Webmaster

    “Maamul Xumida dalka ka jirta waa ta Keentay in Shirkadii Genel Energy iyo Diyaaradii Ethiopia Airways ay inaga baxaan” Mujaahid Ibraahin Dhego weyne {DHAGAYSO}

    Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Mujaahid Ibraahim C.laahi Xuseen (dhego weyne) oo ah Afhayeenka Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa mar kale ku celiyay in Madashoodu ay Sugayaan in Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Jawaab waafi ah ka bixiyaan qodobo ay Dawlada ku dhaliileen oo uu Tilmaamay inay Yihiin kuwa Jira…

    Read More

      Security Remains Elusive in Somalia

      Mogadishu, Sep 18, 2013 (SDN) -Al-Shabaab, the al-Qaeda-linked group operating out of Somalia, has reportedly lost one of its most visible fighters, Omar Hammani, an American born and raised in Daphne, Alabama. Hammani is believed to have been killed on September 12. He moved to Somalia in 2006 to fight for al-Shabaab and was added…

      Read More

        “Madaxweynaha Abaal la’aanta waanu ku Naqaanayee,Balse oohinta badan ayaanaan ku Ogayn” Mujaahid Xasan Guure Jaamac {DHAGAYSO}

        Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Jawaab ka bixiyay Naqdin uu Madaxweyne Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa wasiiradu ku qoonsadeen hadal uu hore warbaahinta uga sheegay oo tilmaamay inay Khalad tahay in Madaxweynaha,Ku Xigeenkiisa iyo Wasiirka Arrimaha Guduhu oo sadexda Mas’uul ee Golaha…

        Read More

          Wasiirka Khayraadka ee Somalia oo Muqdisho ku soo laabtay kana waramay Safarkiisa

          Muqdisho 18.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Kheyraadka Dalka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo uga maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Caalamiga ah Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa Wasiirka ku soo dhaweeyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda…

          Read More

            Mudanayaasha ka soo Jeeda Baydhabo ee Baarlamanka Somalia oo Maalintii labaad Safar ku jooga Bay

            Baydhabo 18.Swp 2013 (SDN)- Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ee laga soo doorto gobolka Gedo oo howlo shaqo maalmihii u dambeeyay ku joogay degmooyin ka tirsan gobolka ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Xildhibaan Cismaan Aw-Libaax oo ka mid ah mudanayaashii booqday gobolka Gedo ayaa ku sheegay ujeedka…

            Read More

              Guddoomiyaha SONYO Oo Xaaladda Tahriibta Somaliland Ku Soo Bandhigay Shirweynaha Caalamiga Ah Ee Dhallinyarada Adduunka

              Kuala Lampur 18.Sep 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Mubaarak Ismaaciil Taani ayaa ka qayb galay shirweynaha dhallinyarada adduunka oo sannadkan si gaar ah loogaga hadlay Tahriibka Dhalinyarada Adduunka shirkaasi oo qabsoomay  12kii – 14-kii bishan September, 2013 kana dhacay dalka Malaysia, gaar ahaan Caasimada Gobolka Melaka ee Melaka, Guddoomiyuhu waxa uu…

              Read More

                Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka oo Markale si Kulul u Weeraray Hoggaaminta iyo shakhsiyadda Madaxweyne Siilaanyo.

                hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa maanta mar kale si  ba’an u naqdiyey Hoggaaminta Madxweyne Siilaanyo iyagoo cambaareeyey Hannaanka uu ugu jawaabo mucaaradkiisa. Shir jaraa’id oo ay  ee Madashu ku qabteen Huteel Xaraf ee Magaalada Hargeysa ayey ku  sheegeen inay  dhawaan qaban doonaan shir qaran oo aayaha waddanka lagaga tashanayo. Mujaahid xasan Guure jaamac oo…

                Read More

                  Dagaal gacanta la iskula tegay oo laba xildhibaan ku dhex maray Golaha wakiillada Somaliland

                  Hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Xeerka waddooyinka oo ayaamahanba dooddiisu ka socotayxarunta Golaha wakiilladda Somaliland, ayaa sababay inay xildhibaanadu gacanta iskula tagaan. Xildhibaan Ibraahim Mahdi buubaa iyo Xildhibaan Axmed  Nuur Kijaandhe, ayaa dagaal ba’an oo aan waxba la iskula hadhini dhex maray, ayadoon la sheegin wax khasaare culus ah oo labada xildhibaan dhex maray. Dagaalka ayaa ka bilaabay Ka dib…

                  Read More

                    Dawladda Sucuudiga Oo Lacag Badan ugu Deeqday La Dagaalanka Budhcad-badeedda Soomaalida

                    Riyad:18-Sep-2013(SDN)-Dowlada Waddanka Sucuudiga ayaa maalintii shalay ku dhawaaqday inay la dagaalanka Burcad-badeedda ugu deeqday lacag gaadhaysa 300,000 oo doolar.   Turki bin Mohammed bin Saud Al-Kabeer, ku xigeenka agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada iyo xidhiidhka wadamada isku taga imaaraadka carabta, ayaa ku dhawaaqay arintaasi.   Kulan looga hadlay arimaha budhcad-badeeda ahaana kulankii saddexaad ayaa…

                    Read More

                      Wasiirka Macdanta oo Ku Guuldarraystay inuu shcabkiisa ka qanciyo Sbababaha uu heshiisyada ula garab maro Golaha sharci dejinta iyo Bixintaankii Genel Energy

                      Hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Wasiirka Macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maalintii shalay faahfaahin ka bixiyey sababaha rasmiga ah ee shirkadda Genel Energy dalka uga baxday, iyadoo uu u dhigayy qaab aan waxba ka beddelin wixii ay shacabku markii horeba  aamin sanaayaayeen. Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay inay shirkaddu dalka uga baxday Nabadgelyo darro  ay xukuumadda Britain ku sheegtay…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Reer Togdheer u sheegay inuu Koox Gaar ah ka shaqayn kari la yahay

                        Hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) ayaa la sheegayaa inuu cabasho la hortegay waxgaradka iyo odayaasha Reer Burco. Sida ay sheegayaan warar hoose oo ay heshay shakadda wararka ee Q       urbejoog.com, waxa uu madaxweynuhu si cadho leh  ugu sheegay Kulankii magaalada Burco kula yeeshay inuu khaati ka joogo oo uu ka shaqayn kari la’yahay Kooxda Madasha…

                        Read More

                          “Waxaan ku faraxsanahay in Goobtan oo aan sannad iyo badh ka hor dhagax dhigay inay maanta heer lagu faano marayso” Aamina Weris

                          Burco 18.Sep 2013 (SDN)-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Sh.Maxamud Jirde “Aamina Weris” oo ku Sugan Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayaa kormeer ku soo samaysay Goobta laga dhisayo Xarunta Daryeelka Caruurta Agoomaha ee Magaalada Burco. Wakiilka hay’ada HEEDO Marwo Amaal Cali Maxamed ayaa Marwada Madaxweynaha warbixin ka siisay marxaladihii  ay maratay Goobta loo dhisayo Caruurta…

                          Read More

                            Afhayeenkii Xisbiga Ikhwaanka oo Booliska Masar xabsiga u taxaabeen

                            Qahira Sept 18,2013,2013(SDN)-Ciidamada Booliska ee dalka Masar ayaa xabsiga dhigay afhayeenkii Ikhwaanka ee uuqada Ingriisida ku bixin jiray mowqifka xisbigan talada laga maroorsaday. Gehad el-Haddad ayaa boolisku ku eedeeyeen in uu abaabulay colaad sida ay shaacisay warbaahinta ku hadasha afka xukuumada dalkaasi. Gehad ayaa ahaa afhayeenka Ikhwaanka ee loogu wareysiga badnaa xiligii madaxweyne Morsi uu…

                            Read More

                              Madaxweynaha dalka Brazil oo baajisay booqasho ay ku tegi leheyd dalka Mareykanka,mexey tahay sababtu?

                              Brazilia Sept 18,2013(SDN)-Haweeneyda madaxweynaha ka ah dalka Brazil Dilma Rousseff ayaa baajisay booqasho hore loo sii qorsheeyay oo ay ku tegi laheyd dalka Mareykanka. Arintan oo loo arkay mid muujineysa sida labada dawladood cilaaqoodkoodu u sii xumaanayo ayaan shaacin sababta dhabta ah ee ay goaankan u gaartay. Waxaase lala socdaa in ay dhawaan soo shaac…

                              Read More

                                Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Oo Maanta ka Jawaabaya Eedihii Madaxweynuhu u Xambaariyey Boogo Kalena Dooxi Doona

                                Hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa lagu wadaa inay maanta jawaab adag ka bixiyaan Eedihii kala dambeeyey ee Madaxweyne Siilaanyo u kala dambaysiiyey. Sida ay madaxda ugu sarraysa Madashu Habeenkii xalay u xaqiijiyeen Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, waxa ay Maanta qaban doonaan shir weyn oo ay jawaab kaga bixinayaan Ilaaqdii Madaxweynaha iyo Ashkatadii uu iyaga…

                                Read More

                                  Nuxurka War Murtiyeedka Shirkii Brussels,Qaabka looga hadlay Qoondaynta dhaqaale ee Somalia iyo Somaliland

                                  Brussels 17,Sep 2013 (SDN)- Waxaa Shalay lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Brussels ee dalka Beljim-ka ayaa si Cad loogu qeexay Siyaabaha ay Midowga Yurub dhaqaalaha ay ugu deeqeen dalka Qalalaasaha siyaasadeed halakeeyay ee Somalia inay dib loogu dhiso, Waxay Daneeyayaashu iftiimiyeen kala duwanaanshaha Marxalada Somalia oo ah Dib u dhis iyo ka soo Kabashada Burburka, halka…

                                  Read More

                                    Shir lagu Gorfaynayay Xakamaynta Burburka Wadooyinka oo Garowe lagu soo gabo gabeeyay

                                    Garowe 17.Sep 2013 (SDN)- Kulan looga hadlayay horumarinta jidadka iyo xakameynta burburka waddooyinka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Kulanka oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay socday ayaa waxaa soo qabanqaabisay hay’adda waddooyinka Puntland, waxaana ka qeyb-galay ganacsato, injineerro ku xeel-dheer dhismaha waddooyinka iyo mas’uuliyiinta maamulka Puntland. Guddoomiyaha hay’adda…

                                    Read More