Webmaster

Dalalka Turkiga iyo Maraykanka ayaa mid waliba dhinaciisa yareeyey dal ku gallidii ay muwaadiinta kala sii jireen ka dib markii Mareykanku soo saarey qaraar uu ku yaraynayo dal ku galada ay bixin jireen ee  Turkiga!!

Washington 11. October 2017 (SDN/QJ):- Safaaradda Turkiga ee magaalada Washington ayaa waxay sheegtay inay u baahan-tahay in ay dib u qiimayn ku sameyso sida ay dawladda Maraykanka uga go’an tahay ammaanka shaqaalaha Qunsuliyadda Turkiga iyo hawlahooda. Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo la qabtay qof ka shaqaynayay qunsuliyadda Maraykanka ee magaalada Istanbul, kaasoo lagu tuhunsan…

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku Tegay Dalka Serbiya & Dulucda Socdaalkiisa

Ankara 11. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Mr: Rajab Dayib Ordugan ayaa uga bilaabantay laba cisho oo booqasho rasmi ahi dalka Serbiya, iyadoo madaxweynaha dalkaasi Mr: Aleksandar Fisiga si fiican ugu soo dhaweeyey caasimada dalkaasi ee Belgiraydh. Madaxweynaha Turkiga waxa booqashadiisa Belgiraydh ku waheliya ilaa sideed wasiir iyo laba boqol oo ganacsadayaal ah, taas oo…

Read More

Ujeedada Booqasho uu Raysal Wasaaraha Ruushku ku tegayo Dalka Jasaa’ir

Moscow 11. October 2017 (SDN/QJ):- Ra’isal wasaaraha Dalka Ruushka Dmitry Medvedev ayaa lagu wadaa inuu todobaadan socdaal ku tago dalka Jasaa’ir isaga oo inta uu halkaa joogo wada hadal ku saabsan xidhiidhka iyo cilaaqaadka labada dal la yeelan doonaa Madaxda dalkaasi heshiisya Cusub-na ay u kala saxeexan lahayeen. Ra’isal wasaare Dmitry Medvedev ayaa wareysi uu…

Read More

Khasaaraha ka Dhashay Dab qabsaday Dhismi ku Yaala Magaaladda Jeesaan ee Sucuudiga

Jeesaan 11. October 2017 (SDN/QJ):- Afar qof oo saddex caruur ahaayeen ayaa ku dhintey, afar qof oo kalena waxa ka soo gaadhay dhaawacyo Dab ka kacay dhisme la degan yahay oo ku yaala magaalada Jeesaan ee dalka Boqor tooyadda dalka Sucuudiga. Afhayeenka Rasmiga ee maamulka difaaca madaniga ah ayaa waxa uu sheegey in dhismahaasi uu…

Read More

Weerar Lagu Qaaday Jaamacad Ku Taal Dalka Kenya Oo Sababay Khasaare Dhimasho

Nairobi 10. October 2017 (SDN/QJ):- Koox hubeysan ayaa  la sheegay in ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa Jaaamacadda Farsamada (The Technical University of Mombasa) oo ku taalla Deegaanka Xeebta leh ee Kwale. Booliska iyo goobjoogayaal ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay Labo Haween ah oo ka tirsanaa shaqaalaha Jaamacadda, iyadoo Labo Askari, Darewal iyo…

Read More

Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ku Soo Laabtay Caasimadda Hargaysa Kana Waramay Waxyaabihii ay Ka wada hadleen Iyaga iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya DAAWO

Hargaysa 10. October 2017 (SDN/QJ):-Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ee Booqashada ku Joogay Xarunta dalka Itoobiya ee Addis ababa ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Caasimadda Hargaysa kana warbixiyey Ujeedadad Socdaalkooda.

Read More

Murashax Cirro oo Socdaal Kedis ah Kaga Dhoofay Madaarka Hargeysa+ Marti-qaad Rasmi ah oo uu Ka Helay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya

Hargaysa 10. October 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo, ayaa galabta socdaal ugu baxay dalka Itoobiya, ka dib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay rasal wasaaradaha dalkaasi Mr.Hailemariam Desalegn. Socdaalkan Murashax Cirro, ayaa waxa ku wehelinaaya hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weli ba Pro.Maxamed…

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Oo Maanta Ka qaybgalay qalinjebinta dufcadii 9aad ee ka baxda Jaamacada Admas Oo Munaasibad Balaadhan Loogu Qabtay Mansoor Hotel SAWIRO

Hargaysa 10. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta ka qaybgalay qalinjebinta dufcadii 9aad ee ka baxda Jaamacada Admas, oo munaasibad balaadhan maanta loogu qabtay hotel Mansor Hargeysa, madaxweynaha oo halkaasi ka jeediyey khudbad xambaarsan hambalyo iyo dardaaran ayaa yidhi “Dhammaan marti-sharafta, masuuliyiinta kala duwan, madaxda Jaamacadda, Macalimiinta iyo Ardayda…

Read More

Hogaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga Iyo Ku Xigeenkiisii oo Gebi ahaanba Sheegay in aanay Ka Qayb galayn Doorashada Ku Celiska ah,Sababta ay Daliishanayaan & Dibad Baxyo ay Ku baaqeen

Nairobi 10. October 2017 (SDN/QJ):-Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa daboolka ka qaaday in Isaga Iyo Ku Xigeenkiisii Kalonzo Musioka ay ka hadheen tartanka doorashada ee la qaban lahaa dhammaadkan bishan aynu ku Jirno ee October. Raila Odinga Wuxuu sheegay in dalabkoodii ahaa in Guddida doorashada la bedelo aan wax laga qaban kadib go’aankii maxkamadda…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Liiska Kama Danbaysta ah ee Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland Iyo Sida ay Gobolada Iyo Degmooyinka Dalku u Kala Bateen DAAWO

Hargaysa 10. October 2017 (SDN/QJ):- Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Liiska kama danbaysta ah ee tirada dadka qaatay kaadhka cod-bixinta doorashooyinka soo socda, iyagoo sheegay inay qaateen 704,089 oo cod bixiye, kuwaasi oo ka codayn doona 1642 goobood oo ku yaalla 21 degmo doorasho. Kulan Maanta ka qabsoomay xarunta Guddida Doorashadda isla Markaana ay…

Read More

Nuxurka Kulan Addis Ababa Maanta Ku dhex Maray Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye & Qodobada laga wada hadlay SAWIRO

Addis Ababa 10. October 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal-wasaaraha dalka Itoobiya Mudane, Hailemariam Desalegn, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha, ahna Murrashaxa Jagada Madaxweynaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay magaalada Addis Ababa ee waddankaasi.   Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Madaxa Warbaahinta Xisbiga Kulmiye Cali Jaamac Maxamed…

Read More

“Laga bilaabo Maanta waxaan ka tirsanahay Xisbiga Waddani, Ballanna waxaan ku qaadayaa inaan Sanaag Iyo Meel walba u Tago,Xisbiga Kulmiye Waa Dhashiisa Cune..” Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa si rasmi ah maanta shaaca uga qaaday inuu ka mid noqday Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo uu ku tilmaamay ka ugu cadaaladda roon Xisbiyada dalka, isla markaana waxa uu dhalliilay Xisbiga talada haya ee Kulmiye oo uu ku sheegay…

Read More

“Waxaan Qirayaa In Cabdiraxmaan Cirro Uu Yahay Nin Wanaagsan, Waxase Aan Leeyahay Somaliland Maanta Waxa Ay U Baahan Tahay Hoggaamiye Wanaagsan Ee Uma Baahna Nin Wanaagsan.” Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay shaqsiyada murashaxa xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro, isaga oo ku tilmaamay, inuu yahay shaqsi wanaagsan, balse aanu ahayn hoggaamiye wanaagsan oo Somaliland kala dabaalami kara duruufaha ku geedaaman. Wasiir Maxamuud ayaa xusay in dalku wakhtigan u baahan yahay Hoggaamiye…

Read More

Shil Baabuur oo Sababay Khasaare Dhimasho oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):-  Allaah ha u naxariistee Laba Ruux ayaa ku geeriyooday Shil Baabuur oo Isniintii maanta ka dhacay Duleedka Gableed ee magaalada Hargeysa, ka dib markii uu Gaadhi ay wateen labada Marxuum isla rogay ama la qallibmay. Labada Marxuum ee Shilkaa Gaadhi ku geeriyooday, ayaa Magacyadooda lagu kala sheegay; Cabdi Ismaaciil Cige oo…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Qaabilay SAWIRO

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay dalka Itoobiya, ayaa meeqaam heer sare ah oo diblumaasiyadeed loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo weftigiisa oo gaadhay magaalada Addis Ababa shalay galab, ayaa madaarka diyaaradaha ee caasimadda…

Read More

Beesha Gaashaan Buur Oo Xisbiga Waddani La Bahoobay Iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Sheegay In Kulmiye Bulshada Kala Qoqobayo SAWIRO

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):-Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaarad ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo xisbigu ku soo dhawaynayay taageerayaal. Xafladda Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynayo Siyaasiyiin, Xildhibbaano, Wax-garad, Aqoonyahan, Madax-dhaqameed, Dhallinyar, haween iyo weliba taageerayaal baaxad leh oo ka soo jeeda beelaha Gaashaan-buur ee Ciidagale…

Read More

Agaasime Cabdikariim Xinif Oo Jawaab Ka Bixiyey Qaraar Ku Saabsan Anshax-marin Isaga Ku Saabsan Oo Ka Soo Baxday Guddiga Komishanka Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha maamulka iyo lacagta u qaabilsan komishanka xakamaynta AIDS-ka ayaa jawaab ka bixiyay qaraar isaga ku saabsan oo ay soo saareen guddiga anshaxa ee komishanka Qaranka Somaliland. Agaasime Cabdi Kariin Xinif Waxa uu ku dooday in aanu Isaga iyo Madaxda la midka ah qabanayn Sharcigan ka maanacaya Shaqaalaha dawladu inay…

Read More

‘’Prof. Axmed Ismaaciil Samatar wuxuu ilawsan yahay, in Xiligii SNM Muuse Biixi Xeradii Halganka ku dhex xidhnaa oo Kiis Khatar ah uu Galay oo Dil Toogasho ah,Markuu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii Cigaalna uu ahaa Mas’uulkii Dagaalka Sokeeye Dalka ka Riday’’ Prof Buubaa DAAWO

Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Prof Ismaaciil Hure Buubaa ayaa ka dareen celiyey hadal amaan ah oo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ku bidhaamiyey waxyaabaha uu ku doortay Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi. ‘’Prof. Axmed Ismaaciil Samatar wuxuu ilawsan yahay, in Xiligii SNM Muuse Biixi Xeradii Halganka ku dhex xidhnaa oo…

Read More