Webmaster

    Somaliland: Progress Towards a Regional and International Role -Questions and Answers.

    Below questions and answers are the summary of a meeting held at Chatham House on 31 October 2013. The meeting looked at Somaliland’s efforts towards becoming an internationally recognized independent state. 1) Question What efforts are being made by the Somaliland government to ensure that Somaliland’s regional allies Kenya and Ethiopia accept the official status of…

    Read More

      Dowladda Soomaaliya waxay halis u tahay in ay bur burto

      Naxariiste Allah lagama quusto hase yeeshe markii aan dhageeystey guuxa Shacbiga Soomaaliyeed ee ku saabsan rajo xumo ay ku muujinaayaan Dowladda hadda jirto taas oo ugu wacan.   1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya oo ah qofka ugu sareeya Dowladda soomaaliya oo xalin kari waayay Siyaasada Gudaha taas oo ku saabsan buuqa ka jira Goboladda…

      Read More

        Fifth Round of Somaliland and Somalia Talks Get Underway in Istanbul-(Video)

        Istanbul, 17 Jan 2014 (SDN) –The fifth round of the negotiations between Somaliland and Somalia’s federal government has begun on Thursday in Istanbul, Turkey. Somaliland’s Foreign Minister who was leading Somaliland negotiations team has said that that they will not compromise Somaliland’s independence. In an interview with BBC Somali programme, Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis…

        Read More

          Madashii Maanta ee Shirka Istanbul,Mawqifka Somaliland oo Sii Xoogaystay iyo Khudbadihii laga Jeediyay ka DAAWO Shabakada Qurbejoog.com

          Istanbul 15.Jan 2014 (SDN)-Wajigii Shanaad ee wada-hadallada u dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyada  Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wararka ayaa sheegaya in si horudhac ah la isugu af-gartay in la sameeyo guddi fududeeya wada-hadalka oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Waxaa halkaasi ka Hadlay Ergada Somaliland…

          Read More

            DAAWO Qaabkii Loo Soo Afjaray Shaqaaqadii Deegaanka Docollaha iyo Dhaarinta Labada Beelood

            Oog 16.Jan 2014 (SDN)- Waxaa Galabta lagu Dhaariyay Tuulada Jilinbuul Konton Xubnood oo ka soo Kala jeeda Labadii Ardaa ee dhawaan Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Docollaha Waxaana dhaarintaas Goob Joog ka ahaa Weftigii Wasiirka Arrimaha Guduhu Hogaaminayay iyo Ergooyin ka soo Gurmaday Gobolada Somaliland. Munaasibada Dhaarinta Kontonkan Xubnood waxaa ka Hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha,Hawlaha…

            Read More

              Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo Kulan la Qaayau Danjiraha Ingiriiska iyo Sweden u Fadhiya Somalia

              Muqdisho 16.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay danjireyaasha dalalka Sweden iyo Britain u fadhiya Soomaaliya. Guddoomiye Jawaari oo saxaafadda la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay in ay danjireyaasha ka wada hadleen doorka dalalka deeqda bixiya ee qorshe howleedka baarlammaanka ee sanadka 2014-ka….

              Read More

                Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Qabanqaabada Munaasibadda Lagu Shaacinayo Wasiirrada Cusub Oo Ka Socota Madaxtooyada

                Muqdisho:16-Jan-2014(SDN)-Wararka ka imanaya Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegaya in Halkaas ay ka socoto Qabanqaabada Munaasibaddii lagaga dhawaaqayey Golaha Wasiirrada Cusub oo muddo soo Socday.   Sida ay sheegayaan wararka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku wargeliyay xubnaha uu u magaaabayo Wasiirada inay soo xaadiraan munaasabada ku dhawaaqista, isla markaana uu la leeyahay kulamo horu dhac, waxaana xubnaha magacaaban…

                Read More

                  Al-Shabab: Guardians of Somali Identity?

                  By: Abdullahi Boru Halakhe British Channel 4 journalist Jamal Osman had an exclusive on al-Shabab that included a training and graduation ceremony. The picture that emerged was that al-Shabab is a sophisticated group which, more than others, grasped the duality of the state; one of brutal efficiency in employing force and in the second order,…

                  Read More

                    Wareegii Shanaad ee Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia oo Furmay iyo Weedhihii labada dhinac Sawiro

                    Istanbul 16.Jan 2014 (SDN)- Maanta waxa ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga wahadalladii u dhexeeyay dowladdaha  Somaliland iyo Somaliya kuwaasoo socon doona labada maalmood ee soo socota. Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis  ayaa Sheegay inay Xukuumad ahaan Mar Walba soo dhawaynayaan Amboqaadka Wada Hadalada Waxaanu Sheegay in aanay Waxba ka Hirgalin…

                    Read More

                      Hawl Gal ay Fuliyeen Ciidamada Bada ee Punt Land oo ay ku Soo Qabqabteen Doonyo Si Sharci daro ah Xeebahooda uga Kalluumaysanayay

                      Boosaaso 16.Jan 2014 (SDN)- Ciidanka badda ee maamulka Puntland ayaa maanta howlgal ay ka fuliyeen xeebaha deegaannada Baargaal iyo Murco ee gobolka Bari waxay ku soo qabteen afar doon oo laga leeyahay dalka Yemen oo la sheegay inay si sharci-darro ah uga kalluumeysanayeen biyaha Soomaaliya. Taliyaha ciidanka howlgalka sameeyay oo lagu magacaabo Maxamed Saciid Cali Burci…

                      Read More

                        “Run ahaan Khasaaraha Meesha ka dhacay Waa Dhaawaca Sadex Qof ” Maayarka Degmada Saylac

                        Sheekh Awaare 16.Jan 2014 (SDN)- Saddex qof ayaa ku dhaawacantay dagaal maanta dad xoolo dhaqato ah ku dhex maray deegaanka Sheekh Awaare oo ka tirsan degmada Seylac ee gobolka Salal. Guddoomiyaha degmada Seylac Xuseen Iidle Barkhadle ayaa  sheegay inay wadaan dadaallo ay ciidan ugu dirayaan deegaanka lagu dagaallamay, ayna qorsheynayaan waan-waan la dhex dhigo labada…

                        Read More

                          Isku Dhicii Booliska iyo Dadweynaha Suuq Yaraha Jaamac Gunti ee Hargaysa oo ay Ku dhaawacmeen Afar Qof

                          Hargaysa 16.Jan 2014 (SDN)- Cagafyada Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa saaka subax ku Waabariistay iyagoo kaashanaya ciidamada gaarka u ah dawlada  Hoose Suuqa Jaamac Gunti  oo ku yaala Xaafada Xero-Awr eeMagaalada Hargaysa. Hawl-galka suuqaasi ee saaka ayaa sababay iska hor-imaad dhex maray ciidamada bileyska iyo dadka ganacsatada ah ee suuqaasi ku sugnaa Wararka aanu…

                          Read More

                            Labadii Beelood ee Ku Diriray Deegaanka Docollaha oo Galabta laga dhaarinayo Xubno Damaanad Qaada Nabad aslaaxinta

                            Oog 16.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu hogaminayey wasiirka wasaradda arimaha gudaha ee JSL Md cali Maxamed warancadde oo weli gobolka Sool u jooga hawlo dhinaca nabadaynta ah oo laga dhex wado labo ardaa oo deegaankaasi wada dega oo dhowaan iska hor’imaad  dhimasho keenay ku dhexmaray deegaanka docollaha ee W/galbeed Gobolka Sool ayaa maanta ka warbixiyey…

                            Read More

                              Wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Somaliland oo goor dhow ka furmay Turkiga

                              Istanbul16Jan14(SDN) Wadahadalladan u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada iStanbul ee dalka Turkiga, halkaasoo ay xalay iyo Shalay siyaabo kala duwan u gaareen wufuud ka kala socota labada dhinac oo horay dhowr jeer ugu kulmay dalkaasi islana meel dhigay in lasii wado Wadahadallada u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland. Shirkan…

                              Read More