Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadlay isku day dil oo uu ka badbaaday Iyo Dhaawac soo Gaadhay DAAWO
Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Horumarinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faah-faahin ka bixiyay dhaawac ka soo gaadhay Xabbad uu ku furay Askari Kabtan ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka. Agaasime Xergeeye oo sida uu sheegay ay rasaastu kaga dhacday labada bowdyo oo uu xusay in dhaawac fudud ama…
