Dowladda China Oo $10 Milyan Ku Bixinaysa Gurmadka Abaaraha Ka Jira Soomaaliya iyo Itoobiya
Hargeysa (QJ/SDN) – Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaadhaya 10 Milyan oo dollar ay ku bixineyso wax ka qabashada xaaladaha abaareed ee ka jira Soomaaliya iyo Ethiopia. Dowladda China ayaa lacagtaasi u marsiineysa labada dowladood barnaamijka horumarinta cuntada adduunka, sida laga soo xigtay Wasiirka Ganacsiga China. Sideed…
