Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Thousands flee isolated Eritrea to escape life of conscription and poverty
ASMARA, Eritrea—On a cool March evening soon after his 16th birthday, Binyam Abraham waited until his mother and young siblings were sleeping and slipped away to begin the long trek toward Eritrea’s southern border. With his father trapped in open-ended military service that would soon snare him, too, Binyam walked for 19 hours without food…
Somaliland: Young Talented Photographer of the year
Isak amin who display a stunning amount of talent and creativity on his way to having a successful career in photography a fact which shows in his ability to capture a story in one photograph. Isak’s work is often meant to make a strong emotional connection with the viewer he begun this career for the last 2 years and…
{DHEGEYSO}Fanaanka Sir Maxamuud Cumar oo ka hadlay xadhiga Ganacsade Cumar Ceydiid”Goobtu waa Gollihii Fanka Parking ma laheyn, Suldaana meel ugama Banaana”
London Feb 05,2016(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee Sir Maxamuud Cumar ayaa ka waramy muranka xariga sababay ee ka taagan dhismaha Gollihii Murtida iyo mededaalada ee Hargeysa. Xiisadaa ayaa sababtay xadhiga Ganacsade Cumar Ceydiid oo dawladii Madaxweyne Daahair Riyaale ay qandaaraas ku siisay dhismaha Teaterkii Hargeysa. HALKAN HOOSE UGA BOGO WAREYSIGA FANAAN SIR MAXAMUUD CUMAR OO KA…
Taliyihii Saldhiga Booliska Ibrahim Koodbuur Oo Booqashadii Cirro Ee Shalay Shaqadiisii Looga Eryay
Hargeysa — Taliyihii ciidamada Booliska ee saldhiga Ibraahim Koodbuur ayaa shaqadii laga caydhiyay, ka dib markii uu shalay saldhigaasi ku booqday guddoomiye Cabdirxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ganacsade Cumar Caydiid oo halkaas ku xidhan. Ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxay dhinaca Taliska Ciidamada Booliska, hasayeeshee warar xog-ogaal ah oo ay heshay shabakada wararka ee…
“Cali Waran-cadde iyo Gaafoow waan Canbaareenayaa, Passportka Soomaaliyeedna waa Hanti Soomaaliyeed,.” Boqor Buurmadow
DUBAI — Boqor Buur Madow Oo Raali Galin Ka Bixiyey Hadalo Kasoo Yeeray Cali Warancade Iyo arrimo kale . Hoos Ka Daawo https://www.youtube.com/watch?v=9DAsV4S6hfU
War Deg Deg Ah: Al-Shabaab oo Goordhaweyd la wareegtay gacan ku haynta Magaalada Marka
Marka — Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in goordhaw magaaladaasi ay gudaha u galeen lana wareegeen qeybo kamid ah Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab. Ciidamada AMISOM ,kuwa Dowlada Soomaaliya iyo Maleeshiyo beeleed magaalada Markaku sugnaa ayaa isaga baxay , waxaana hada qeybo kamid ah maagaalada lagu arkayaa dagalayahano wajiyada…
DHAGEYSO: Ciidanka Millatariga Dalka Suudaan Oo Toogtay Dhalinyaro Tahriibayaal Soomaali Ah
Khartoum — Ugu yaraan hal ruux ayaa geeriyooday lix kalana way dhaawacmeen kaddib markii ciidanka millatariga dalka Suudaan ay rasaas ku fureen gaadhi maraayay xuduudka Suudaan la leedahay dalka Itoobiya kaas oo ay saarnaayeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahayd. Mahad Ibraahim Yuusuf oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan wax ka barata ayaa…
Goobjooge ka Sheekeyay Wixii ka dhacay Gudaha Dayuurada Daallo Kadib Markii iyadoo Hawada ku Jirta uu Qarax ka dhacay Iyo Sidii ay dadku Noqdeen DAAWO.
Muqdisho 5. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa marba marka Ka danbaysa isa soo taraya Xogaha laga helayo Qaraxii ka dhex dhacay Diyaarad ay leedahay Shirkadda Daallo oo Xili ay ka kacday Garoonka Magaaladda Muqdisho ee Aadan Cade uu Qarax ka dhex dhacay iyadoo ku sii Jeeda Dalka Jabuuti. Wargeyska Maalinlaha ee Daily Blic ee ka soo baxa caasimadda…
Magacyada 22 Sarkaal 0o Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Dallacsiiyey
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Munaasibadii 22 Guurada ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka oo lagu qabtay Fadhiisinka Aaga bari ee Oog Wuxuu ku dalacsiiyay 22 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka,kuwaas oo la gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle ilaa sareeye guuto. Waxaanay Magacyadani U dhignaayeen sida tana No Magaca Darajadii hore…
“Cali Warancade Ilmo yar oo toban jira ayaa ka caqli badan, umadii Soomaaliyeed ayuu inagu diray, Gaafow baana Run Sheegaya Marka aan Cali Warancade Aqaan,ee Madaxweyne Xilka ka Qaad ” Muj. Cali Gurey DAAWO
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa wasiirka Arrimaha gudaha somaliland Cali Warancade ku eedeeyay maamul Xumo iyo Lacag jaceyl uu la dhex joogo dalka. Mujaahid Cali Gurey Waxaa uu Wasiirka ku tilmaamay shaqsi kasoo horjeeda horumarka Somaliland isagoo sidoo kalena sheegay inuu Cali Warancade…
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Wada Hadal u Socdo iyaga iyo Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka Kulmiye & Wasiirkii Hore ee Cadaaladda oo beeniyey DAAWO
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE, ayaa sheegay inay Wada hadallo kula jiraan Isbaheysiga Musharraxiintii KULMIYE ee ka cadhooday Shirkii Golaha dhexe ee Musharraxa Madaxweynaha loogu doortay Muuse Biixi Cabdi. Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay inay Wada hadallo u socdaan Isbahaysiga Musharraxiintii KULMIYE oo ay ka mid yihiin Xildhibaan…
Xogo Iftiimiyey sababaha Madaxweyne-xigeen Somaliland uga Cudur-Daartay faragelinta uu ku sameeyo Xadhigga Ganacsade Cumar Caydiid
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweyne-xigeenka Somaliland ayaa la sheegay inuu ka cudur-daartay faragelinta xadhiga ganacsade Cumar Caydiid Axmed, isla markaana Xukuumadda dalka Jabuuti ayaa la filayaa inay maanta faahfaahin ka bixiso mowqifkeeda xadhigan. Xogo wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay ka helay ilo ku dhow-dhow qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in Md. Cabdiraxmaan…
Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Ku Sugan Magaaladda Berbera iyo Soo dhawaynta loo sameeyay DAAWO
Berbera, 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa ka soo Ambo baxay Magaaladda Burco,Waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera. Intii aanu Weftigu soo ambo bixin Magaaladda Burco Wuxuu Madaxweynuhu Xadhiga ka Jaray Wershad Cusub oo soo saari doonta Saabuunta adag oo ay leedahay Shirkada Ilays….
Dhacdo Naxdin Leh: Waddanka Yemen Iyo Hablo Soomaaliyeed oo Nolosho ku qasabtey inay Jidhkooda ka Ganacsadaan
Yemen 5. February,2016(SDN/QJ):– Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa baahisay Sawirro laga qaaday Hablo Soomaali ah oo ku Nool Dalka Yemen, gaar ahaan Magaalada Dekedda ah Basateen oo ku taalla Koonfurta Dalka Yemen, kuwaasi oo Wakaaladdu sheegtay in Xaaladda Nololeed ee ay ku jiraan ku qasab tahay inay Jidhkooda ka Ganacsadaan. Hablahan oo ka mid ah…
Mudaharaad gilgiley Degmada Saylac, Booliska oo Rasaas Nool Adeegsaday & baaq loo diray Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulka oo ka hadlay DHAGAYSO
Saylac, 5. February,2016(SDN/QJ):– Dadweyne u badan dhallinyaro, ayaa Shalay dibad-bax Rabshado wata ka dhigay Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Selel ee Somaliland. Dadka dibad-baxa dhigay oo ka soo horjeeda Maamulaha kastamka Saylac Mr. Faysal dheere, ayaa Taayiro ku gubay barxadda hore ee Xarunta Kastamka Saylac, waxayna isku dhaceen Dadkaasi Ciidammada Booliska ee ilaalada ka ah…
“Adduunyadda lama arag nin la doonayo in goobtii uu dhisay ee gawaadhidda la dhiganaayey ee parkingka inta lagu qabsaddo oo cid kale layska siiyo” Murashax Jamaal Cali Xuseen
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen,ayaa cambaareeyay xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid oo xukuumadu ku xidhay magaalada Hargaysa, islamarkaana xukuumada ugu baaqay ilaalinta xuquuqda muwaadinka,si deg deg ahna xoriyadiisii loogu soo celiyo ganacsade Cumar Caydiid,Hadaba Musharax Jmaal oo qoraal uu arintaa kaga hadlayo soo saaray waxaanu yidhi:- Sidaa waxa…
Maayarka Magaaladda Berbera oo ka hadlay Waxqabadkii u Hirgalay Golaha Deegaanka ee Berbera DAAWO
Berbera, 5. February,2016(SDN/QJ):– Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi-Shakuur Maxamud Xasan “Cidin” ayaa ka hadlay Waxqabadkii u qabsoomay Golaha Deegaanka ee Magaaladda Berbera ee uu Gudoomiyaha u yahay. https://www.youtube.com/watch?v=AjXmjp6ti0k&feature=youtu.be
Cusbitaalka Ugu Cimriga Dheer Geyiga Soomaalida Ee Lagu Xakameeyo Xannuunka Ku Badan Dalka Iyo Dalalka Saxaaraha Ka Hooseeya Oo Sanadkan Ku Guuleystay Inay Hoos U Dhigaan Fiditaankiisii
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Agaasimaha cisbitaalka qaaxada (TB-da) ee Magaalada Hargeysa Dr. Cismaan Cabdi Maygaag ayaa sheegay in hoos u dhac weyni ku yimi heerkii uu dalka Somaliland ka taagnaa xanuunka Qaaxada sanadkan dhamaaday.ee 2015-ka. Agaasimaha cisbitaalka qaaxaddu waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay warbaahinta qaranka, sidoo kalena waxa uu ka warbixiyay xaalada guud…
Gudoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sakada Somaliland oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda ugu Weyn ee Mucaawinadda Dalka Kuwait
Kuwait 5. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sakada ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Siciid Maxamed Faarax, ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Madaxweynaha hay’adda caalamiga ah ee AXYAA TURRAATH oo laga leeyahay dalka Kuwait oo uu socdaal shaqo ku joogo. Dr. Siciid oo safar shaqo ugu baxay waddamada Khaliijka Carabta, gaar ahaan dalalka Imaaraadka iyo Kuwait, waxa uu…
Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Shaaciyey Inay Qaadi-doonaan Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab
Kismaayo 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in ay isku diyaariyeen hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab, kaasoo dhawaan ay ku qaadayaan deegaannada ay ka maamulaan Gobollada Jubbooyinka. Axmed Madoobe ayaa intaa ku daray inay qorshahan muddo fog ka baaraan-dagayeen, isla markaana maalmaha soo aaddan la qaadi doonaan talaabooyinka Al-shabaab looga…
