Webmaster

    Nuxurka Kulan Qarsoodi ah Oo Wasiir Xirsi Gurigiisa Kula Yeeshay Wariyayaal ay Isku Beel Dhaw Yihiin Iyo Dagaal Qaawan Oo Ku Baaqay In Lagu Qaado Siyaasiyiin Uu Weedhahooda Dhibsaday.

    Hargeysa:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Habeen Hore Kulan     Qarsoodi ah Guri uu Magaalada Hargeysa ku leeyahay kula qaatay Weriyayaal beeshiisa kasoo jeeda, waxana kulankaas uu kusoo bandhigay Hankiisa siyaasadeed iyo Sidii ay u taageeri lahaayeen. Kulankan oo Si weyn loo qarinayey, ayaa sida Wargeyska Hubaal ku Helay Xogo u dhuun daloola,…

    Read More

      Akhri Magacyada Afar Nin Oo Al-shabaab Ku Toogatay Fagaare Bu’aale Ku Yaalla Iyo Eedaha Loo Jeediyey

      Bu’aale:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Al-shabaab, ayaa Goob fagaare ah ku toogatay Afar Nin oo ay ku eedeeyey arrimo kala duwan oo basaasnimo iyo kicin Ururka ka dhan ahi kamid ahaayeen. Fagaaraha ay toogashadu ka dhacday oo ku yaalay degmada Bu’aalle ee Jubooyinka, ayaa waxaa isugu soo baxay toogashada dad farabadan. Kooxda ayaa sheegtay in Afartaasi ruux ee la…

      Read More

        Sheekh Aadan Siiro Oo Da’yarta Isdoonaysa Ugu Bushaareeyey Inuu Dhaqaale ay Isku Guursadaan Ugu Deeqi Doono

        Hargeysa:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Da’yarta Reer Hargeysa ee iscalmatay, balse duruufaha dhaqaale dabreen, ayaa warkii ugu farxadda Badnaa maalintii shalay ka heshay Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro) oo kamdi ah Culimada Reer Somaliland kaas Wiilasha iyo Gabdhaha isdoonaya ee Aan awoodin Guur uu Gargaar ugu fidin doono Masaajidka Xawaadle ee uu masuulka ka yahay. Sheekh Aaden Siiro,…

        Read More

          Haweenka Xujayda Sanadkan Oo Loo Diyaariyey Dumar Tababaran Oo Arrimahooda Ka Shaqeeya

          Makah:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Haweenka Sanadkan soo Gudanayo Waajibaadka Xajka, ayaa heli doono Adeeg aan hore loo helin oo ay fidin doonaan Dumar Si weyn loo carbiyey, iyadoo sidaasna ay ku dhawaaqday Wasaaradda Arrimaha Xajka ee Waddanka Sucuudigu. Waa markii ugu horraysay ee wasaaradu qaado tallaabo bilaw ah oo haween loogu magacaabayo shaqaalenimo, waxaanay ilo ku dhaw dhaw wasaaradda…

          Read More

            Why did the FBI show up at this Globalist youth reporter’s house?

            Government agents make a surprise visit to a young journalist’s home with questions about articles he’s written about an emerging protest movement. It may sound like a scene from a distant and frightening land, but it happened last week to 22-year-old Jama Abdirahman, a college student and recent graduate of the Seattle Globalist’s youth-reporter apprenticeship program. Abdirahman wasn’t…

            Read More

              DAAWO SAWIRRADA: Wasiir Ku Xigeenka Qorsheynta Oo Ka Qayb Galay Madal Lagu Fooladeeyey Xeer Ilaaliyaha Cusub Ee Gobolka Hargeysa Mr. Mawliid Cabdi Muuse

              Hargeysa Sept 05,2015(SDN/QJ)- Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan ayaa xalay ka qayb galay xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay xeer ilaaliyaha guud ee cusub ee gobolka Maroodi-jeex mr. Mawliid Cabdi Muuse. Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo agaasimaya waxa kasoo qayb galay wasiir ku-xigeenka wasaaradda qorshaynta qaranka Cabiraxmaan…

              Read More

                Taliyihii Hore Ee Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Oo Xilkii Laga Qaaday Isagoo Dalka Ka Maqan iyo Cidda Xilka-qaadistaas Dabada Ka Riixaysay

                Muqdisho:Sep,04,2015(SDN/QJ)-Taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), ayaa shalay oo khamiis ahayd xilkii laga qaaday isagoo dalka dibadda kaga maqan, isla-markaana Booqasho ku jooga Dalka Talyaaniga. General Daahir Aadan Cilmi, ayaan xidhiidh wanaagsan la lahayn Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya, General C/qaadir Sheekh Cali Diini, waana sababta loo malaynayo inay  xil…

                Read More

                  Somali passports not used by Sudanese ISIS recruits: embassy

                  The Somali embassy in Khartoum vehemently denied press reports which claimed that the most recent batch of Sudanese students sneaked out of the country using Somali passports. A statement signed by the Somali ambassador in Khartoum Mohammed Abdullah Agas on Wednesday, described these reports as “untrue” and “lacking credibility”. The envoy said that Somali passports…

                  Read More

                    Somali govt appoints new army chief

                    The government of Somalia has confirmed the appointment of General Mohamed Aden Ahmed as the new Chief of Somali Armed Forces.Announcing the appointment after a meeting by the cabinet in Mogadishu on Thursday, the government described General Ahmed as a suitable choice for the fledgling Somali armed forces which is being reconstituted. The Somali Armed…

                    Read More

                      UNJUSTLY MAXAMUD HAYBE AND MOHAMED MOOGE DISTRICTS ARE ON COUNCILS BUDGET SIDELINES

                      In central and local governments, Somaliland has encouraged the system of good governance in the past years, cascading down the administration to local level, in which the Councils are democratically elected by the people to serve their interest. Nevertheless, this term, the elected councils proved ineffective and inefficient to serve their constituency equally and without…

                      Read More

                        Todobad (7) Balanqaad Oo Madaxweyne Siilaanyo Fulin Mudo Xileedkii Shanta Sano

                        Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne ahmed maxamed maxamud (Siilaanyo) mudadii ay ku jirtay ololaha doorashooyinka madaxtinimo, waxaa uu madaxweyne siilaanyo si cad u dhaliilay xukuumadii ka horeysey ee UDUB. Iyadoo taa bedelkeedii uu madaxweyne siilaanyo balanqaadey in uu isbedel dhinac walba ah sameyn doono hadii uu talada dalka hanto o shacabku u doortaan. Baahiyaha qarankan…

                        Read More

                          Baaq iyo Cambaarayn is Huwan oo Ku wajahan Ololaha weeran ee Xukuumadu ku wareejinayso Haamaha Shidaalka ee Berbera

                          Shir deg-deg ah oo markay taariikhdu aheyd 29/8/15 ay isugu yimaadeen Qurbajoogta Ciise Muse ee reer London ayaa waxay Cambaarayn wadareed mug leh u soo jeediyeen Xukuumada Siilaanyo ee waqtigeedii uu dhamaaday oo caado ka dhigatay in Hantida Maguuraanka ah ee dalka ay ku wareejiso kuna naaxiso shirkado gaar ah oo ay Wasiiradeedu sheerar buuran…

                          Read More

                            Xaggee bay ka timid fikradda Aadan-Carab ee ah:Ma mucaarad baan ahay haddaan xaqa ku maansoodo? Qallinkii Ibraahin Hawd

                            Dhulkeenna la ga ma aqoon hab-dawladeedkan cusub ee maanta dunida ka jiraa. Badhtamihii Daglaalweynihii Labaad ee Dunida ayay gayiga si dhab ah u ga curatay waddaniyad badhax la oo soomaalidu ku doonayso dawladnimo iyo midow. Waxaa qunyar qunyar u xoogaysatay jibbo waddaniyadeed oo meel walba is qabsatay. Haddaba waxaa soo baxay dad soomaaliyeed oo dawladnimada…

                            Read More