Webmaster

    Waddada Tagta Garoonka Aadan Cadde Oo Laga Mamnuucay Inay Gaadiidka Bajaajtu Adeegsadaan

    Muqdisho:May,16,2016(SDN/QJ)-Gaadiidka Bajaajta yaryar ayaa Ciidamada Ammaanku ka Mamnuuceen inay Maraan Waddada Tagta Garoonka Aadan Cadde International Airport. Sidoo kale mootooyinka Bajaajka ayaa laga mamnuucay inay dhigtaan banaanka hore ee Garoonka Muqdiso oo dadka ay kasoo qaadi jireen, waxaana gabi ahaanba loo diiday inay halkaasi dhigtaan. Guddoomiyaha Iskaashatada Gaadiidka Bajaajka ee Gobolka Banaadir, Mahdi  Faarax, ayaa…

    Read More

      Haddii Sidaas Lagu Sii Jiro,Waxaanu Samaysan Doonaa Madaar Noo Gaar Ah”. Wasiir Zamzam

      Hargaysa 16May15(SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland,Zamzam Cabdi Aadan,ayaa sheegtay inay Madaar cusub ay ka binayn doonto Waqooyiga Magaaladda Hargaysa,kaas oo ay tilmaamtay inay yeelan doonto Xaafadda ay kasoo jeedo Waqooyiga Iyo Galbeedka Magaaladda Hargaysa. Wasiirka,ayaa hadalkan kaga tiraabtay gudaha Madaarka Caalamiga ah ee Magaaladda Hargaysa,maalintii Isniinta,wakhtigaas oo uu Madaarka kasoo degayay Sheekh Aadan Siirro,oo mudooyinkii ugu…

      Read More

        Nuxurka Farriin Qoraal ah Oo Xisbiga Waddani U Gudbiyey Beesha Caalamka

        Hargeysa:May,16,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa farriin qoraal ah  oo kaga Hadlayo Muhiimadda ay leedahay in la adkeeyo xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Beesha caalamka u Gudbiyey Saaxiibada ay Somaliland caalamka ku leedahay. Qoraalkaas oo uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa lagu sheegay in Xisbigu soo dhaweynayo…

        Read More

          Laba Kamid ah Ciidanka Booliska Oo Ku Dhintay Iska Horimaad Dhul la Xidhiidha Oo Ka Dhacay Galbeedka Hargeysa

          Hargeysa:May,16,2016(SDN/QJ)-Laba kamid ah Ciidamada Booliska, ayaa dhintay mid kalena waxa soo gaadhay Dhaawac kadib markii ay is rasaasayni dhexmartay Ciidankaas iyo Dablay Hubaysan oo sheeganaysa Dhul lagu muransan yahay. Weerarka ayaa shalay ka dhacay Meel dhinaca Galbeed kaga beegan Caasimada Hargeysa, agagaarka Kaantaroolka laga soo galo oo ah Dhul-beereed, kaas oo laba qolo ku muransan…

          Read More

            FAALLO: Taageereyaasha Garabyada Kulmiye oo Plan B ka dhigtay UCID, Musharax Jamaal Cali Xuseen oo la baafinayo iyo Damaca halista ah ee Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

            Hargeysa May 16,2015(SDN/QJ)-Taageereyaasha Garabyada siyaasiyiinta hunguriyeynaya musharaxnimada xilka madaxweynenimo ee xisbiga Kulmiye ayaa bilihii u danbeeyay wadey qorshe ay ku kala kasbanayaan Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe. Garbyada ku bahoobay xisbul xaakimka Somaliland ee Kulmiye ayaa la sheegayaa in hadii midkood waayo Musharaxnimada…

            Read More

              Hoggaamiyihii Inqilaabka Ka Badbaaday Ee Dalka Burundi Oo Mamnuucay In Wax Mudaharaad ah La Iskugu Soo Baxo

              Bujunbura:16,2015(SDN/QJ)-Kadib Inqilaabkii fashilmay ee Dalka Burundi  Militeri kamid ahi isku dayeen, ayuu Madaxweynaha dalkaasi Burundi Pierre Nkurunziza,  gabi ahaanba mamnuucay in  shacabku wax Mudaharaad ah iskugu soo baxaan. Pierre Nkurunziza, oo Warbaahinta kala hadlay shacabka dalkiisa, ayaa sheegay in gabi ahaanba mamnuuc ay tahay in la dhigo banaanbax ka dhan ah isaga, wuxuuna sheegay in…

              Read More

                “Haddii ay gar qaadan waayaan oo sharciga iyo kala-dambaynta waddanka qaadan waayaan waxanu aaminsanahay Guurtidu wixii ay soo saareen sharci ma aha,” Faysal Cali Waraabe.

                Hargeysa:May,16,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa fal-celin cilmiyeysan ka bixiyey muddo-kordhinta Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada loo sameeyey, waxana uu hoosta ka xarriiqay in muddada Guurtidu ku dartay aanay ahayn wax macquul ah. Guddoomimiye Faysal Cali Waraabe oo ka qayb qaadanayey Dood Arrinta Muddo-kordhinta lagaga Hadlayey, ayaa sheegay in muddo-kordhinta Guurtidu…

                Read More

                  “Muddo-kordhintu ma aha wax silaanyo caashaqaye waa duruuf ina hortaalla oo timi, Muran yar oo maalmo ku simanna qarankani waxba u noqon maayo,….”Wasiiir Cukuse

                  Hargeysa:May,16,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka Hadashay sababaha keena Dibu-dhaca Doorashooyinka ee Dalka kusoo noqnoqnaya iyo Sababaha keenay Dibu-dhaca Doorashooyinkii dalka ka qorshaysnaa Badhtamaha Sanadkan. Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) oo ka qaybgalay Dood ay Idaacadda VOA-du qabatay, ayaa sheegay in xukuumaddu ay si rasmi ah u diyaarisay wax kasta oo waajib ka dhigayey in doorashada la…

                  Read More

                    SOOMAALILAND WAXAY KU BURBURTAY GACMAHA SIILAANYO IYO SALEEBAAN

                    Sida shacabka reer Somaliland ka warqabaan mudo kordhintan 2da Sanadood ah ee Xaaraanta ah Sanad ka mid ah waxaa kordhistay Diilaanyo, Sanadka kalena waxaa u kordhiyey Saleebaan Gaal. Labada kordhimoodba waxay baal-marsan yihiin Xeerka iyo Dastuurka S/land. Waxaa xaqiiqo ah in Siilaanyo iyo Saleebaan Burburiyeen Qaranimadii S/land, kana door bideen Arimo Shakhsi ama Deegaan, hadaba…

                    Read More

                      “Xukuumadda cid iskama aanu arag, telefoonna Xataa Kuma aanu wada Hadal, go’aankii ay gaadheenna aniga waxa iisoo sheegay Beesha Caalamka…..,”Guddoomiye Cirro

                      Hargeysa:May,15,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa Ka Hadlay Aragtida Xisbigiisu ku qaabili doono Gogosha Xukuumaddu u fidisay Labada Xisbi-qaran, taas oo salka ku Haysa Suulinta Khilaafka ka miir-dillaacay Muddo-kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey. Guddoomiye Cirro oo u warramay Hadhwanaagnews, ayaa sheegay in Wada-hadalkaasi suurtogeli karo haddii laga Wada-hadlayo Go’aankii dhawaan…

                      Read More

                        Tiro Kamid ahayd Saraakiishii Isku Dayday Inqilaabka Dalka Burundi Oo Xabsiyada Lagu Guray

                        Bujunbura:May,15,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo waddanka Burundi, ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex kamid ah Saraakiishii hoggaaminaysay Inqilaabkii Fashilmay ee Dalkaasi  ka dhacay Xasbiyada loo taxaabay. Hogaamiyihii ku dhawaaqay Afgambiga Jeneraal Godefroid Niyombare ayaa la sheegay inuu baxsad ka yahay Ciidamada, isla-markaana si weyn loo raadinayo. Afhayeen u hadlay Madaxweynaha ayaa sheegay in saraakiisha la qabtay la…

                        Read More

                          Meydka Wariyihii TV-ga Royal Ujoogay Dalka Masar Oo La Helay Iyo Sababta Geeridiisa

                          Qahira:May,15,2015(SDN/QJ)-Wariyihii Tv-ga Royal ee Xaruntiisu tahay Dalka Britain Cabdicasiis Al-caddaala, ayaa la sheegay in laga helay Xeebaha dalkaasi, kadib markii uu ku dhintay Shil ay gashay dooni uu doonayey inuu ku tahriibaa. Cabdicasiis Al-caddaala, ayaa la sheegayaa in shilkaas ay sidoo kale kula dhinteen Laba qof oo kale, kuwaas uu dhashay waddanka Sudan. Mas’uuliyiinta safaaradda…

                          Read More

                            Hablo Somaliyeed Oo Ka Fakaday Gacanta Kooxda Daacish Iyo Soo Qabashadooda Oo La Amray

                            Mousil:May,15,2015(SDN/QJ)-Wargeyska Dailly Mail ee kasoo baxa Magaalada London, ayaa daabacay in Laba Gabdhood oo Somali-british ah, isla-markaana hore ugu biiray Kooxda Daacish, ayaa Haatan u suurtogashay inay Gacanta kooxdaas kasoo fakato. Hablahan oo  markii hore kasoo amba baxay Magaalada Manchester ee Dalka UK,ayaa xaasas u noqday Hoggaamiyayaal kooxda Daacish ka tirsan, kuwaas oo la sheegay…

                            Read More

                              DAAWO:Siyaasi aad u culus oo reer Jabuuti ah oo shaaciyay in uu u taagan yahay xilka madaxweynenimo ee dalkaas

                              London May 15,2015(SDN/QJ)-Siyaasi Maxamad Muuse TourTour oo ah siyaasi la taliye mar u noqday madaxweynihii u horeeyay ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa noqday Siyaasigii u horeeyay ee shaaciya in uu u taagan yahay doorashada tartanka madaxweynenimo ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ee sanada 2016ka. Siyaasi Maxamad Muuse TourTour ayaa fariin uu ku shaaciyay boga Internetka ee fecebook waxa…

                              Read More

                                Nigeria:Hutel Hilibka Dadka Lagu Iibiyo Oo Albaabada La Iskugu Dhuftay

                                Anambara:May,15,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Boliska Dalka Nigeria, ayaa albaabada ulaabay Hotel ku yaalay gobolka Anambra ee dalkasi ka dib markii lagu helay in Hotelkaasi lagu iibiyo Hilibka dadka bini-adamka. Booliska ayaa talaabadan qaaday ka dib markii Hotelka dhexdiisa ay ku arkeen Laba madaxa dadka bini-adamka ah oo dhiigaya,kuwaasi oo u muuqday kuwo dhawaan la qalay. Booliska ayaa xidhay…

                                Read More

                                  Madaxtooyada Oo Ku Hawllan Qorshe ay Dalka Kaga Mamnuucayso Wakiilka Midowga Yurub, Wasiir Biixi Iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Isku dayo Wadeen Fashil Ku Dhamaadeen

                                  Hargeysa:May,15,2015(SDN/QJ)-Dayaanka Cadhadii Madaxtooyadu ka qaadday Jawaabtii Beesha caalamku ka bixisay Muddo-kordhintii Guurtida, ayaa wali laga sii maqlayaa Aqalka  dalka looga taliye dhexdiisa, waxana  la dejiyey qorsheyaal loo arko in Beesha caalamka lagaga aargudan karo. Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubno Qoyskiisa kamid ah ayaa la sheegayaa inay damacsan yihiin qorshe waddanka lagaga Mamnuucayo Wakiilka Midowga Yurub u…

                                  Read More