Wasiir Warancade oo Xidh Xidhay Shaqaalihii Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Waxyaabaha Keenay
Hargeysa, 14 May, 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade ayaa xabsiga dhigay shan ka mid ah shaqaalihii diwaangalinta oo cabasho la hortagay wasaaradda arimaha gudaha Somaliland,iyagoo sheegay inay ka cabanayaan inaan wax lacag ah la siin muddo saddex bilood ah oo ay shaqada diwaangalinta ku jireen. Wararka ayaa sheegay in wasaaradda arimaha…
