“Author Archive”
Stories written by akguled

Nin Mas’uul ah oo Hargaysa Ku Dhex Wata Gaadhi 36 Sanno Hortood uu Iibsaday Iyo Xiisaha ku Duugan DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):- Gaadhigan oo ah Kuwa Raaxada ah Wuxuu iibsaday 36 Sanno ka hor Wuxuu Kaga Soo Shaqeeyay Magaalooyinka Hargaysa,Berbera,Muqdisho,Kismaayo iyo Jiido Kale Waxa uu Gaadhigani Maanta ku dhex wataa Magaalada Hargaysa.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“ Maaha In Garoomo Ciyaareed La dhiso,Maaha in Macdan La Baadho,Maaha In Doorasho Laga Hadlo,Mana Aha In Miisaaniyadu Dhinac Ka Rarnaato Inta Dadkii Abaaro u Dhimanayaan”Xildhibaan Faarax Dheere DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Faarax Dheere oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay Xaalada Abaareed ee Ka Taagan Somaliland. “ Maaha In Garoomo Ciyaareed La dhiso,Maaha in Macdan La Baadho,Maaha In Doorasho Laga Hadlo,Mana Aha In Miisaaniyadu Dhinac Ka Rarnaato Inta Dadkii Abaaro u Dhimanayaan”Xil Faarax Dheere

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharaxiin ka tanaasulay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad iyo kan labaad ee Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Labo Musharax oo kamid ahaa kuwii usoo gudbay Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koobaad ee Baarlamanaka Soomaaliya aya agoordhaw shaaciyay in ay ka tanaasuleen Doorashada Wareega labaad Musharax Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shaacisay in ay ka tanaasushay in ay ka qeyb gasho wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye ku xigeenka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

War Deg Deg: Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 2-aad oo dhamaatay (Sida loo kala horeeyo )

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa iyana hada soo dhamaatay tirinta codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayaan 10-musharax oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka. Natiijada horu dhaca ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog.com ayaa iyana tilmaameysa in tartankan uu yahay mid aad u adag ayna Xildhibaanada qaar aad isugu dhaw yihiin codadka Xildhibaanada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Saylici oo Golayaasha Deegaanka Ku Dhaliilay in aanay Caddaalad u Shaqayn DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa si adag ugu Canaantay Mas’uuliyiinta Dawladaha Hoose ee Dalka in aanay Si Caddaalad ah u Shaqayn.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Ku Canaantay Ka War Hayn La’aanta Bulshadeedda DAAWO

Boorama 12. January 2017 (SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Xukumada Somaliland Ku Canaantay Ka War-Hayn La’aanta Dadkii Abaarta Bariga Soo Barakicisay Oo Xaalkooda Laga Dayrinayo Fariina Adag Hawada Uu Mariyey.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

War Deg Deg Ah: Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad oo dhamaatay (Yaa ku horeeya)

Muqdisho 12. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa hada soo dhamaatay Tirinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goordhaw la filayaa in si rasmi ah loo shaaciyo natiijada doorashada. Shabakada Qurbejoog.com ayaa natiijooyinka horu dhaca ah ay heshay ayaa muujinaya in Doorashada uu ku horeeyo Musharax Cabdiweli Muudey kaa oo helay codad gaaraya 111-cod , […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Silaanyo Oo Kulan La Qaatay Ururka Jaamacadaha Carabta & Arrimaha laga Wada Hadlay DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Oo La Kulmay Ururka Jaamacadaha Carabta Ku Midoobeen Ee Dhinaca Waxbarashada Oo Uu Hoggaaminaayo Madaxweynaha Jaamacadaha Dr Suldaan Al-Cudwaan Abu Curaabi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Aragtidaydu Waxa Weeye inaynu Ka Shaqayno oo Xooga isugu Geyno Dadka Abaaruhu Saameeyeen” Wasiirka Wershadaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-“Doorashadu way dhici kartaa waxaanay ku xidhantahay guddiga doorashada, markaas aniga wax weyn ilama aha laakiin ta’ ila weyni waa in dadkeena tabaalaysan la caawiyaa.” sidaas waxa yidhi wasiirka wershadaha Md. Shucayb Maxamed Muuse. Wasiir Shucab oo uu waraystay weriye Badri Koosaar oo ka tirsan Star V, wuxuu sheegay inay muhiim tahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka Hadlay Mawqifka ay ka Taagan Yihiin Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku Ka Samaysanayo Magaalada Berbera DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta ka hadlay Mawqifkiisa ku wajahan Saldhiga Mileteri ee Isu Taga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayo Magaalada Berbera,Arrintan ayaa dhalisay in Dawlada Itoobiya Walaac Ka Muujisay Nooca Saldhigan iyo Shaqada uu Qabanayo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »