Dawladda Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Saannada Millateri Ee Ay Masar U Gacan Gelisay Maamulka Soomaaliya
Hargaysa 25.July 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland ayaa ka digtay cidhib xumada ka dhalan doonta hubka iyo saannada dagaal ee ay Masar ugu deeqday maamulka taagta daran ee Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa dawladda Masar eedeeyay in aanay u gudin Somaliland abaalkii ay u gashay markii uu ku socday dagaalkii ay Israa’iil…
