Webmaster

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Doorkii Gudoomiye Muuse Biixi ee Dirirtii Sokeeye,Cirro Muxuu Ka Yidhi,Hadii uu Guul daraysto Murashaxee ayuu Jeclaan lahaa? DAAWO

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka taariikheeyay Doorkii Dhigiisa Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi uu ku lahaa Dagaalkii Sokeeye ee Dalka ka dhacay. Faysal Cali Waraabe Waxaa kale oo la Weydiiyey Su’aal Xiiso badan oo ku saabsan hadii uu Mar kale ku Guul daraysto doorashadda Madaxtooyadda labada…

Read More

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland oo Cadeeyay inaanu Anshax Marin Karin Mas’uul dawladeed oo Ololaha Xisbiga Kulmiye qayb ka noqday AKHRI

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada ayaa ka Falceliyey Qoraal ay Guddida Anshaxa Doorashadu kaga dalbadeen inuu Anshax Marin ku sameeyo Cabdi Kariin Xinif oo ah Agaasimaha Maamulka ee Komiishanka Cudurka AIDS-Ka oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ku daray Gudi soo xulaysa Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye ee hawsha doorashada Madaxtooyadda. Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Sharmaarke…

Read More

Qoomiyada Oromada oo Kililka Soomaalida ka Jartay Laydhka Tamarta ah ee Dhankooda uga Yimaada,Soomaalida Itoobiya oo Koronto La’aani la soo Deristay & Xalka oo Faraha ka sii Baxaya!!

Jig Jiga 09. October 2017 (SDN/QJ):- Ismaamulka Kililka Afaraad ee Qoomiyada Oromada Itoobiya ayaa Gebi ahaanba Waxay Jareen Laydhka Korontada Dabiicaga ah oo soo Mara Kililkooda una soo Gudba dhanka Kililka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya Kadib Markii Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar uu Joojiyey guud ahaanba Qaadkii iyo Khudradii laga keeni Jiray Dhulka Oromada ee loo…

Read More

Is Casilaadii Gudoomiyaha Aqalka Baarlamaanka Itoobiya oo Kor u sii qaaday Khilaafka u Dhexeeya Oromada Iyo Dawlada Dhexe ee Federaalka Itoobiya & Fadhi ay Maanta Yeelanayaan Labada aqal ee Sharci Dejinta Itoobiya oo Raysal Wasaaruhu furayo

Addis Ababa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Doraad ayay ahayd Markii Guddoomiyhii Golaha Aqalka Wakiillada ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya Abadula Gemeda uu si rasmi ah u shaaciyey inuu iska casilay Xilkaas, ka dib markii uu ka cadhooday sida ay dawladda dhexe ee Itoobiya uga jawaabtay Codaaladdii dhawaan dhex-martay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada Itoobiya markii ay Oromadu…

Read More

Guddida Anshax Marinta Ciyaaraha ee Ururka Fifa oo Telefishanka Bein Sport dartii Sucuudiga Iyo Qatar u saartay Ganaax Lacageed Iyo Digniino Qoraal ah!!

Riyadh 09. October 2017 (SDN/QJ):- Guddida anshax marinta ee xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa ganaax lacag ah dul dhigtay xidhiidhada kubbadda cagta ee dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta kadib markii lagu helay in ay jebiyey xeerka xuquuqda warbaahinta ee xilliga ciyaaraha isreeb-reebku socdaan. Sucuudigu waxaa lagu ganaaxay 7’500 oo ah lacagta Faranka ee…

Read More

Qaramada Midoobay oo Ku eedaysay Ciidanka AMISOM in Sannadkii tegay ay Somalia ku Dileen 42 Caruur ah

New York 09. October 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobey waxay Ciidanka howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku eedeysay in sanadkii la soo dhaafay ee 2016ka ay Soomaaliya ku dileen 42 Carruur ah. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres,ayaa Golaha amaanka ee Qaramadaa Midoobey ka hor sheegay in khasaaraha ugu badan uu dhashay xilliyada howlgalka ka…

Read More

Wax Ka Baro Akhriste Cudurka Dhiig Karka ee Caruurta,Sababaha Keena Iyo Siyaabaha ugu Haboon ee Looga Hortagi Karo!!

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Dhiigkarku waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka caafimaad ee carruurta dunida maanta sida aadka ah ugu soo badanaya. Sababaha keenana waxaa ugu badan miisaanka carruurta ee sii kordhaya iyo xarakaadka iyo ciyaarta oo ku yaraaday carruurta, waxaa iyaduna qayb weyn sababta ka ah isticmaalka badan ee internet ka.   Cilmibaadhis…

Read More

Diyaarad aan Duuliye lahayn oo Duqayn ku dishay Xubno loo Tirinayo inay Ka Mid Yihiin Mintidiinta Al-qaaciidada Yemen

Sanca 09. October 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka soo baxaya dalka Yaman ayaa sheegaya in shan qof oo la socda Baabuur ay ku dishay diyaarad aan duuliye lahayn deegaanka Ragwaan ee gobolka Ma’rib ee dalkaasi, kuwaas oo lagu sheegay in ay ka tirsanaayeen mitidiinta Al-qaacida. Diyaaradan weerarka fuliysay  ayaa laga lahaa dalka maraykanka, iyadoo ay jirto…

Read More

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay oo soo jeediyey in Gurmad aadmi-nimo la Gaadhsiiyo Jasiirado ku yaal badweynta Atlantiga oo Duufaano is xig xigaa Ku dhufteen

New York 09. October 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Mr: Anteeniyo Guteeras ayaa bulshada caalamka ugu baaqay in ay gargaar iyo taakulayn dheeraad ah u diraan Gasiiradaha Karibiyaanka ee ku yaala Badd weynta Atlaantiga, kuwaas oo burbur balaadhan kalo kulmay duufaano isdabajooga oo halkaasi ka dhacay. Mr: Guteeras waxa uu intaasi ku daray…

Read More

Warbixin Kashiftay Loollan Ka Dhex-Qarxay Kulmiye, Waxa Laysku Haysto & Shuruud Isbaaro Ku ah Musharrax Muuse oo Odayaashiisa la Hor-dhigay

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):- Telefeshinka Eryal, ayaa baahiyey in magaalooyinka Hargeysa iyo Burco si weyn looga dareemayo loollan adag iyo hirdan ka dhexeeya Masuuliyiin Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda talada haysa ka tirsan, kuwaas oo ku hirdamaya Guddoomiyennimada Xisbiga Kulmiye oo ay doonayaan xubno dhawr ahi inuu Guddoomiyaha wakhtigan ahna Musharraxa Madaxweynaha Kulmiye Muuse Biixi…

Read More

Barmaamij Xog-Badan Xanbaarsan Oo Diirada Lagu Saarayo Boobka Iyo Musuq-Maasuqa Ay Xukuumadda Kulmiye Ku Kacdey DAAWO

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkan oo diirada lagu saarayo boobka iyo dhaca ay xukuumadda KULMIYE kula kacdey hantida kala duwan ee qaranka Somaliland,  waxaan barmaamijikan qodob qodon loogu kala qaadayo musuq-maasuqa kala duwan ee ay ku kacday xukuumadda KULMIYE intii ay taada dalka haysay.

Read More

‘’Badbaadada Qaranka Somalia Waxay ku Jirtaa iyadoo Xisbiga Kulmiye Murashixiintiisa La Doorto’’ Taliyihii Hore ee Ciidanka Sirdoonka Somaliland DAAWO

Boorama 08. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyihii hore ee Ciidanka Sir-doonka Somaliland ayaa goob fagaare ah oo ay fadhiyeen Musharaxiinta  Xisbiga KULMIYE waa Muuse Biixii Iyo Saylici ka sheegay in bad-baada Qaranka dalka Somaaliya ay ku jirto bulshada somaliland oo doorata Xisbiga KULMIYE , si uu mar labaad talada dalka Gacanta ugu dhigo.

Read More

Caasimadda Somaliland ee Hargaysa oo ay Maanta soo Gaadheen Agabkii Ugu Danbeeyay ee Lagu Qaban doono Doorashadda Madaxtooyadda & Weedhihii laga Yidhi!! DAAWO

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Magaaladda Hargaysa laga soo Dejiyey agabkii ugu danbeeyay ee Suurto gelinayay Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda ee Ku astaysan inay Somaliland ka qabsoonto 13-ka Bisha November ee Sannadkan. Todobada Xubnood ee Guddida Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Wakiiladda Sadexda Xisbi qaran ee wada Shaqaynta…

Read More

Saraakiisha Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Fariin Adag U Diray Laamaha Dawlada, Kana Waramay Isbedelka Xafiiska DAAWO

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Ayaa Shir Jaraa’id Ay Ku Qabteen Gudaha Xafiiska hantidhawrka Waxa Ay kagaga Warameen Isbedelada Lagu Sameeyey Haayada hantidhawrka Qaranka Somaliland, Sidoo kale Waxaa Ay Fariin u Direen Dhammaan laamaha kala duwan ee Dawlada Taas oo Ku Waajahan Sidii Loo Ilaalin Lahaa Hantida Qaranka Somaliland…

Read More

Hargaysa oo Lagu Soo dhaweeyay Laba Siyaasi oo Xisbiga Kulmiye u fadhiyey Dalka Ingiriiska & Balan ay ku qaadeen inay Olole Xoogan ka Geli doonaan Kaambaynka Doorashada DAAWO

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):- Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Duulista Iyo Ciyaaraha oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Iyo Madax dhaqameed ayaa soo dhaweeyay Siyaasiyiin ka mid ah Xisbiga Kulmiye ee Cariga Ingiriiska.

Read More

Somaliland: Sicir-Bararka iyo Sarif Bararka oo sii Xumanaaya

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):- Sicir-bararka iyo sarrif-bararka is biirsaday  ee ka taagan Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa galay marxaladdii ugu xumeyd taariikhda 26-kii sannadood ee dalkani  madax-bannaanidiisa la soo noqday, waxaanay  xaalad aad u adag oo nololeed soo wajahday dadka danyarta ah oo markii horeba ay haysatay dhaqaale xumo iyo shaqo la’aan. Maceeshada daruuriga ah, ayaa…

Read More