Maamul Goboleedyo Si Wadajir Ah Uga Soo Horjeestay Talaabo Ay Qaaday Dowlada Somalia (Akhriso)
Juba Land 26. July 2017 (SDN/QJ):-Sadexdda dowlad goboleed ee kala ah Jubballand, Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si wadajir ah waxay u cadeeyeen inuu fashil ku dhamaaday Shir Kismaayo uga socday Madaxda Wasaaradda Boostada isgaarsiinta Soomaaliya iyo Wasaaradaha dhigeeda ah ee maamul goboleedyadan. Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen ayey ku sheegeen in…
