Webmaster

Magaaladda Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag oo Mudaraad lagaga soo Hor jeedo Dilkii Taliyihii Booliska Saaxil uu ka Dhacay DAAWO.

Ceel Afweyn 4,March,2016(SDN/QJ):- Waxaa Deegaamo door ah oo ka tirsan Somaliland weli ka oogan Xaalad ka dhalatay Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil alle ha u naxariistee Marxuun Gaashaanle Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud “Casayr” . Magaalooyin door ah ayaa Waxaa ka dhacay Dibad baxyo ka dhan ah dilkaasi kaas oo Xukuumadda lagaga dalbanayay inay Sharciga…

Read More

Ciidamada RRU Oo Saqdii Dhexe ee Habeenimo u Daatay Guriga Taliyihii Hore Ee Booliska Gobolka Togdheer Haatana ah Saraak Sareoo ka Tirsan Xisbiga Waddani DAAWO

Burco 4,March,2016(SDN/QJ):- Ciidamadda ka hor taga Argagixisada iyo ka fal celinta weerarada argagixiso ee RRU ayaa Habeen hore waxay u daateen Guriga Taliyihii hore ee qaybta booliska Gobolka Togdheer Mr Ilka Case kaas oo haatan ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More

Taliyihii Hore ee Laanta Socdaalka Somaliland oo ka hadlay Waxqabadkii u Hirgalay Mudadii uu Xilka Laanta Socdaalka Hayay DAAWO

Hargaysa 4,March,2016(SDN/QJ):-Taliyihii Hore ee Laanta Socdaalka Somaliland ayaa Si rasmi ah Xilkii ugu Wareejiyey Taliyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay Hay’adaasi. Munaasibad loo sameeyay Xil wareejinta Labada Mas’uul ayaa waxa ka qayb galay Wasiirul dawlaha wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Mas’uuliyiin ka socday Hay’adaha Caalamiga ah ee Wada shaqaynta la leh Laanta…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Daboolka ka qaaday in Ciidamadu Soo qabqabteen 8 Ka Mid ah Kooxdii Dishay Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil DHAGAYSO

Berbera 03 March 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Amaanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Gacanta ku Dhigay 8 ka Mid ah Kooxdii Dablayda ahayd ee dishay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil alle ha u naxariistee Gaashaanle Cabdirisaaq Yuusuf Maxamud “Casayr” Sidaana Waxaa Shaaca ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade. Mobilekaaga ku dhagayso

Read More

Shirkada Telesom oo hawada ka saartay Riyaawaayad ka warameysay dhibaatooyinka Shirkada

Hargeysa Mar 03,2016(SDN/QJ)-Shirkada isgaarsiinta Telesom ee ka hawlgasha degaanada Somaliland ayaa ku sifoowday eedeymo loogu soo jeediyay riwaayad laga sameeyay habdhaqankeeda ka dib kolkii hawada laga waayay muuqaalkii riwaaydaas. Muuqaalkan ayaa soo bandhigay dhibaatooyin is dulsaaran oo la xiriira dhanka dhaqaalaha, warbaahinta, dawladnimada iyo caafimaadka oo laga dhaxlay sida riwaayada lagu sheegay Shirkada Telesom. Shirkada Telesom…

Read More

War Deg Deg ah: Ciidamadda Amaanka oo Gacanta ku Soo dhigay 8 Nin oo lala Xidhiidhinayo Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska G.Saaxil iyo 3 La Sheegay inay Baxsadeen

Berbera 03 March 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Amaanka Oo Gacanta ku soo dhigay qaar ka mid ah Dablaydii La Baadi Goobayey ee Dishay Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa sheegay in ay ciidanka amaanka ee labadii maalmood ee u dambeeyey ku daba jiray kooxdii dablayda ahayd ee…

Read More

WAA GABAY BAROOR DIIQ IYO TALABA AH OO KU SAABSAN GEERIDII ALLE HA U NAXARIISTEE TALIYE CABDIRISAAQ YUUSUF ( CASAYR )

Inkastoonu ruux garab marayn goortu dhimanaayo Qadarkuna go,aan yahay ka yimi samada guudkeeda Geerida caseyr waxay ahayd guul dariyo ceebe Waakaa go,yoo kugu go,aan geesna kaa marine Maangaabka gobolkii kastaba jooga gudihiisa Marxuumkan iyo geesh horaba way naga galaafteene dalka gibil ka daahduu ahaa gaydha dhaxamaaye gurmadbuu dalka uhaanjiriyo gaadh nafta u huraye Gar,soorbuu dalka…

Read More

Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xukumada Ugu Baaqay Inay Si DEG-DEGA-Gacanta Ugu Soo Dhigto Gacan Ku Dhiglayaashii Khaarajiyey Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil DAAWO

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday inay Sida ugu dhakhsiyaha badan Sharciga u hor keento Gacan ku dhiiglayaashii Jid gooyada u Galay alle ha u naxariistee Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuun Gaashaanle Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud “Casayr” oo Koox dablay ahi doraad ku Khaarajiyeen Deegaanka Biyoole ee Gobolka…

Read More

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Hay’adaha Warbaahinta ee Dalka ka hawl gala & Qodobo la isla qaatay DAAWO

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland md, Cismaan C.laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa maanta kulan la qaatay mulkiilayaasha saxaafada dalka ka hawl gala iyo ururada suxufiyiinta ee Solja iyo Wija waxaana laysla meel dhigay qodobo muhiima. Kulankaasi ayaa la Iskula Qaatay Qodobadan Hoos ku Xusan Arrimaha Amniga iyo Xasiloonidda dalka. Inay inaga reebanaato…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Xaalada Guud Ee Gobolka Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka sanaag Mudane Axmed Cabdi Falaay ayaa ka warbixiyay halka ay marayso xaalada guud ee gobolka sanaag isagoona sheegay inuu hada dagan yahay ay ciidamada boolisku ku guulaysteen inay kala dareeriyaan dadkii mudaharaadka sameeyay Shalay. Sidoo kalena waxa uu sheegay dhaawac kasoo gaadhay mudaharaadki ka dhacay gobolka qaar kamida saraakiisha ciidanka booliska…

Read More

Guddoomiye CIRRO Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Wada Hadal La Furayaan Garabka Is-Bahaysiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaraadka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu Xisbiga WADDANI wada haddal la furaayo garabka isbahaysiga KULMIYE, isagoo sheegay Guddoomiyuhu in hoggaanka Xisbiga WADDANI uu ka shir arinkaasi,isla markaana ay isla qateen in ay wada xaajoodyo la bilaabaan garabka…

Read More

Agaasimaha Guud ee Caafimaadka oo ballan ku qaaday inuu Qasnadda Dawladda ku shubayo Lacago intuu Ogaa ka badan oo Wasaaradda lagaga qaado Farmasiiyada Dalka

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa bilowday Qorshe ay ku diwaangelinayso isla-markaana Ogolaansho Ganacsi ku siinayso Farmasiiyada iibiya Daawooyinka ee ku yaalla Gobollada iyo Degmooyinka Dalka. Wasaaradda Caafimaadka, ayaa Farmasii kasta oo ku yaalla Dalka ka qaadeysa lacag dhan $ 250 doollar, waxaana markaasi ka dib la siinayaa Farmasi kasta Shahaado Ganacsi oo loogu fasaxayo…

Read More

Guddida Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda oo Magaaladda Boorama ku qabtay Kulan lagaga arrinsanayo Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda DAAWO

Boorama 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudi hoosaadka Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda oo Maalmihii la soo dhaafay Socdaal Talo urursi ah Ku Wajahan Xeerka lagu soo dooranayo Golaha Wakiiladda iyo Saami qaybsiga Gobolada ku Joogay Magaaladda Boorama ayaa Kulan la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal Iyo Maamulka Gobolkaasi.

Read More

Guddoomiye Cirro oo sheegay in kala Xadeynta Deegaannada Waqooyiga Hargeysa loo raacayo Sharcigii Lixdankii

Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Muran ka taagan Deegaannada Lixda ah Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex, kuwaas oo doorashooyinkii kala dambeeyay ee Dalka ka dhacay looga qaban waayay muran u dhexeeya Dadka deegaannada AWDAL, SAAXIL iyo Maroodi-jeex, inkasta oo deegaannadaasi ku…

Read More