Beelaha Mucaarida Somaliland iyo safarka Muuse Biixi ee Mareykanka

Hargeysa (SD) – Mucaaridka Beelaha Bariga iyo Galbeedka Somaliland ee ku nool woqooyiga America ayaa diyaariyay banaabax balaaran oo looga soo horjeedo safarka la sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku imanayo Washington. Sida aanu ku heyleyno waraka diyaargaroowga dibedbaxa ayaa sheegaya in mucaaridka beelaha bariga iyo Galbeedka iyo midnimadoonka beelaha dhexe in ay dibedbaxa…

Read More

Suaalaha tayo iyo Saamiqeybsiga Safiirada Somaliland oo isa soo taraya

Hargeysa (QJ)- Xukuumada Somaliland ee madaxweyne Muuse Biixi hogaamiyo ayaa la shaaciyay dheelitir xumo ka jirta safiirada ay caalamka u dirsato si ay uga shaqeeyaan danaha dalka. Saami qeybsiga degaanada iyo reeraha ayaa la shaaciyay in ay dhan ka raran tahay, isla markaana la dhaliilayaa waxqabadkooda. Dadka ka faalooda hawlaha ictiraaf raadinta ayaa sheega in…

Read More

Sababta Dhabta ah ee Madaxweyne Biixi u tegay Jabuuti

Jabuuti (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa safar deg deg ah ku tegay dalka Jabuuti oo la sheegay carootay heshiis dhawaan ay gaareen shirkadaha isgaarsiinta Somaliland. Shirkadaha isgaarsiinta Somaliland ayaa intooda badan waxa saamiga ugu badan ku leh qoyska madaxtooyada Jabuuti. Xukuumada Somaliland ayaa heshiis ay dabada ka riixeyso waxa ay dhawaan dhexdhigtay shirkadaha…

Read More

Sharci yaqaan Mubaarik Abdi: Xeerka Ilaalinta Anshaxa iyo Nabadgelyada Guud ee Xeer Lr 51/2012,

Sababayn sharci. Xeerka Nabad galyada iyo Anshaxa Guud ee soomaliland sidee buu u khilaafsan yahay Dastuurka JSL qodobkiisa 32aad Faqradiisa 2aad, oo aan qoraalki kan ka horeeyay ku sheegay. Ugu horayan dhamanteen waynu isla qirsanahay xeerka soomaliland ugu sareeya inuu dastuurka yahay sida uu dhigayo Dastuurka laftiisu qodobkiisa 128aad Faqradiisa 2aad oo leh “Dastuurka ayaa…

Read More

China oo u gacan haadineysa Axsaabta Mucaaridka Somaliland iyo suurtogalnimada in ay Beijing ka degaan

London (QJ) – Warar aanu ka helnay ilo wareedyo ku dhaw Axsaabta Mucaaridka Somaliand ee Wadani iyo UCID ayaa sheegaya in China oo ka careysan heshiiska Xukuumada Muuse Biixi  iyo Taiwan ay martiqaad u fidiyeen madaxda labada Xisbi Qaran ee Somaliland. Labada Xisbi Qaran oo aad uga careysan habdhaqanka shuruucda dalka baal marsan ee Madaxweyne…

Read More

Waxa Magaalada Muqdisho Qarax Lagula Eegtay ergo ka Soo Codaysay Qaar Ka Mida Kuraasta Gobalada Waqooyi Oo Muqdisho lagu Dooranaayey

Muqdisho Khamiis  10 Februari ‘2022 (QJ) Waxa maanta magaalada muqdisho qarax uu qarax kula beegsaday qof naftii hure ahi gaadhi ay saarnaayeen qaar ka mida ergadii dooranaysay kuraasti saaka lagu dooranayey magaalada muqdisho oo ahaa kuraas laga leeyahay gobalada waqooyi (Somaliland) Kuwaas oo saaka shan ka mida lagu dooranayey xeradda ciidanka booliska Soomaaliyeed ee General…

Read More

Dowlada Somalia iyo Midowga Afrika oo bayaan wadajir ah soo saaray Qorshe nabadkoodaeed

Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo bayaan wadajir ah soo saaray 1. Kaddib marki lai soo-dhoweeyay wafdiga Midowga (AU), Qarammada Midoobay (UN) iyo Midowga Yurub (EU) dooddaha farsamo ee Kooxda Afarta Xubnood ah (Quartet) iyo wadahadallada la qabtay 28ka Janaayo 2022 ilaa 9ka Maarso 2022 ee horumarinta Fikirka Hawlgallada (CONOPs), Warbixinta Wadajirka ah (Joint Report),…

Read More

Promoting Sustainable Peace and Responsive Governance in Somalia

The best path toward sustainable peace in Somalia is through the rapid conclusion of credible elections. The United States has repeatedly expressed concern over the delays and procedural irregularities in Somalia’s electoral process and the broader implications of those irregularities for the country’s democracy and stability. Today, on the one-year anniversary of the expiration of…

Read More

Mareykanka oo xanibaya cidii carqaladeysa Dimuqraadiyada Soomaaliya

Washington (QJ) – Wasaarada arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay iney xayiraad dhinaca socdaalka ah saarayaan kuwa uu ku sheegay iney carqaladeynayaan hanaanka dimuqraadiyada Somalia. Xogahayaha arrimada dibeda ee Mareykanka Anthony Blinken oo warkan soo saaray ayaan sheegin Magacyada shaqsiyaadka la saarayo xanibaada balse waxaa uu xusay iney ka go’an tahay taageerida nabada iyo dimoqraadiyada…

Read More

Golaha Wakiilada JSL ayaa Maanta Go’aan qaylo dhaan ah ka soo saaray Xaalada Ba’an ee Abaaraha ee dalku galay

Hargeysa (QJ) – Ka dib doodii Goluhu Shalay ka yeeshay Xaalada guud ee dalku ku jiro gaar ahaana Abaaraha ayaa Maanta kulan doodaas lagu soo ururinayo waxa yeeshay Gudida Hawlaha Golaha (Business Committee) oo ka kooban shirgudoonka iyo Gudoomiyaayasha Gudi hoosaadyada Golaha. Kulankoodaas ka dibna Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo Gudoominayay ayaa Gole weynaha…

Read More

Heshiis Maanta dhex-maray shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland

Hargeysa (QJ) – Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta oo maanta heshiis taariikhi ah la saxeexday shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland. Heshiiskan oo nuxurkiisu yahay wadaaga lahaanshaha xadhiga internet-ka ee fiber-ka oo ay shirkadda Somcable gaar u lahayd in ka badan 10 sanno, iyada oo dibad joog ay ka ahaayeen shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka ugu waa wayn ee Telesom iyo Somtel….

Read More

Fanaanada Xaliimo Gobaad Oo Guursatay Ka Dibna Fankii Ka Toobad Keentay

Stockholm (QJ) – Fanaanada da’da yar ee Xaliimo Gobaad ayaa dhawaan shaacisay in ay fankii isaga baxday, sida ay bogeeda Facebook ku shaacisay. Fanaanada ayaa goaanka gaartaya ka dib kolkii ay dhawaan Sweden ku aqalgashay. Bismilah: Aniga oo ah XALIIMA GOOBAAD MARKAAN ARKAY ADUUNKAAN IN UU YAHAY MAALMO MARKAAN XASUUSTAY XADIISKII N.M. CaleyHi salaatu wasalaam…

Read More

Gollaha Wakiilada: Wasiirka Qorsheyntu dhegaha ayuu naga fureystay

Hargeysa (QJ)- Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada, iyaddoo ka duulaysa Waajibaadkeedaa ku xusan Dastuurka Qaranka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Golaha Wakiilada, waxay tiraba afar warqadood oo sumadoodu kala ahaayeen GW/G/01/116/2021, kuna taariikhaysnayd 23/11/2021, GW/G/01/136/2021, kuna taariikhaysnayd 26/12/2021 iyo GW/G/01/116/2021, kuna taariikhaysnayd 30/01/2022 u qortay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka. Sidoo kale waxa laba…

Read More