‘’Xisbinimada UCID ayaa aniga igala muhiimsan xil aan ka qabto ama aanan ka qaban labadana waxan jecelahay in aanan ka qaban ee cid igaga fiican loo dhiibo aniguna aan kula shaqeeyo’’ Fariinta Cali Guray
Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Mudane Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa u soo Jeediyey Dhinacyada Khilaafka Xisbiga Ucid u dhexeeyay ee Shalay Go’aanka laga soo Saaray inay ka faa’iidaystaan Wakhtiga Kooban ee ay Haystaan Isla markaana dhinca kastaa Waajibkiisa ka guto Mudada uu haysto. Qoraal Xalay Niskii danbe uu Cali Guray ku baahiyey Degelka uu…
