Madaxweyne Siilaanyo oo iibgeynaya Madaarka Hargeysa iyo Dekedda Berbera ka dibna Caafimaad u tegeya UK
London Jan 21,2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa safaro ujjeedo badana ugu kala kicitay dalalka Faransiiska,UK iyo Imaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa haatan safarka uu haatan ku joogo dalka Faransiiska waxa uu ku iibgeeyay dekedda Berbera oo ay shirkado dalkaasa xiiseynayaan. Halka lagu wado in uu taa uga gudbo safar uu ku tegi doono Shariqa oo uu…
