Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Puntland Oo Kumanaan Neef Ku Muddey Daawooyin Dhacay
Garowe 21. February 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa waajahaysa Fadeexad iyo Cambaareyn, ka dib markii ay qaadday olole ay ku tallaashay Xoolaha, iyadoo Daawooyinka ay Xoolaha ku Tallaashay isla-markaana u qaybisay Xoolo-dhaqatadu dhaafeen wakhtigii loogu talo-galay in la isticmaalo. Wasaaradda ayaa Ololahan oo bilaabmay bishii January ee Sannadkan ku tallaashay kumanaan neef…
