MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY FADHIGA GOLAHA NABADDA IYO AMMAANKA EE SHIR-MADEXEEDKA MIDOWGA AFRIKA

Addis Ababa (QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ku soo bandhigayey warbixin ku saabsan xaaladda guud ee nabadda iyo amniga Qaaradda Afrika.  

Read More

Gabadh ka cabatay Mushar la’aan ka jirta Cisbitaalka Guud ee Hargeysa

Hargeysa (QJ) – Gabar mudo dheer bilaa Mushahar kaga shaqeynaysay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, balse ka tagtay kadib markii ay wayday cid u garowda. Aamina Habbane oo aheyd Kalkaaliye Caafimaad ayaa  sheekadeedan kusoo qortay barteeda Facebook. Halkan ka akhriso qoraalka ay faafisay Aamina: “Bishii Ina dhaaftay horaanteedi waxaan ka tagay shaqadii aan ka Hayay H.G.Hospital waxaan ka…

Read More

Gudida Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban Ee Soomaliya Oo Go,Aan Ka Soo Saaray Kuraas Hore Gudidan U Hakisay

Muqadishu Jimce February 4, 2022 (QJ) Gudida xalinta khilaafka doorashooyinka Soomalia yaa go,aan ka soo saaray kuraasta sumadoodu tahay Hop 201 Hop 209 Hop 211 oo deegaan doorashadoodu tahay gobalada waqooyi Somaliland Gaar ahaa gobalka Awdal. Gudidan ayaa hore u qabtay cabasho ka soo noqotay kurastan habkii loo maray doorashooda baarisna ku sameeyey waxyaabihii ay…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Itoobiya

Muqadishu Jimce February 4,2022 (QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas kaga qayb galaya meertada 35-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka Midowga Afrika, hirgelinta…

Read More

Dawladda Soomaliya oo looga guulaystay xubinimada golaha nabada midawga Afrika

Muqdishu jimce 4,February 2022 (QJ) Dawladda Soomaaliya ayaa lagaga adkaaday tartankii ay u gashay xubinimada golaha nabada midawga Afrika oo lagu dooranaayey shirwaynaha midawga Afrika ee ka socda magaalada Addis abab , xarunta dalka Ethopia. Ergada ka qayb galaysay shirwaynaha midawga afrika ayaa mar kale dalka jabuuti u dooratay inay xubin ka noqoto golaha nabada…

Read More

Maxkamada Gobalka Maroodi jeex oo go,aan ka soo saartay dacwadii samafale Abdimalik Coldoon

Muqadishu Khamiis February 3,2022 (QJ) maxkamada gobalka maroodi jeex ayaa go.aan ka soo saartay dacwadadii Abdimaalik Muuse Coldoon oo bilihii ugu danbeeyey ka socotay maxkamada gobalka Maroodi jeex. Maxkamada ayaa sheegtay inay wax denbi ah ku wayday eedaysane Abdimaalik Coldoon Abdimaalik Coldoon ayaa 19 August 2021 laga soo xidhay magaalada Burco ka dib markii lagu…

Read More

Saxaafada madaxbanaan iyo Axsaabta Qaran oo aan lagu casumin debaaldega xuska Ciidanka Qaranka

Hargeysa (QJ) – Wararka ka iminaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Warbaahinta Madaxa-banaan Saaka laga hor istaagey inay galaan Taliska Melateriga Somaliland iyo inay Tebiyaan Xuska Sannad-guurada 28aad ee Ciidanka Qaranka. Goobta debaaldega oo bulshadu leedahay ayaa waxa galey Xubno Weriyayaal ah oo socdey Madaxtooyada iyo TV-ga Qaranka. Waxa Xusid mudan inay tahay Sannadkii 2aad…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wufuud Ka Timi Dalalka Jabbuuti Iyo Itoobiya Oo Dalka U Timi Ka Qaybgalka Xuska Ciidanka Qaranka

Hargeysa-02-02-2022-(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wufuud kala duwan oo taliyeyaal ciidan u badan oo ka socday dalalka jaarka ee Ethiopia iyo Jibuuti, kuwaas oo dalka u yimi ka qaybgalka sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka qaranka Somaliland. Wufuudda ka timi dalalka Jabbuuti iyo Itoobiya oo ay hoggaaminayaan…

Read More

Wasaarada waxbarashada maxaa lookala dhantaaley?

Sida muuqatay waxa uu Madaxwaynuhu soo sarey Direeto Madaxwayne oo ku madax banaaneynaayo Xafiiska Imtixaanaadka guud ee Wasaarada Waxbarasha. Suaashu waxey tahay maxaa kalifay xiligan?xagayse ku dabaleedahay? Waxaa kalifay ayaa la odhankaraa, dano gaara oo laga leeyahay, waliba dano Dhaqaale. Waxaana loo sibirsaarey in Talo soo jeedin ka timi, Hantidhowrka Guud iyo Xisaabiyaha guud oo…

Read More

Somaliland Offers U.S. Military Access to Port, Airfield as It Pushes for Nationhood

NAIROBI—Somaliland, a peaceful corner of violent Somalia, is offering the U.S. military use of a seaport and airfield overlooking strategic maritime routes in exchange for steps toward recognizing the region as a sovereign country. Hoping to capitalize on growing U.S. concern over Chinese expansionism in Africa, Somaliland President Muse Bihi Abdi is planning a March…

Read More

Somaliland oo Mareykanka dalab xasaasi ah u gudbisay, iyo saameynta hab dhaqanka Muuse Biixi

Washington(qurbejoog.com) Xukkumada Somaliland ayaa xiriir ay la sameysa Mareykanka ku sheegaty in degaankeeda stratiga ah ee bad iyo beriba ah dooneyso in ay ku bedelato gacan qabad, sidaa waxa qoray jariirada The Wall Street Journal. Jariirada ayaa intaa ku dartay in dalabkan u danbeeyay uu ku soo beegmayo xili ay sare u sii kaceyso isbalaarinta…

Read More

AMISOM oo shicib ku laayay Qoryooley

Qoryooleey (qurbejoog.com) – Wararka aanu ka heleyno magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Africa ee halkaa ka hawlgala ay dad shicib ah halkaa ku laayeen xalay. Ciidamada ayaa la sheegay in ay xalay salaadii cishaha dabadeed ay bilaabeen in ay madaafiic culus ku gaaraacaan xaafada Hodan. Madaafiicda ayaa la xaqiiyay in…

Read More

Beesha Caalamka oo Madaxweyne Biixi ka dalbatay cadeynta kala horeynta Doorashooyinka sanadkan

Hargeysa (qurbejoog) – Xubno ka mid ah beesha caalamka oo dhawaan booqday magaalada Hargeysa ayaa ka dalbaday Madaxweyne Biixi in uu kala cadeeyo sida ay u kala horeeyaan doorashooyinka dalka. Xubnaha oo Somaliland ku amaanay doorashooyinka isku sidkanaa ee Baarlamaanka iyo Degaanada ayaa sheegay in Guddida doorashooyinka loo dabo fariisto mudeynta doorashooyinka dalka iyo kala…

Read More

XOG-Axsaabata Mucaaridka oo ka tabaabusheysanaya dhisida dawlad iyagu gaar u leeyihiin

Burco (qurbejoog)- wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in axsaabta mucaaridka ay halkaa ka wadaan dhaqdhaqaaqyo looga arinsanayo xaalada dalka, khaasatan damaca Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku doonayo in xisbiyada niaam sharciga baalmarsan u burburiyo isla markaana uu mudada ku kororsado. Wararku waxa ay sheegayaan in Mucaaridku ay isu diyaarinayaan sidii arinkaa…

Read More

Madaxda sare ee Wasaaradda Maaliyadda oo aan Wax Talaabo ah ka qaadin Mas’uuliyiinta Kastamka Berbera

Hargaysa ( SDN) Gudi khaas ah oo loo xilsaaray ka soo Jawaabida Koonteenar Siday ( 113000-Kun Oo Mobile ) Oo Qaab Musuq Maasuq loogu cashuuray inuu sido 60 Kiish oo Sonkor ah ayaa Natiijadda baadhistoodii ku celiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda. Sida ay sheegayaan Xogo arrintan la xidhiidha Guddidan ayaa…

Read More

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada oo Fashiliyey Koonteenar Qaab Musuq maasuq ah ay u Cashuureen Maamulka Kastamka Berbera

Hargaysa SDN):- Kastamka Cashuuraha ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhacday dhacdo la yaab leh oo Maamulka Kastamka Berbera ay sifo khaldan oo baal marsan nidaamka Cashuuraha ku Cashuureen Koonteenar ay ka buuxeen Xadi aad u badan oo Mobilo ah Iyagoo Juwanka Cashuur shubista ugu jaray in…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Digay Ciidan Ay Samaysanayaan Dalalka IGAD, Soomaaliya Na Ku Eedeeyey Inay Baayacayaan Badda Somaliland Kana Hadlay Aragtidiisa ku aadan dacwada Ganacsade Axmed Cismaan Geelle DAAWO

Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya doonayso inay iibiso badda Somaliland, waxaanu tallaabadaasi ku eedeedeeyey dayacaad ka timid Arrimihii dibada ee Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Inj Faysal Cali Waraabe oo shalay u warramayey HCTV, ayaa ugu horreyn ka digay ciidan badda ah oo…

Read More

Dhismaha Warshadda Daqiiqda ee Magaaladda Berbera Oo Soo Gaadhay Marxaladii Geba Gebada & Warbixin laga Diyaariyey DAAWO

Hargaysa 27. March 2019 (SDN/QJ):- Wershada Daqiiqda ee Magaaladda Berbera ayaa Maraysa Heer gebo gebo ah,Waxaana la filayaa inay meesha ka saari doonto daqiiqda dalka dibadiisa la inooga soo waarido.   Hadaba Waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixintan oo uu ka diyaariyey Weriye Cali Axmed Cawaale Caano dhame ee Daawasho wacan.

Read More