Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Somaliland oo ka Hadlay Qabsoomidii Doorashadii Madaxtooyadda Somaliland Baaqna u Diray Ciidamadda amaanka Somaliland!!
Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Komishan kaxuquuqda aadamaha qaranku isagoo kaduulay waajibaadkiisa shaqo ee ku xusan xeerka komishanka xuquuqda aadamaha qaranka xeer lam.39/2010 wuxuu sidhaw ulasocoday marxaladihii ay soo martay doorashadda Madaxtooyada lagasoo bilaabo diwaangalintii, kaadh qaybintii, ololihii iyo maalintiidoorshadba. Komishanku wuxuu bogaadinay dadweynaha Somaliland, komishanka doorashooyinka qaranka, sadexda xisbiqaran iyo ciidamada kala duwaneena badgalayda sidii…
