)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo ay ku dhinteen muwaadiniin aan waxba galabsan. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu dhaawaca halista ah u dirayaa diyaarad ka soo qaadda magaalaada, waxayna xukuumaddu ka taageeraysaa maamulka maxalliga ah sidii uu…

                  Read More

                    Weftigii Odayaasha-dhaqanka Soomaaliya Ee Hargeysa Ku Sugnaa Oo Maanta Cadeeyay Mawqifkooda Ku Wajahan Qarannimada Somaliland Sawiro

                    Hargeysa 12.May 2014 (SDN/QJ)- Madax dhaqameedkii kasocday dalka Soomaaliya ee maalmahanba booqashada ku joogay dalkan Somaliland ayaa maanta qayb ka mid ahi shalay dib ugu noqotay dalka Soomaaliya. Qaybta laabatay oo tiradoodu gaadhayso  labaatameeyo xubnood oo jufo ahaan ka soo jeedda beesha Hawiye isla markaana ay hoggaaminayeen laba xubnood  oo la kala yidhaa Axmed Diiriye…

                    Read More

                      Kenyan aircraft crashes near Somali border

                      NAIROBI – A Kenyan aircraft carrying an unspecified number of military personnel crashed Monday near Kenya’s northeastern border with Somalia, an army spokesman has said. “We don’t have details of the crash. I just received information a while ago,” Bogita Ongeri, spokesman for the Kenya Defense Forces, told Anadolu Agency by phone. No details are…

                      Read More

                        Uganda: security tightened after warnings over terrorist plot

                        Ugandan police have drastically increased their surveillance in the country after reports emerged last week of impending terrorist attacks. Police spokesman, Fred Enanga, has announced that all public places without adequate security provisions will be shut down. He has also called on the public to be vigilant and collaborate with the police to curb any…

                        Read More

                          Open letter addressed to Secretary Lenku concerning refugee journalists

                          Mr. Joseph Ole Lenku Cabinet Secretary of Interior and Coordination of National Government Harambee House P.0. Box 30510-00100 Nairobi KENYA SUBJECT: Concern over the transfer of refugee journalists to designated areas Dear Secretary Lenku, Reporters Without Borders (RSF), the Committee to Protect Journalists (CPJ), and the Rory Peck Trust—three international organizations dedicated to defending freedom…

                          Read More

                            Bomb rocks Somali town

                            Mogadishu – At least 10 people were killed on Monday in a huge explosion targeting a senior official in the southern Somali town of Baidoa, police and hospital staff said. “The target was a pick-up truck transporting a senior local official,” police spokesperson Mohamed Moalim Abdirahman said of the blast. Medical worker Mohamed Adan said…

                            Read More