Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Sheegay inay Maxkamadda Caalamiga ah u Gudbin doonaan Dacwad la Xidhiidha Aqoonsi raadinta Somaliland DAAWO
Addis Ababa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr:Sacad Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Addis ababa ee xarunta Ururka Midnimadda Africa ayaa ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid Tahay in Somaliland dhawaan u Gudbin doonto Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ Dacwad ku saabsan Qaddiyadda Aqoonsiga…
