Saxaafadda Caalamiga ahi Sidii ay uga Hadashay Dilkii Daacish ee Masiixiyiita Iyo Dirirtii lagu qaaday.
Hargaysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Saxaafadda caalamka ayaa todobaadkan faallooyin kala duwan ka bixisay duqayntii dhanka cirka ee ay ciidamada cirka ee masar ku qaadeen fadhiisimo ay Liibiya ku leeyihiin kooxda Daacish, ka dib markii ay kooxdaasi laysay dad ka tirsan masiixiyiita dalka masar oo Liibiya ka shaqaysanayey. Wargayska Indepandent ee dalka Britain ayaa faallo uu…
