Magaalo Xeebeedka Berbera: Kuleylka Xagaaga & Hanfiga Dabaysha oo Heer Adag Maraya iyo Biyo La’aan Soo Wajahday Bulshada

Berbera 23. July 2017 (SDN/QJ):- Magaalo-Xeebeedda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, ayaa Maalmihii u dambeeyy Cimilada Xilliga Xagaaga ee lagu guda-jiro Xaraaradda Kuleylku gaadhey meel adag, iyadoo Kuleylka sii siyaadisey Dabeysha Hanfiga ah oo maamihan si is-daba-joog ah u socotey. Waxaanu Qiyaasta Kulaylku gaadhay 43. Waxaanay marxaladani kusoo Beegantey Biyo la,aan heerkii ugu ba.anaa ah…

Read More

Dood Cilmiyeedka Horumarinta Kubada Cagta Afrika oo La soo Gebagebeeyey & Nuxurka Natiijada ka soo Baxday

Maroko 23. July 2017 (SDN/QJ):- Xidhiidhka kubada cagta ee Afrika ayaa  Sharaxay Hindisaha cusub ee 24-ka Wadan oo isugu Iman kara tartanka kama dambaysta ah ee kubada cagta .   Gudoomiyaha gudiga qabanqaabada koobka kubadda cagta ee Afrika Amaju Pinnick ayaa maalintii shalay  sababta loo balaadhinayo ka qaybgalayaasha koobka muhiimka ah ee xulalka kubada cagta…

Read More

Dadka Sharciga Ku Jooga Boqortooyadda Sucuudiga ee Ka Ganacsada Kana Shaqaysta oo Markii Kowaad Lagu Soo Rogay  Cashuur ka Duwan tii ay Bixin Jireen,Cabashada Shaqeeyeyaasha oo Sheegay in Lacagtu ku badan tahay

Jidaha 23. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay canshuuro yaab leh ku soo rogtay dad ajnabiga ah ee ka shaqeysta dalkaas, kuwaasoo heysta sharciga degenaanshaha ama Iqaamada. Laga bilaabo bishan July qof walba oo sacuudiga degganaasho sharci ah Ku jooga boqortooyada waxay ku soo dallaceyaa RS-100 oo u dhiganta $26 dollar oo…

Read More

Mid Ka Mid ah Amiirada Boqortooyada Sucuudiga oo Xabsiga Loo Taxaabay Kadib Markii uu Sameeyay Ficilo Guracan SAWIRO

Riyadh 23. July 2017 (SDN/QJ):- Booliska Sucuudiga ayaa soo qabtay amiir ka tirsan qoyska Boqortooyada dalkaas, kadib markii uu tacaddi u gaystay tiro dad shacab ah. Boqorka Sacuudiga Salmaan, ayaa amray in in deg-deg loo soo qabto amiir Saud bin Cabddul-Casiis, ka dib markii baraha bulshada lagu baahiyay muuqaal muujinaya falka uu ku kacay.  …

Read More

Boqortooyadda Sucuudiga Oo Ka Xanaaqday Gabadh Dhallinyaro Ah Oo Sawirro Muran Badan Dhaliyey Ku Baahisay Baraha Bulshada!!

Riyadh 23. July 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo waddanka Sucuudi Carabiya dhaqanka diinta iyo shareecadu aad uga hawl galo xukuumadduna aanay ogolayn in haweenku sawirro qaawan iska qaadaan sidoo kalena ay suuqyada ku maraan dhar gaagaaban ayaa waxa dawladda Sucuudi Carabiya ka cadhaysiisay haweenay dhallinyaro ah oo inta ay sawirro fool xun iska qaaday ku baahisay…

Read More

Haweenay Haatan Da’deedu Marayso 86 Jir oo Looga Taag Waayay Falal Tuugo-nimo oo ay soo Waday Mudo 63 Sano ah & Astaan Lagu Garto!!!

Washington 23. July 2017 (SDN/QJ):- Haweeney 86 sano jir ah oo ku caanbaxday xatooyada waxyaabaha dumarku xidhaan ee sida dahabka oo kale ayaa markale loo maxkamadeeyay xatooyo. Haweenaydan oo lagu magacaabo Doris Payne ayaa sida la sheegay ku hawlanayd xatooyadu tan iyo sanadihii kontomaadkii, waxaana haatan lagu sii daayay dammaanad. Waxaa lugta uga xidhnaa qalab…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday Go’aan kasoo baxay Maxkamada sare ee dalka Somalia

Muqdisho 23. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa si weyn uga dooday go’aan dhawaan kasoo baxay Maxkamada sare ee dalka oo lagu amray in dib loogu noqdo doorashada 8-dii kursi ee muranka ka taagnaa . Kulanka Baarlamaanka ayaa looga dooday go’aanka kasoo baxay Maxkamada…

Read More

Funaanado Uu Ku Sawirnaa Madaxweyne Waddanka Yugandha Oo La Gubay Xubno Mucaarid ah Iyo Dadkii Gubay Oo La Qabqabtay

Kampala 23. July 2017 (SDN/QJ):- Waxa warbaahinta si weyn loogu qaadaa dhigay dad mudaharaadayaal ah oo sawirro uu ku sawiran yahay Madaxweynaha dalkoodu inta ay safaf soo galeen gubaya kuwaasi oo markii dambe booliska ammaanku ay kala direen oo dadkii garamaantaasi gubayay midmid u qabqabtay oo xabsiyada ku guray. Sida uu ku soo warramayo wargeyska Daily…

Read More

Heesta Cusub ee Afkaygoow Qolo Ma Tihid oo Dareen Suugaaneed Ku Midaysay Shantii Soomaaliyeed ee Gumaystuhu Kala Qoqobay,Balse Ma Dawayn Doontoo Nabarada Qoomiyadaas kala Gaadhay Warbixin DAAWO

Hargaysa 23. July 2017 (SDN/QJ):- Hal-abuurka Dhalinyarada ah ee Reer Hargeysa Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani) oo ka tirsan Bahda Fanka ee Xiddigaha Geeska, ayaa ku guulaystay inuu noqdo Abwaankii ugu horreeyey ee Hees u sameeya Afka Hooyo ama Luuqadda Soomaaliga, taas oo ah Heestii koowaad ee inta la hayo ama la ogyahay mid ka mid…

Read More

Sheekh Caan ah oo Fadwo Diimeed Ku Baneeyay in Haweenku Garaaci karaan Ragood Khamriyo Cabka ah Iyo Dood ay ka dhalisay dalalka Carbeed!!

Hargaysa 23. July 2017 (SDN/QJ):- Fatwo ay baahisay mid ka mid ah idaacadaha ka hawl gala waddanka Morocco ee Woqooyiga Afrika ayaa dhalisay doodo iyo hadal hayn badan kadib markii Sheekh Caan ah oo lagu magacaabo Mukhtaar Muxsin oo dalkaasi laga yaqaanaa uu barnaamij dhinaca qoyska ah ka sii daayay Fatwo uu sheegay in ay…

Read More

Raysal Wasaaraha Dalka Australiya oo Dawlada Maraykanka Ka Sugaysa inay Jawaab Maangal ah ka siiyaan Dil uu Mid ka Mid ah Askarta Maraykanku u Gaystay Gabadh Australiyaan ah!!!

Australiya 23. July 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisalwasaaraha Australiya ayaa sheegay in uu jawaabo ka dalban doono dalka Maraykanka si wax looga ogaado dilka aan faahfaahinta badan laga haynin ee askariga Maraykanka ah uu u gaystay gabadh Australiyaan ah. Justine Damond oo asal ahaan ka soo jeedda magaalada Sydney ayaa lagu dilay magaalada Minneapolis ka dib markii…

Read More

Maxaad kala Socotaa Magaaladda Ku Taala Dalka Kanada ee Diiday in Muslimiintu Samaystaan Xabaalo/Qabuuro u Gaar ah?

Saint-Apollinaire 23. July 2017 (SDN/QJ):- Magaalo ku taalla dalka kanada ayaa diiday qorshe lagu doonayay in ay qubuuro  ka sameystaan Muslimiinta magaaladaasi. Afti ayaa laga qaaday dadweynaha magaalada Saint-Apollinaire, oo ay ku nool yihiin 5,000 oo qof. Sharciyada ka jira gobolkaasi dartood, 49 qof oo kali ah ayaa xaq u lahayd inay u codeeyaan aftida,…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Cayintay Xiliga La Furayo Dhoofka Xoolaha Somaliland Iyadoo eedaymo u Jeedisay Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in dalka Imaaraadka Carabtu uu ogolaaday inay Somaliland ka iibsato xoolaha nool iyada oo si toos ah loo gaynaayo suuqyada xoolaha ee Imaaraadka. Waxa uu wasiirku sida oo kale ka hadlay xoolaha Somaliland ee Sucuudigu uu haatan fasaxay iyo dhibaatada ka soo gaadhay…

Read More

Daabacaadii 3aad ee Buugga Diiwaanka Maansada Timacadde oo Lagu Soo Bandhigay Hargeysa & Qoraa Boobe Yuusuf oo Ka Sheekeeyey Taariikhdii Abwaan Timacade DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):- Xaflad ballaadhan oo lagu soo bandhigaayey buugga Diiwaanka Maansada Timacadde oo lagu soo ururiyey Maansooyinkii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Suldaan Timacade, ayaa habeenkii xalay lagu qabtay hotel Maansoor ee Hargeysa. Xafladdan oo ahayd mid lagu daah-furaayey buuggaasi, ayaa wax aka soo qeyb-galay qoraaga buuga Muj.Boobe Yuusuf Ducaale, madax…

Read More

19 Qof oo Dhaawacmay iyo Hal Qof oo Ku Dhintay Qarax Miino oo ka dhacay Deegaanka Adhi cadeeye ee Gobolka Sool DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):- Hal qof ayaa ku dhintay 19-kalena waxaa soo gaadhay dhaawac kadib markii deegaanka goob ay degan yihiin dad barakacayaal ah oo ku taala degmada Adhi-cadeeye ee gobolka Sool ay halkaasi kula qaraxday miino, sida ay warbaahinta u cadeeyeen taliyaha qaybta ciidanka booliska ee Laascaanood gaashaanle dhexe Ibraahim Jaamac iyo dadweynaha…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo Ka Hadlay Shaqaaqada ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Dararweyne, Heerka Khasaaruhu Gaadhsiisan Yahay Isagoo Baaq u diray Beelaha Dagaalamay Iyo Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):- Golaha guurtida JSL ayaa fadhigoodii maanta waxa ay baaq nabadeed ugu direen labada beelood ee walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Dararweyne ee degmada Ceel-afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag. https://www.youtube.com/watch?v=asqJHvxOZYw

Read More

Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Si adag uga hadlay Colaada Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag & Baaq Nabadeed oo uu Diray DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):-Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Ka Mid ah Madax dhaqameedka waaweyn ee Somaliland ayaa Maanta ka hadlay Colaad ka soo Cusboonaatay Deegaanka Degmada Dararweyne ee Degmada Ceel Afweyne ee Gobolka Sanaag Taas oo u dhaxaysa Laba ardaa oo Walaalo ah oo halkaasi wada dega Isla markaana ay ka dhasheen…

Read More

Dawlada Denmark oo Doorashadda Madaxtooyo ee Somaliland Ku Sifaysay Mid lagu Tijaabinayo Dimuquraadiyada Somaliland

Nairobi 22. July 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Denmark oo ka mid ah dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland iyo weliba sanduuqa SDF ayaa sheegtay in doorashada madaxtooyada ee soo socotaa ay marag run ah u noqon doonto horumarka geedi socodka dimuqraadiyadeed ee Somaliland. Safiirka Denmark u qaabilsan Kenya iyo Soomaalida danjire Mette Knudsen oo toddobaadkan dhammaaday safar ku…

Read More

Saddexda Xisbi Qaran oo Si Wada jir ah Baaq Nabadeed Ugu Diray Beelaha Walaalaha ah ee Ku Dagaallamay Deegaanka Darar-weyne

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):-Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa si wada jir ah ugu baaqay in degdeg loo joojiyo colaadda beelaha walaalaha ku dhex maraysa deegaannada Darar-weyne iyo Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag. Baaqan wada-jirka ah ee ay hoggaamiyayaashu shacabka walaalaha ah ku dhiirrigeliyeen inay ka waantoobaan colaadda iyo nacaybka, waxa…

Read More