Hargeysa: Ururka Maankaab ee Galbeedka London oo deeq gaadhsiiyay bukaanada qaybta Dhimirka Cusbataalka iyo Maamulka Cusbataalka Guud oo ka mahadceliyay
Hargeysa 17 Sept.2013 (SDN)- Ururka samofalka ee Maankaab oo ka dhisan galbeedka magaalada London, ayaa maanta maamulka cusbataalka guud ee Hargeysa ku wareejiyay deeq kala duwan oo uu ugu talogalay bukaanada ku jira qaybta Dhimirka ee cusbataalka caasimadda. Munaasibad loo sameeyay wareejinta deeqdaas oo lagu qabtay qaybta Dhimirka ee cusbatalka, waxa ka qaybgalay Agaasimaha Guud…
