Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Axmed c/laahi Cawaale saraakiisha Ururuka badbaadinta Deegaanka ee Gollis Waxa uu Xogwaran Siiyay Shabakada Qurbejoog.com kaas oo uu kaga hadlay Khataraha dad Sameega ah ee dul hoganaya Deegaankeena Isla markaana Saamaynta Taban ku Yeeshay Nolosha Bulshada.
Axmed C.laahi Waxa uu Tilmaamay baahida loo qabo sidii loo joojin lahaa Gumaadka ba’an ee lagu hayo Deegaanka Si looga dhigo Dhuxul Waxaa kale oo uu sheegay Sida ay Muhimka u tahay in la helo tamartii bedeli lahayd Dhuxusha isagoo intaas ku daray in Shooladuhu ay Yihiin Shayga ugu Dhow ee amuurtan lagu baajin karo.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Gollis(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
