Statement of the Chairperson on the status of AU Special Representative for Somalia

Addis Ababa (QJ) The Chairperson of Commission of the African Union, H.E. Moussa Faki Mahamat, expresses concern at the Press Statement issued recently by the Office of the Prime Minister of Somalia regarding the status of the Special Representative of the AU Chairperson of the Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira. In this…

Read More

Madaxweyne Biixi oo Madaxtooyada Qadhaan ugu ururiyay Suuqa Waheen iyo dareenka ka dhashay

Hargeysa (SD) – Madaxtooyada Somaliland ayaa xalay ganacsatada u qabatay afur qadhaan loogu ururiyay gurmadka suuqa Waaheen. Kulanka ayaa lagu soo casuumay ganacsatada ugu waaweyn ee Somaliland oo qaadhaanka  ka qeybqaatay. Sida la sheegay waxa Afurkii xalay lagu ururiyay lacag gaareysa $8,000,000 (Siddeed milyan) oo Doollar. Kulanka iyo yabooha xalay ayaa ku soo beegmeysa xili dood…

Read More

Sharci ahaan yaa leh maamulka suuqyada ku dhex yaal magaalooyinka?

Hargeysa (SD) – Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa sharaxaad ka bixiyay xeerarka sharci ee dawlada Hoose ee Hargeysa siinaya ogolaashaha maamulka iyo dib u dhiska Suuqa Waaheen. Qareen Guuleed oo arinka sharaxaya ayaa sidan yiri: Qodobka 15 ee Xeerka Ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinku, Xeer Lr. 23/2019, waxa uu sheegayaa “Golayaasha Degaannada Degmooyinka ee darajada “A” iyo…

Read More

Xildhibaan Biixi Iimaan Cige oo ka warbixiyay kaalmada ay Soomaaliya u fidasay reer Hargeysa

Muqdisho (QJ) -Xildhibaan Biixi Iimaan Cige oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeeda Magaalada Hargeysa ayaa si mug leh uga warbixiyay gurmadka dawlada dhexe ee Soomaaliya u fidisay ganacsatadii hantidooda ku waayay dabkii burburiyay suuqa Waaheen. Xildhibaanka ayaa warbixin oo bogiisa Facebooga dhigay ku yiri: Lacagtii Taakulada Sanduuqa Waaheen way baxday…

Read More

Solteco oo ah Duqa Haregysa ama Suuqa Gobonimo oo gubta Muuse ma carqaladeyn lahaa dib u dhiskooda

Hargeysa (SD) – Dadweynaha reer Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay isweydiinayay sababta uu Madaxweyne Biixi u carqaladeyno hawsha dib u dhiska suuqii dhawaan uu dabku burburiyay ee Waaheen. Xili weliba aan wax gurmad ah oo la taaban karo aan loo fidin dadkii iyagu dedaalkooda ku tabcaday hantidii halkaa ku basbeeshay. Xukuumada Muuse oo ka talo…

Read More

Deeq bixiyeyaasha Caalamka oo diiday in Lacagta gurmedka caalamiga ah lagu hagaajiyo Shakhsiyaad

Hargeysa (QJ) – Dalalka deeqbixiyeyaasha ee ku yaboohay lacagta loogu talogalay gurmedka dadkii xoolahoodu ku gubteen dabkii suuqa Waaheen eee Hargeysa ayaa ka biyo diiday in lacagahaa lagu hagaajiyo shakhsiyaad uu ka mid yahay Madaxweyen Muuse Biixi. Diidmadan ayaa timi ka dib kolkii xukuumada Somaliland ay ku wergelisay in lacagaha $12 ka million ah ee…

Read More

Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo kulan la yeeshay Safiirka Dalka Sweden oo booqosho dalka ku jooga

Hargeysa(QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Kgaliif Axmed iyo Gudoomiye kuxigeenka Golaha Siciid Mire Faarax (Giire) oo ay weheliyaan Xoghayaha Guud Cabdirisaaq Siciid iyo Lataliyaha shirgudoonka Md Xasan Xiis iyo sidoo kale agaasimaha Qorshaynta Naasir Cismaan Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka SWEDEN Per Lindgarde oo uu weheliyo madaxa siyaasada Safaarada mr. Yahan Svensson….

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Mahadcelin U Diray Madax Caalami Ah Oo Kasoo Dareen Celisay Saamaynta Uu Keenay Dabkii Suuqa Waaheen

Hargeysa-(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u mahadceliyey masuuliyiin kala duwan iyo madax caalami ah oo bulshada Somaliland lasoo wadaagtay dareenka tiiraanyada leh ee ka dhashay dabkii weynaa ee baabi’iyey suuqa weyn ee Waaheen. Ugu horrayn Madaxweynuhu waxa uu u mahadceliyey guddoomiyaha guddida arrimaha dibadda u qaabilsan Baarlamaanka waddanka Maraykanka xildhibaan Gregory meeks…

Read More

Abdirisak Warfaa Talks to us about the History of Somali Region, his book “Cries in the Hinterland”

MINNEAPOLIS (SD) – Dr. Abdirizak Mohamed Warfa is a Minnesota-based author and professor of biological sciences at the University of Minnesota in Minneapolis, MN and he is the prolific writer of Cries from the Hinterland, a historic book about the heartbreaking history of Somalis in the horn of Africa and specifically about the gut ranging…

Read More

“Somaliland waa halka ugu nugul ee argagixiso ka aasaasmi karto”….Mary Harper

Sannadkii 2003dii, kolkii dhaqdhaqaaqa argagixso ee xooggani ka istaadhmay Geeska Afrika, dilal qorshaysanna ay ka kala dhaceen magaalooyinka Sheekh iyo Boorama, xukuumaddii Rayaale waxay mudnaanta koowaad siisay dhismaha Laanta amniga ee SL. Sirdoonkaasi wuxuu noqday mid ka mid ah sirdoonnadii ugu fiicnaa intii ay SL jirtay. Wuxuu fashiliyey ugu yaraan laba weerar oo argagixiso oo…

Read More

Waa maxay Qorshaha Muuse ka leeyahay iscasilaada Ataash

Hargeisa (SD) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash, ayaa iscasilaadiisa sharaaxaado kala duwan laga bixiyay. Wasiirka ayaa la sheegay in uu u gogol xaarayo isla markaana dar dar gelinayo damaca Madaxweyne Biixi ee mudo kororsiga iyo furida axsaanta qaranka. Madaxweyne Biixi oo la sheegay in aanu diyaar u aheyn bixinta…

Read More

Madaxweyne Biixi oo oo la sheegay in uu dalab mudo kororsi u diray Guurtida iyo Jawaabta Mucaaridka

  Hargeisa (QJ)- Warar ku dhawdhaw Aqalka Guurtida Somaliland ayaa noo xaqiijiyay dalb dhawaan la sheegay in Madaxweyne Biixi u diray guurtida. Xogaha ayaa noo sheegaya in Madaxweyne Biixi qoralka uu gaarsiiyay gollaha uu ku sharaxay damaciisa mudo korosiga la xiriira. Madaxweyne Muuse ayaa la sheegay in uu dalbaday ka talo bixinta iyo meelmarinta mudo…

Read More

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo suxufi Axmed Qani isu raacisay xarig iyo ganaax

Hargeysa (QJ) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta hal sano oo xadhig ah iyo hal Milyan oo shillin-ka Somaliland oo ganaax ku xukuuntay Wariye Axmed Qani Xirsi, oo muddo bil ka badan Hargeysa ku xidhnaa. Maxkamada ayaan ka hadal jirdil weriyaha xabsiga loogu geystay mudadii uu xirnaa. Waxa lagu eedeeyay in uu faafiyay warar la…

Read More

Mahdi Guuleed oo la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani

Doxa (QJ) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Qatar Mudane Sheekh Khalid Bin Khalifa bin Abdul Aziz al-Thani oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal…

Read More

Madaxweyne Biixi oo dalka ku soo noqday

Hargeysa(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Maraykanka, ayaa maanta soo dhaweyn heer qaran ah loogu sameeyey gudaha caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo oo maanta kasoo degay madaarka Cigaal International Airport, ayaa waxa halkaas kaga hortegay madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan…

Read More

Security Council Press Statement on Recent Terrorist Attacks in Somalia

PRESS RELEASE The following Security Council press statement was issued today by Council President Lana Zaki Nusseibeh (United Arab Emirates): The members of the Security Council condemned in the strongest terms the terrorist attacks that took place in the Aden Adde International Airport area in Mogadishu, and Beledweyne, Hirshabelle on 23 March 2022. These attacks,…

Read More